Page 3 of 4

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 8:59 am
by Timiro1999
Ina Samatar xisbiga uu galay waxba ku kordhin maayo kuu ka maqan yahayna waxba kalama maqna.
Tolow muxuu yeeli marka kulmiye doorashada laga helo, xamar markuu doorashadii waayey waakii SL u soo cararaye.
Kolay nin go'aan qaadasho leh maaha, waa iska labac-labac kolba meel u booda.
Ina Samatar wuxuu ku fiican yahay qaaciga iyo heesaha.
Jamal diiwaanka qosolka iyo heesaha jajabanta loo sameeyo ayuu isna ku fiican yahay.
Yaa ku yidhahda xisbiyada qaaciga iyo shawahaada ka daaya

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 9:10 am
by X.Playa
Am afraid its over for Cirro, Cawl the thieving coward have alluded today he will join Wadani, caynabanews, a disaster if Cirro allow him in.

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 9:24 am
by Khalid Ali
i saw caynaba news cawil mucjiso wil do wadani more damage than good he is the man who stole 20 mil dollars we were in debt 20 mil dollars ina xoor xoor ina rayaale and cawil mucjiso were the most corrupt

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 9:36 am
by X.Playa
If the h.y allow that dirty faqash thief to join wadani its like ina Bixi bringing in Ismaaciil Faqash. Its a disaster.

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 9:40 am
by Timiro1999
X.Playa wrote:If the h.y allow that dirty faqash thief to join wadani its like ina Bixi bringing in Ismaaciil Faqash. Its a disaster.
Muuse shaani + Mr qaaci=disaster

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 9:44 am
by X.Playa
Qaaci waa kuma.

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 9:48 am
by Khalid Ali
i think she means faisal cali or jamaal lol

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 9:50 am
by Timiro1999
X.Playa wrote:Qaaci waa kuma.
Dee odaygan hada kulmiye ku biiray ee ina ismail Samatar.
Miyaanad arag waraysi kasta oo laga qaado hees qaaci ah ayuu ku dhuftaa.

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 9:52 am
by Timiro1999
Khalid Ali wrote:i think she means faisal cali or jamaal lol
Jamal diiwanka qosolka iyo majaajilada.
Eng Faisal Cali Waraabe nin sare oo runta sheega

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 9:54 am
by X.Playa
Timiro1999 wrote:
X.Playa wrote:Qaaci waa kuma.
Dee odaygan hada kulmiye ku biiray ee ina ismail Samatar.
Miyaanad arag waraysi kasta oo laga qaado hees qaaci ah ayuu ku dhuftaa.
At least he has a clean record and will not harm kulmiye. Laakiin Cawl faqash waa waslad xaaraan ah meeshu galo waa nijaaseeya.

I have said it years ago if Cirro joins the old dirty udub h.y politicians like sulub and cawil he is over finished.

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 9:58 am
by Khalid Ali
timiro odaygan faisal cali waaraabe maxaad ku jeceshahay runta walanweynta uun bu u sheega but he deceived jamaal and thats not cool at all.

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 10:01 am
by X.Playa
Khalid Ali wrote:timiro odaygan faisal cali waaraabe maxaad ku jeceshahay runta walanweynta uun bu u sheega but he deceived jamaal and thats not cool at all.
Naagtan waa one way street, garxajis xun ma jiro dadka kale waa wada xunyiin. Islaanta waxa waashay qabyaalad indho la.

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 10:07 am
by Khalid Ali
qofka faisal cali waraabe garxajisnumu ku tageeraya ba walaan ma faisal ba garxajisnimo iyo waxaas ba yaqaan, dunida ciiro bu ugu necebyahay, who remembers bergi xisbiga ucid ciiro iyo faisal isku qabteen wuxu faisal sameyey. waaki laha talaahi reer hargeysa burco la inagaga so duulay insinuating ciiro and the HY did an invasion on hargeysa to take his little party away from him. But the vast majority of HY don't take faisal to serious only timiro uun ba jecel lool.

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 10:12 am
by Timiro1999
X.Playa wrote:
Khalid Ali wrote:timiro odaygan faisal cali waaraabe maxaad ku jeceshahay runta walanweynta uun bu u sheega but he deceived jamaal and thats not cool at all.
Naagtan waa one way street, garxajis xun ma jiro dadka kale waa wada xunyiin. Islaanta waxa waashay qabyaalad indho la.
Sacaadadii bay gaadhay miyaa, adeer anigey iitaalaa cidaan taageerayo ee xagaa iweydaaro.
Cuqdad baad qabtaa weyn oo wax kaa dawaynayaa jirin.

Re: Prod Samatar Joins Kulmiye

Posted: Wed Jun 15, 2016 10:16 am
by JSLHistorian
Jamal and Faysal Ali Waraabe are as bad as each other. Remember Jamal destroyed UDUB party with the nonsense "but I am Cisse
Muuse I deserve to be given the party" , they are both clannish.