Page 3 of 5
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 5:56 am
by Timiro1999
MarsinQorahay wrote:Somaliland 3 city state will never seperate, infact edeb in aanu barno weeyan this idoor generation like the generation before.
We seriously need another 1988 on them wallahi, xeebta waa in aanu ku tuurna.
Shoot the in the middle of their eyes like morgan and ghaani used to do.
Waar ilayn kuwan doqoniimadu waa ka sal, 1988 dawladii Africa ugu quwada weynayd sawtii SNM foorarisay.
Maanta maxaad filan, hadaad far dhaqajisid waaba markii map ka aduunka lagaa masaxi lahaa.
Horta maxaa ka jira in afweyne OG ugu balan qaaday dhullka isaaqu dego.
Ilayn waa waxaad la muraara dilaacsan tihiin, haka werwerin weli doqon ma waaye aka OG ma waaye Hargeysa wuu ka furan yahaye.
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 6:06 am
by Timiro1999
somaliler wrote:Harti iyo waxaas iska daa. Reer Amadin alone can take on entire iidoor
and this Awrastale Xabashi pet doesn't know
Kenya belongs to Ogaden.

we even have colonies and farmlands throughout the country. My post about reer Isaaq colonizing Namanga proves how wide spread we are.
plus, you know that we would be bitter too if we lived in a useless irrelevant triangle and saw others with an empire the same as Ogaden's

so it is understandable where the hate and envy comes from

Waar ma indhahaygaa mise waxaan arkay "Kenya belongs to Ogaden" nimankii sanka waaweynaa haydin maqlaan sida kaaraha ha idiin maraanane.
Waar dhadhaab markii la xidhay tolkaagi OG xagay qabteed.
OG weligood waa qaxoonti
Qosol baan dhiman gaadhay Ethiopia na Ogaden baa leh.
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 6:19 am
by MayDay777
Timiro1999 wrote:somaliler wrote:Harti iyo waxaas iska daa. Reer Amadin alone can take on entire iidoor
and this Awrastale Xabashi pet doesn't know
Kenya belongs to Ogaden.

we even have colonies and farmlands throughout the country. My post about reer Isaaq colonizing Namanga proves how wide spread we are.
plus, you know that we would be bitter too if we lived in a useless irrelevant triangle and saw others with an empire the same as Ogaden's

so it is understandable where the hate and envy comes from

Waar ma indhahaygaa mise waxaan arkay "Kenya belongs to Ogaden" nimankii sanka waaweynaa haydin maqlaan sida kaaraha ha idiin maraanane.
Waar dhadhaab markii la xidhay tolkaagi OG xagay qabteed.
OG weligood waa qaxoonti
Qosol baan dhiman gaadhay Ethiopia na Ogaden baa leh.
Hunno iska amus wax ma ogid. Hantida eey Ogadenka kuleeyihiin Kenya waligii Isaaq maba soo ag marin.
Qaxootinimo baad dad kuceyneysaa ee soo kii Isaaqu Jijiga kusoo qaxay markii wadankoodii lagasoo karbashey. bal fiiri abaal laantiina. Ogaden umbaa naisoo dhaweeywe oo qaxooti kunoqoteen dhulkiisa.
Dhadhaabna tolki joogey Dhulkoodi beey kulaabanayaa ileen Jubbaland annagaa katalinee.
Sidii Isaaqa anagu dee dhul 1 meter malihin ee wax Somali ah oo naga dhul weeyn majiro. dad baa Somalia Kenya iyo Ethiopia inoo joogo
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 6:25 am
by original dervish
Somaliland gaining recognition would be a disaster for all Somali's....even the iidoor themselves.
OG just need to keep doing what they're doing....building and developing.
They already have the most developed and prosperous Somali territories .

Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 6:28 am
by balwarama
aniga Ilaahay baa idiliyee Marsin iyo guhad oo kale Iidoorkaa iidhaama saa islaanimiyo waxunbayba xeerin. Horaa nin u yidhi Sarhaye nin dilahayaa ma xigo
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 6:50 am
by AwRastaale
Horta ninkan balwarama wan ku wareeray in the sense that he backs Khaatumo terrorists but otherwise he is a decent guy.
By decent I mean his knowledge is good unlike the other clowns and he seems to have travelled because he is very in touch with the reality.
Anigu wan tagay dhulkas wana aqaana. Ruunti wa dhul cabsi lagu nool yahay where cousins do not share any story because you don't know who will run to the true ruler.
Jajuusnimo oo keliya mahe xata some frame others. Waxa lays kaga ka dhiigaya nin kula siyasada lakin once you walk out they already reported to the Tigrai man.
Xata qurbaha wa lesku jajuusa.
Of coz Idoor ba ku dhaanta wayo you can sleep freely in any of their towns just like the Marehan ugaas said.
Even I couldn't wait to go back and leave the land of mistrust, fear and ignorance.
Balwarama you need to educate your fellow brothers.
They are lying to themselves.
Si fiican bad uu hadashay oo dacaada tasna wan ixtiirama. I don't dislike you guys.
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 7:02 am
by Timiro1999
Somaliler
Waar dee ka daa masaajidka ciyaarta, waa maxay wani Kenya ogaden baa leh, Ethiopia ogaden baa leh maalin dhaw USA ogaden baa leh baad odhan.
Ethiopia qaxoonti la adoonsado ayad tahay Kenya sidaa si leeg.
Kula yaabi maayo oo meel aad leedahay ma jirto isaaqana xaasid baad ku tahay.
Dhulkayagaad quudhi weyday afweyne bare ayaa kuugu balan qaaday saw maaha Dhulkayga
Isaaqu 3 sano ka yar ayuu qaxoonti ahaa, ogaadenkuna 150 sano weligood.
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 7:10 am
by balwarama
T/P
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 7:25 am
by MarsinQorahay
balwarama wrote:MarsinQorahay wrote:Somaliland 3 city state will never seperate, infact edeb in aanu barno weeyan this idoor generation like the generation before.
We seriously need another 1988 on them wallahi, xeebta waa in aanu ku tuurna.
Shoot the in the middle of their eyes like morgan and ghaani used to do.
adeer maxaad cid edeb uyeeli miskiin gudub lawayn yahay baa tahay Cabdi Iley baa kilil madaxweyne ka ah baa ku deeqday ood xaar la saydhaysaa
War ha nagu daacin kuma naqaan ee, qurbahaad raagtay oo aad sidii naagaha kolba qolo hoosta ugu gelaysa.
teeda kale sheegato inaad tahay waxaa cadeynaysa sidaad aniga iyo guhad aad sidii dhiiloyinka kolba luuq intaad gashid wax aanan jirin naga sheegaysid.
niicda nagala tag.
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 7:29 am
by MayDay777
Timiro1999 wrote:Somaliler
Waar dee ka daa masaajidka ciyaarta, waa maxay wani Kenya ogaden baa leh, Ethiopia ogaden baa leh maalin dhaw USA ogaden baa leh baad odhan.
Ethiopia qaxoonti la adoonsado ayad tahay Kenya sidaa si leeg.
Kula yaabi maayo oo meel aad leedahay ma jirto isaaqana xaasid baad ku tahay.
Dhulkayagaad quudhi weyday afweyne bare ayaa kuugu balan qaaday saw maaha Dhulkayga
Isaaqu 3 sano ka yar ayuu qaxoonti ahaa, ogaadenkuna 150 sano weligood.
150 qaxooti kulaha. Garissa, Godey, Dhagaxbuur, Jigjiga Qabri dahar Kismayo Wardher waa caasimado ee walgiin magaari kartaan?
Adoonsi maxaad kawadaa horta

Occupation = Slavery miyaa??
original dervish wrote:
They already have the most developed and prosperous Somali territories .

Ku cibraqaado yaa iidoor

Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 7:36 am
by MayDay777
ceeb. don't insult her
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 7:48 am
by balwarama
ma yeedhaan baa tahay anigu ubad boqortooyaan ahay UgaasMagan UgaasWarfaa-aar UgaasNuur-cubudhiye. War dee aniga ninkii idilaya intuu gaalo xoog moodo ima xigo. Ma taqanaa inta oday ee Cabdi Ilay Qabridahare dhexdeeda gacantiisa ku dilay isagoo cid kale adeegsanin? Maxaadse ka wadaan Garaad Kulmiyahan aad buunbuuninaysaan intaad Ugaaskii Ogaadeen bahdisheen?!
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 8:03 am
by MarsinQorahay
balwarama wrote:ma yeedhaan baa tahay anigu ubad boqortooyaan ahay UgaasMagan UgaasWarfaa-aar UgaasNuur-cubudhiye. War dee aniga ninkii idilaya intuu gaalo xoog moodo ima xigo. Ma taqanaa inta oday ee Cabdi Ilay Qabridahare dhexdeeda gacantiisa ku dilay isagoo cid kale adeegsanin? Maxaadse ka wadaan Garaad Kulmiyahan aad buunbuuninaysaan intaad Ugaaskii Ogaadeen bahdisheen?!
tiro wax maleh ee waa quality waxa loo baahanyahay, hada markaad leedahay boqortooyan ahay iyo ugasmagan- ugas warfey iyo qudhun ii tirtirinaysid wax alaale iyo wax ay ku fiicanyihiin majirto, runtaan ku sheegaya. 20 sano ee u dambaysay ama kasoo qaad ilaa iyo ay ONLFta hubka qaateen bal ii sheeg hal nin oo nacfii leh oo reer warfaa ahaa oo muuqday siraad doolaal mooye cid kale ii sheeg ileen landheere ayaad isku sheegaysa ee, ONLF hogaanka waxaa hayay admiral mohamed omar osman waa nin reer isaaq ah, kuxigeenkiisa Mohamed Macalin ismacil, nin reer cali yusuf ah weeyan, siraad dolaal aleh ha u naxariiste uumba ahaa nin reer warfaa ah, UWSLF, waxaa hogaaminayey ugaas nuur.
jubboyinka xasan turki oo argagixis ahaa ayaad hayseen.

halganka lagu jiray oo aad hada la or ordaysid wax nacfi leh ma aydaan kasoo qaadan.
Beenale beenale dhalay baatahay, goormu cabdi iley oday ku laayey qabri dahar dhexdeeda?
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 8:13 am
by balwarama
ma yeedhaan Maxaadroobaa tahay aniyo adigu dad murmi karaba ma nihin. Ilyaas Maxamuud Doolaal iyo Nadiir malaha fataatiir bay ahaayeen markeedaadse ka Jawaabi doontaan! Axmed Madoobe ma ayeydaa baa dhashay muuna nin reer Warfaa ah oo reer Xirsi Cilmi ah ahayn
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 8:18 am
by MayDay777
Warfaa are the royals of Ogaden.

until Ugas Nuur they produced the Boqor of all Ogaden.
whoever insults them has insulted all of us
