GRANNY wrote:Udun, waxaan xasuusta bariga aad nooga sheekaysay inaad daaqaadaha dadka is qaba ka khaawisi jirtay markay shaqada qaranks ku jiraan.Waxba dadkan cusub wadaad ha isaga dhigin.Khasiisnimadaadi inaad so dhamaystey baan moodeyey laakin wali dhareerko wuu ka dareerya
Isqornimada intaad joojisid ee kolba laba qof wada hadleya isku do dhex tuuraysid, ee naag hoosteda waxa galay ka sheekeynaysid...orodow islaantadi irbada yar ee ka laalada ku so qalooci.
Boqol iyo laabtan goor baan ku sheegay aniga daacadada ha ila so doonan.Helwa helwa ayay kaaga dhagtey.nacal tula caleyk.
maca salaama.You got ur two min of attention.

no mercy what so ever

geg, adaa rabigaa rasaas ka baryee ku raaxayso raynka kaaraha sxb
