Dhiimo Ciise.Khalid Ali wrote:Thats nonsense ina cabdlla xassan sawki laha
Hadaan waayay calan leey nashiro tan iyo Nairobi, Miyaan waayay maamuus janniyo daalac iyo naasil, Hadaan waayay ciidoon naqliyo inaan nugaal daaqo,. Maxa baas eeh Nairobi ka yaala ma Somali ba nairobi lahayd. there was no national agenda no state called Somalia or Somaliland they were fighting for they did not even call them selves darawiish al Soomaliyuun the name they used was darawiish al saalixihya. Their political figure head was Maxammad ibn salax. the same way alqeada pledged allegiance to bin laden and zawahiri or baqdadi ISIS. They killed other Muslims looted them they both did that they both did Takfiri gaalaynta dadka islaamka in order to win and gain more supporters. they did stoning Xplaya knows the stories of the stoning which happened to talleex naagti dhulbahante gacaladeedi u guuxasey oo darawiishtu dhiileysi ku dileen. So tell us how they are different from the other islamist groupins ansaru diin in mali Alshabab in Somalia ISIS in iraq and Syria.
An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
Moderator: Moderators
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
fiiri Gubanta uu sheegaya ma tan ka yaree waalani wataa? War reerkanaga iyo Sayidku waxay isugu dhaceen bahashan Ugaasnimada aad baanu u ilaashan jiray. Waana ku dili jiray,ciddii nagu hunguriyeysa. Markii haddaba nin Ogaadeen ah oo madax baan ahay leh, hub iyo ciidana wata noo yimid,anaku waxaanu isku dhufasanay inuu bahasha Saldanadda ah duulaan ku yahay!
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
The records is full of Ogaden massacre , looting and such by the Dervish. markaas waxan la xusayo waamaxay. sheekadiinu waxa weeye Isaaq uun baanu ku xumaynaynaa , ee Daraawiish daarood jecel ma jiro.
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
war dee Nairobi agteeda Ogaadeen ba deganaa oo hadda un dib looga soo riixay. Meel u dhow baa degaan Soomaaliyeed ahayd.idinka unbaa Burco ku oodane, anagu degaanka Soomaalida waa horaan fidinay! Warqadda ina Cabdulle xasan u dirayo Turkiga waata uu leeyahay waxaan ahay hogaamiyaha Soomaalida Galbeed iyo Waqooyi
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
loool Nairobi iyo Somali, waar ninku miyuu waalanyay , Nairobi wax soomaali ah oo waagaas daganaa aan ahayn Isaaq meesha askarnimo ku yimi iyo xoogaa la socday Lord Delmer oo ahaa ninkii asaasay magaaladaba mooyaane cid kale maba joogin.
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
war ninyohow dhagayso Delmer soo Dalamiya ma aha ninka Soomaalidu u taqaano?
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
ninkaa gabay Qamaan Bulxan tiriyo buu ku jiraayee, ma marbuu Berbera yimid!
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
sheekada Douglas Jardine iyo Cabdulaahi Madar waa enemy account not credible at all. Rather pure black propaganda and smearing the good name of the Leader.
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
Of course qof European ah oo Somaliland yimi berbera waa soo maray'. Delmere wuxu ka ugaadhsan jiray degaanka ciidagalaa 1894-1896, rag badan oo ciidogale ahna waa sheegay sida sultan Diiriye, gabayaagi xuseen xasan ninkii la odhan jiray Caashuur ee gabayga cabdi hure ogaden ka u tiriyey ku jira:
Caashuur iyo miyaa loo waayey ciidama u hiisha.
Waanu soo ciyaar bogi sidii Caabi Duulane.
Marku Nairobi u socday ayaa ragaas qaar u raaceen Kenya oo gabayada xuseen xasan by ku jirtaa.
Donaldson Smith laftiisa oo dhulka ogaadeen maray oo u la socoday sallaan carrabey na waa maray dhulkaas 1896. Labadaas ayaa laysku qaldaa oo ninka diiwaanka sallaan qoray ee shaacir oo aan maqal Donaldson ayaa tuduca gabay salaan ku daray:
Sedo kama helin Dalamiyii saaqidka ahaaye.
Ee asalku waa:
Sedo kama helin Donaladkii saaqidka ahaaye.
Markaas qamaan laftiisu wuxu u badanyayey Donaldson.
Caashuur iyo miyaa loo waayey ciidama u hiisha.
Waanu soo ciyaar bogi sidii Caabi Duulane.
Marku Nairobi u socday ayaa ragaas qaar u raaceen Kenya oo gabayada xuseen xasan by ku jirtaa.
Donaldson Smith laftiisa oo dhulka ogaadeen maray oo u la socoday sallaan carrabey na waa maray dhulkaas 1896. Labadaas ayaa laysku qaldaa oo ninka diiwaanka sallaan qoray ee shaacir oo aan maqal Donaldson ayaa tuduca gabay salaan ku daray:
Sedo kama helin Dalamiyii saaqidka ahaaye.
Ee asalku waa:
Sedo kama helin Donaladkii saaqidka ahaaye.
Markaas qamaan laftiisu wuxu u badanyayey Donaldson.
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
Been kama sheegi karo sheekh cabdilaahi madar wuxu ahaa sheekha hogaanka qaadiriyada maaha nin been lagu yaqaanay. Mida kale ergo dhan baa la socotay, sheekha saalixiyada iyo ka axmediya.balwarama wrote:sheekada Douglas Jardine iyo Cabdulaahi Madar waa enemy account not credible at all. Rather pure black propaganda and smearing the good name of the Leader.
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
Qaadiriya iyo ina Cabdille Xasan col bay ahaayeen, waakii dilay wadaadadii Qaadiriya ee reer koonfureedka. Dacaayadihii ugu badnaana wixii uu guumaystuhu u adeegsanayey iyagay ahaayeen. Anyway lets agree to disagree on this one. Anigu wax kalaan kaa faa'iidaa oo ah taariikhda english explorersku qoreen
- AwRastaale
- SomaliNet Super
- Posts: 7612
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
Sayid Abdulle was just a mad terrorist Mullah no different than Mullah Omar and al Shabab.
His Salafist/Wahabi Dervishes who imported the views and name (Dervishes) from Sudan and the fake Mahdi killed anyone who disagreed with their terrorist views.
Dervishes, al Qaeda, ISIS, al Shabab are all the same.
His Salafist/Wahabi Dervishes who imported the views and name (Dervishes) from Sudan and the fake Mahdi killed anyone who disagreed with their terrorist views.
Dervishes, al Qaeda, ISIS, al Shabab are all the same.
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
Not bad ugu yaraan daarood cay yar baad tahay, mar dhow markay soo galaan dhulbahantii ustaadka faraska tuurtooda ku saari jiray sida salaanka, bay sheekadu dhabqi.
- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: An exchange with the propagandist Saleemaan xaashi the author of "Barnaamijka taariikhda daraawiishta "
x playa wallahi u are such a coward. and nothing but a keyboard warrior. I have no idea, but i feel saqda dhexe ayaad faqashh this faqash that ku toostaa. if u wanna fight the so called faqash which in my eyes are non existent, why not go fight them, why not go in debates with them., why not write books and material. Couple of posts in snet here and there, faqash this faqash this. Thats doqonimo old man. Step your game up and stop posting useless stuff we dont care while downing couple of whiskys in the comfortable of your fadhi. great job old man. your such an inspiration to all of us
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 862 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 4 Replies
- 644 Views
-
Last post by HappyRasta
-
- 21 Replies
- 2306 Views
-
Last post by ChiefAaqil
-
- 1 Replies
- 661 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 56 Replies
- 1900 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 3 Replies
- 476 Views
-
Last post by kambuli
-
- 114 Replies
- 18405 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 1 Replies
- 312 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 1 Replies
- 2055 Views
-
Last post by siciid harti