Members with best written Somali skills.
Moderator: Moderators
Re: Members with best written Somali skills.
Ramzy got the best arabic.
Re: Members with best written Somali skills.
Guban......Yaa akhi inta rajel miya al miya...
.
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Members with best written Somali skills.
BaastoUnit wrote:Sahan galbeed impersonation:
"Qolooyinka koonfur wa in ay Fahman wax la yidhaho-peaceful existence of different cultures<[diversity,democracy and the rule of law).kan dhaandhaanka ah la Dhaho Dr yalaxow.somaliland is a shinning beacon of democracy,and we achieved all of this by ourselves.southerners should respect us for welcoming them with open arms.i call that real somalinimo.
The weirdest part of sahans posts is how he adds brackets and braces like he is writting software program:
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Members with best written Somali skills.
HooBariiska wrote:how about the worst:
SahanGalbeed - Niqqa writes af boorash somali, gives me the biggest headache reading his stuff
Waad mahadsantihiin intiina ii codaysay.
Re: Members with best written Somali skills.
HooBariiska wrote:BaastoUnit wrote:Sahan galbeed impersonation:
"Qolooyinka koonfur wa in ay Fahman wax la yidhaho-peaceful existence of different cultures<[diversity,democracy and the rule of law).kan dhaandhaanka ah la Dhaho Dr yalaxow.somaliland is a shinning beacon of democracy,and we achieved all of this by ourselves.southerners should respect us for welcoming them with open arms.i call that real somalinimo.![]()
![]()
The weirdest part of sahans posts is how he adds brackets and braces like he is writting software program:
PS I like that thread where he is karbaashing that donkey, last night he put his head in this forum, but I chased him out
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Members with best written Somali skills.
theyuusuf143 wrote:HooBariiska wrote:how about the worst:
SahanGalbeed - Niqqa writes af boorash somali, gives me the biggest headache reading his stuff![]()
Me too.
Waad mahadsantihiin intiina ii codaysay.
Sahan afsomaliga si fiican ayuu u qori yaqaanaa laakiin qoraalka wuu kala googooyaa oo hakad badan ayuu geliyaa
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Members with best written Somali skills.
Akhristayaasha somalinet sahan waxay ka socodsanayaan inuu qaabkuu wax u qoro wax ka bedelo si aanay dadka indhaha iyo madaxu u xanuunin.
Cadaani90 ayaa isaguna afsomaliga si fiican u qora.
Cadaani90 ayaa isaguna afsomaliga si fiican u qora.
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Members with best written Somali skills.
Timro by far,plus she only writes in Somali which is to be admired.Like Guban I taught myself to read and write in af Somali so therefore I'm more likely to make mistakes.The worse written Somali to read belongs to hyper though.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Members with best written Somali skills.
WAAAAW, ilmaadeerayal aad iyo aad baad u mahadsantihiin.
Ma ihi takhasus ee waxaan isku taxalujiyaa inaan maalin walba sii hagaajiyo oo sii horumariyo afkayga somaliga.
Maasha Allah kuligiin waa fiican tihiin, kuwiina idinku is barayna af somaliga gacan baan idiin taagay Maasha Allah tabaaraka laah.
Halkaas ka sii wada dhamaantiin, dad baa ka faana afkooda lknse idinku rageedii iyo dumarkeedii baa wada tihiin.
Ma ihi takhasus ee waxaan isku taxalujiyaa inaan maalin walba sii hagaajiyo oo sii horumariyo afkayga somaliga.
Maasha Allah kuligiin waa fiican tihiin, kuwiina idinku is barayna af somaliga gacan baan idiin taagay Maasha Allah tabaaraka laah.
Halkaas ka sii wada dhamaantiin, dad baa ka faana afkooda lknse idinku rageedii iyo dumarkeedii baa wada tihiin.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Members with best written Somali skills.
Inaayah wrote:Magacii Ilaahey my Somali is superb aniga ba![]()
Xageed iga reebtay listka.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Members with best written Somali skills.
Yara kaftan bilaa turxaan ah Inaayah iyo HB way is yara gaad-gaadayan ma is tidhahdeen tolow mise waa aniga indhahayga lol mooji.
Re: Members with best written Somali skills.
Timiro- What does billa turxaan mean?Timiro1999 wrote:Yara kaftan bilaa turxaan ah Inaayah iyo HB way is yara gaad-gaadayan ma is tidhahdeen tolow mise waa aniga indhahayga lol mooji.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Members with best written Somali skills.
TimiroTimiro1999 wrote:WAAAAW, ilmaadeerayal aad iyo aad baad u mahadsantihiin.
Ma ihi takhasus ee waxaan isku taxalujiyaa inaan maalin walba sii hagaajiyo oo sii horumariyo afkayga somaliga.
Maasha Allah kuligiin waa fiican tihiin, kuwiina idinku is barayna af somaliga gacan baan idiin taagay Maasha Allah tabaaraka laah.
Halkaas ka sii wada dhamaantiin, dad baa ka faana afkooda lknse idinku rageedii iyo dumarkeedii baa wada tihiin.

- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Members with best written Somali skills.
Waxay weeyan aan xumaan looga jeedin iska kaftan weeyan.Inaayah wrote:Timiro- What does billa turxaan mean?Timiro1999 wrote:Yara kaftan bilaa turxaan ah Inaayah iyo HB way is yara gaad-gaadayan ma is tidhahdeen tolow mise waa aniga indhahayga lol mooji.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Members with best written Somali skills.
Anigaa hore isu idhi ma ku tidhaahdaa waad is caashaqdeen laakiin waan iska aamusay oo waxan is idhi armay inaayah qajishaa.somalinet weli layskuma guursane was inaynu inaayah iyo HB isku darno oo arooskooda ka qaybgalnoTimiro1999 wrote:Yara kaftan bilaa turxaan ah Inaayah iyo HB way is yara gaad-gaadayan ma is tidhahdeen tolow mise waa aniga indhahayga lol mooji.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 958 Views
-
Last post by GAMES
-
- 4 Replies
- 778 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 2 Replies
- 4847 Views
-
Last post by NGM
-
- 3 Replies
- 737 Views
-
Last post by Qumanyoo
-
- 32 Replies
- 3741 Views
-
Last post by Macaaney_1991
-
- 1 Replies
- 735 Views
-
Last post by Kukri
-
- 0 Replies
- 507 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 0 Replies
- 809 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 54 Replies
- 3705 Views
-
Last post by Shift
-
- 38 Replies
- 291 Views
-
Last post by Mondey