Page 3 of 3

Re: AMONG THE SOMALI NATION TODAY THE WORD 'LIYU' HAS BECOME SYNONYMOUS WITH DEATH AND DEATH SQAUADS!

Posted: Wed Jun 08, 2016 8:09 am
by JSL3000
RoobleAlWaliid wrote:
somaliler wrote:
RoobleAlWaliid wrote:To some they are Mujahideen.
Don't you have a relative in Liyuu polis?
I'm not talking about myself. I remember that Shacabka Puntland page called them Mujahideen multiple times.

Also view their site titles.

War Deg Deg ah Ciidanka Liyuu Police 0o Xasuuqay Maleeshiyaad Nabad Did ah Oo Somaliland kasoo jeeda ?
Ciidamada Liyuu booliska ayaa dagaal culus la galay kooxo hubaysan oo xadka itoobiya ka soo galay dhanka xadka Somaliland iyo itoobiya wadaagan ee deegaanka Jaamac Dubad ee degmada gashaamo.

Inta la ogyahay ciidanka Liyuu Bolice waxaa ay maleeshiyaadkaasi ka dilen maleeshiyaad ku dhow ilaa 40 Qof Oo ka soo wada jeeda Somaliland.
Dagaalkan oo ahaa mid aad u qarar waxaa uu dhexmaray koox nabad diid ay dawlada Ismamulka Somalida ugu yeedhay oo heyb ahaan ka soo jeeda beesha isaaq.

Dhanka kale dowlada Ddsi ayaa xidhay guud ahaan xuduudka ay lawadaagto somaliland .
http://www.shacabkapuntland.com
only you would use false news to back up your claims your a pathetic vile creature have some respect for dead innocent victims even in ramadan your carelessness shows.

Re: AMONG THE SOMALI NATION TODAY THE WORD 'LIYU' HAS BECOME SYNONYMOUS WITH DEATH AND DEATH SQAUADS!

Posted: Wed Jun 08, 2016 8:33 am
by balwarama
Somaliler,you are either young or too short on Caqli! If stating the obvious sounds, support or dissing to you then you still have many levels to scale! It is no secret that the majority of Iidoors support their secesionst agenda for what ever reason. As for the QabriDahar issue, I used it as metaphor to state that we are an occupied people who dont have their destiny in their own hands. For one we wouldnt allow those Amhara enclaves to exist in our towns, secondly they wouldnt be allowed to conduct prostitution, open taverns and sell alcohol openly because we are moslem and it is our land! I wont be explaining myself again if you are too stupid to understand any of those things! No real Ogaden likes or ever trusts Majerten for they are treacherous lot!

Re: AMONG THE SOMALI NATION TODAY THE WORD 'LIYU' HAS BECOME SYNONYMOUS WITH DEATH AND DEATH SQAUADS!

Posted: Wed Jun 08, 2016 9:27 am
by MarsinQorahay
balwarama wrote:hateful, cuqdadful Marsin! Cant you write UgaasWarfaa UgaasXirsi's name properly!
War anigu cuqdad uma qabi reer warfa waa reer awoowgay oo reer dalal ba abahay dhalay, qaladaadkayga waan qirinaya lakiin adiga igu bilaabay kolkii hore, waan ka shakiyey inaad sheegad tahay, magaladeeni ayaad tiraahday dhilooyin ba jooga, kumaanan arag anigu lakiin mid dheer oo siqraansan waan arkay adiga waad garanaysa qofka aan ka jeedo .

War ninyahow waxaad reer cali yusuf ku haysatid anigu garan maaye bal aan ku wada sheekaysano pmka.

Re: AMONG THE SOMALI NATION TODAY THE WORD 'LIYU' HAS BECOME SYNONYMOUS WITH DEATH AND DEATH SQAUADS!

Posted: Wed Jun 08, 2016 9:31 am
by MayDay777
Cali Yusuf :up:

Sheegad :down:

Re: AMONG THE SOMALI NATION TODAY THE WORD 'LIYU' HAS BECOME SYNONYMOUS WITH DEATH AND DEATH SQAUADS!

Posted: Wed Jun 08, 2016 1:07 pm
by balwarama
Marsin, khalad iyo fudeyd unbaa inaa qaaday. Raalgelin buuxda, xaal iyo xumeyn baan tolkay siiyey. Waa waxaan loonoqon doonin! Anigu Cabdi Iley unbaa ku kacsanahaye, tolkay reer Caliyuusuf oo gobonimo iyo geesinimo loodaayey waan jeclahay.

Re: AMONG THE SOMALI NATION TODAY THE WORD 'LIYU' HAS BECOME SYNONYMOUS WITH DEATH AND DEATH SQAUADS!

Posted: Wed Jun 08, 2016 1:13 pm
by balwarama
D/P

Re: AMONG THE SOMALI NATION TODAY THE WORD 'LIYU' HAS BECOME SYNONYMOUS WITH DEATH AND DEATH SQAUADS!

Posted: Mon Feb 20, 2017 4:44 am
by GalliumerianSlayer
Liyuu bolice are scum and should be executed along with their supporters, at times I wonder why we even went to war in 1977 for these filthy cretins/