Prod Samatar Joins Kulmiye
Moderator: Moderators
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
Ina Samatar xisbiga uu galay waxba ku kordhin maayo kuu ka maqan yahayna waxba kalama maqna.
Tolow muxuu yeeli marka kulmiye doorashada laga helo, xamar markuu doorashadii waayey waakii SL u soo cararaye.
Kolay nin go'aan qaadasho leh maaha, waa iska labac-labac kolba meel u booda.
Ina Samatar wuxuu ku fiican yahay qaaciga iyo heesaha.
Jamal diiwaanka qosolka iyo heesaha jajabanta loo sameeyo ayuu isna ku fiican yahay.
Yaa ku yidhahda xisbiyada qaaciga iyo shawahaada ka daaya
Tolow muxuu yeeli marka kulmiye doorashada laga helo, xamar markuu doorashadii waayey waakii SL u soo cararaye.
Kolay nin go'aan qaadasho leh maaha, waa iska labac-labac kolba meel u booda.
Ina Samatar wuxuu ku fiican yahay qaaciga iyo heesaha.
Jamal diiwaanka qosolka iyo heesaha jajabanta loo sameeyo ayuu isna ku fiican yahay.
Yaa ku yidhahda xisbiyada qaaciga iyo shawahaada ka daaya
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
Am afraid its over for Cirro, Cawl the thieving coward have alluded today he will join Wadani, caynabanews, a disaster if Cirro allow him in.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32742
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
i saw caynaba news cawil mucjiso wil do wadani more damage than good he is the man who stole 20 mil dollars we were in debt 20 mil dollars ina xoor xoor ina rayaale and cawil mucjiso were the most corrupt
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
If the h.y allow that dirty faqash thief to join wadani its like ina Bixi bringing in Ismaaciil Faqash. Its a disaster.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
Muuse shaani + Mr qaaci=disasterX.Playa wrote:If the h.y allow that dirty faqash thief to join wadani its like ina Bixi bringing in Ismaaciil Faqash. Its a disaster.
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
Qaaci waa kuma.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32742
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
i think she means faisal cali or jamaal lol
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
Dee odaygan hada kulmiye ku biiray ee ina ismail Samatar.X.Playa wrote:Qaaci waa kuma.
Miyaanad arag waraysi kasta oo laga qaado hees qaaci ah ayuu ku dhuftaa.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
Jamal diiwanka qosolka iyo majaajilada.Khalid Ali wrote:i think she means faisal cali or jamaal lol
Eng Faisal Cali Waraabe nin sare oo runta sheega
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
At least he has a clean record and will not harm kulmiye. Laakiin Cawl faqash waa waslad xaaraan ah meeshu galo waa nijaaseeya.Timiro1999 wrote:Dee odaygan hada kulmiye ku biiray ee ina ismail Samatar.X.Playa wrote:Qaaci waa kuma.
Miyaanad arag waraysi kasta oo laga qaado hees qaaci ah ayuu ku dhuftaa.
I have said it years ago if Cirro joins the old dirty udub h.y politicians like sulub and cawil he is over finished.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32742
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
timiro odaygan faisal cali waaraabe maxaad ku jeceshahay runta walanweynta uun bu u sheega but he deceived jamaal and thats not cool at all.
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
Naagtan waa one way street, garxajis xun ma jiro dadka kale waa wada xunyiin. Islaanta waxa waashay qabyaalad indho la.Khalid Ali wrote:timiro odaygan faisal cali waaraabe maxaad ku jeceshahay runta walanweynta uun bu u sheega but he deceived jamaal and thats not cool at all.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32742
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
qofka faisal cali waraabe garxajisnumu ku tageeraya ba walaan ma faisal ba garxajisnimo iyo waxaas ba yaqaan, dunida ciiro bu ugu necebyahay, who remembers bergi xisbiga ucid ciiro iyo faisal isku qabteen wuxu faisal sameyey. waaki laha talaahi reer hargeysa burco la inagaga so duulay insinuating ciiro and the HY did an invasion on hargeysa to take his little party away from him. But the vast majority of HY don't take faisal to serious only timiro uun ba jecel lool.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
Sacaadadii bay gaadhay miyaa, adeer anigey iitaalaa cidaan taageerayo ee xagaa iweydaaro.X.Playa wrote:Naagtan waa one way street, garxajis xun ma jiro dadka kale waa wada xunyiin. Islaanta waxa waashay qabyaalad indho la.Khalid Ali wrote:timiro odaygan faisal cali waaraabe maxaad ku jeceshahay runta walanweynta uun bu u sheega but he deceived jamaal and thats not cool at all.
Cuqdad baad qabtaa weyn oo wax kaa dawaynayaa jirin.
- JSLHistorian
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1351
- Joined: Mon May 23, 2016 10:39 am
Re: Prod Samatar Joins Kulmiye
Jamal and Faysal Ali Waraabe are as bad as each other. Remember Jamal destroyed UDUB party with the nonsense "but I am Cisse
Muuse I deserve to be given the party" , they are both clannish.
Muuse I deserve to be given the party" , they are both clannish.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 673 Views
-
Last post by Sakhraan
-
- 1 Replies
- 667 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 2 Replies
- 561 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 2 Replies
- 448 Views
-
Last post by King-of-Awdal
-
- 3 Replies
- 561 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 16 Replies
- 1797 Views
-
Last post by Calibesteen
-
- 9 Replies
- 879 Views
-
Last post by XalimoGoneWild
-
- 46 Replies
- 2207 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 4 Replies
- 692 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 73 Replies
- 5016 Views
-
Last post by Ben Dover