Page 3 of 7

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 1:06 pm
by MayDay777
Cabudwaaq baa ugu foolxun Absame kuye. :snoop:

Foolxumo mataabanin sujuu Cabudwaaq :blessed:

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 1:10 pm
by balwarama
war Xaliye bal wax iskula hadh nin dad yaqaana matihide waa runtii wiilka weyba adagtahay inaad aragto gabadh cabudwaaq ah oo quruxsanayn oon waliba aad uquruxbadnayn sidiisaba Ogaadeenka reer kenya generaly speaking qurux u badi degoodiga la daganina waa lamid reer hawiye sheegta oo lanooc ahiba ma uu jiro Xawaadlana kudhahoo

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 1:12 pm
by balwarama
adeer Somaliler Xaliye nin dal iyo dad yaqaan ah ma uu aha

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 1:32 pm
by MayDay777
balwarama wrote:adeer Somaliler Xaliye nin dal iyo dad yaqaan ah ma uu aha
Ileen ninku waxba ma ogo. nin wax garad baan uqaatey. waaban carooday markuu yidhi Cabudwaq baa ugu foolxun :)

Garissa town amaan geynaa :up:

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 1:55 pm
by xaliye123
Koley intaan arkay ee Caabduwaaquba waa in aad u yar reer maxame iyo ashantaalisna haba sheegin, lakin cabdale waan arkay in badan oo dhagaxbuur way imaanjireen baayacmushtarkoodu iyo ardayda jaamacda jigjiga dhigataba. Marka intaan arkay umbaan wax ka sheegay inay Dinka u ekaayen.

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 2:05 pm
by xaliye123
Cawlyahan iyo reer Cabdile ha simin, waxaa siman MZ iyo Cawl.
Talamoge iyo Muusena way simanyihiin ma garatay.

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 2:17 pm
by MayDay777
Haddee Cabdalla baa ugu weyn Talamugaha oo dhan. waxaan dagannahay Godey iyo ageheeda dhanka Ethiopia, Dhanka Somalia waxaan dagannahay Hosingow iyo Ras Kamboni waxa udhexeeyo Kismayo kudar. Kenya waxaan ka dagnaa Gariss Ijara Masalani Hulugho iyo dhul aad uweyn.

Cabdallaha aad buu uga badanyahay Tolomugaha kale. waxaa kale oo jira inuu Cabdallaha bacmushtarka kudheereyaa oo meel kaste waad ku arki. South Africa Cabdalla baa ubadan dhanka Absame.

Cabudwaaq ani waan arkey waayo Garissa baan in badan kunoolaa. dad foolxun maan arag :mrgreen: Gabdho cad cad oo af waamo kuhadlayo baan in badan wada sheekeysaney

reer Maxamed iyo Ashantalis waligeey meeynan isoo marin mana arag :|

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 2:25 pm
by MayDay777
Talomooge = Kablalax

Sinwaaq = Harti

Samawadal = Absame

Cabudwaaq = Majeerten

Ashantalis = Dhulbahante

Cabdalle = Ogaden

R. Maxamed = Jidwaaq

Sidaas beey ukala weyn yihiin. Ogaden Iyo Majeerteen beey kala yihiin Cabdalle Iyo Cabudwaaq

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 2:40 pm
by MayDay777
xaliye123 wrote:Cawlyahan iyo reer Cabdile ha simin, waxaa siman MZ iyo Cawl.
Talamoge iyo Muusena way simanyihiin ma garatay.
Sax Cawlyahan Iyo MZ baa siman Laakin yaw waaye Musahan aad sheegeysid agah.

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 2:44 pm
by xaliye123
Zubeer Baahale Muuse yuusuf
Cabdale Samawadal Talamoge Yuusuf

Sidaas ula qabso sxb.

Maantoodhan Nimnkii Suudanta u ekaa ha ii qurxin inaar.

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 2:56 pm
by MayDay777
Ameey naag Cabudwaaq kusoo diidey waxaad ucayneysid :lol:

Cabdille ueg Kikuyu waa hore baan arkay aniguba

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 3:08 pm
by xaliye123
War cabdile waxwalba waad ka heli qaar daxurka aan laga garanayn xiita waad ku arki.

Ma ogtahay in Reer Qaasinku nala dagi jirey berigii hore?

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 3:12 pm
by MayDay777
Waxaa walaalo ah Baahale Siciid Muuse Iyo Talamoge Siciid Muse.

Ashantalis Iyo Cabdalle waa walaalo. Waxaa dhalay Ibrahim Samawadal walalkiis na waa Maxamed Samawadal

Talomoge laamo badan buu leeyahay aan lasoo koobi Karin. Waan soo qori kulli ee II kaadiya.

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 3:18 pm
by MayDay777
xaliye123 wrote:War cabdile waxwalba waad ka heli qaar daxurka aan laga garanayn xiita waad ku arki.

Ma ogtahay in Reer Qaasinku nala dagi jirey berigii hore?
Reer Qasinkee??

Horta miyaadan Isxaaq eheen? Cabdille Iyo Talamuge Maxa kugu direy tolo markaad Suudan Iyo Kikuyu kusheegeysid

Re: Someone tell me, How did MZ get so big??

Posted: Fri May 13, 2016 3:21 pm
by xaliye123
Mooryanta idinku badan labadiina, lakin tolkay waa isugukay mid .
Haa inaar isahaaq baan ahay.