When Dhaqane met Dhaqan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by Lamagoodle »

Timiro1999 wrote:
Lamagoodle wrote:
CigaalSHiiDaaDCFC wrote:^ lol@ soo daashay, lama, kuwa soo daalay ee khibrada leh ayuu ka helaa :lol:
:lol:

Saaxib Horta wax ma heshay? mise weli waad raadineeysaa? Afrika aad walee qiimo ayaad yeelaneeysa. Dibada ragga wuu ku ba'y.

Khibrad= lacag=jaceyl. Yaa diidi kara? Nimcatul fashuuqa agtaada jooga waa lacag iyo jaceyl socoda.
Dalkii waxay4 dumarku yidhahdan " diidii maayoo dibaduu ka yimid"
Hada waa mid haduu doono serial killer ah ama xanuunsanaya :lol:
Waa runtaa Timiro. Laakin beryahaan xataa xaawaleeyda dibada joogo waay barteen turubka. Waxaan arkeeysaa islaan weyn oo dibada ka timid oo odeygeedi ceyrisay oo wiil yar aroosto.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by Lamagoodle »

CigaalSHiiDaaDCFC wrote:^ maya nor i am in the market hada :lol: i am enjoying my singleton life for now, but when i am ready, it will definitely be wadankii :up: waar intan danbe suxul baruurtii nimcaysnayd gaajo ayay noqdeen baa la yidhi, sirtii raga way fahmeen oo biyo kaama dhaadhicinayaan :lol:

War sideed u nolaan kartaa naag la'aan? Yaa cuntada kuu Kariya? yaa dharka kuu dhiqa? :lol: Ruuxa naag qabi jirey noolosha kalinimada waay ku adagtahay.

Mid aad weysada isku dhoowrastaan raadso.

Mise sideeyda yeelo isbuuciba mid soo xareeyso. Mid lacag leh; haddii aay kaa tagtana jeebkaaga buuxa.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by Lamagoodle »

COOL-MAN wrote:Lama, xoolo dumar waraaba horey uga deyriyey :lol:

Xoolo ka heli meyside hadii aad ka heshana sifican u cuni meysid ee sxb, waxaaga ice-cream (dheylo) ku dhuuq :lol:

Hi Chelsea :D

Sheekadaasu waay dhamaatay. Beryahan xoolo dumar waa nimca Allah. Haddii aad yartahay (ka yartahay), magac leedahay, jeebkaagu wuu buuxsamayaa; waxaan rabaan inaay nimankoodi hore ku xumeeyaan; waa is tus tus. Amaanta ka badi, kadibna jeebkaagu wuu buuxamayaa :lol:
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by COOL-MAN »

:lol:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by TheblueNwhite »

Lamagoodle wrote:
COOL-MAN wrote:Lama, xoolo dumar waraaba horey uga deyriyey :lol:

Xoolo ka heli meyside hadii aad ka heshana sifican u cuni meysid ee sxb, waxaaga ice-cream (dheylo) ku dhuuq :lol:

Hi Chelsea :D

Sheekadaasu waay dhamaatay. Beryahan xoolo dumar waa nimca Allah. Haddii aad yartahay (ka yartahay), magac leedahay, jeebkaagu wuu buuxsamayaa; waxaan rabaan inaay nimankoodi hore ku xumeeyaan; waa is tus tus. Amaanta ka badi, kadibna jeebkaagu wuu buuxamayaa :lol:
Buuxsamayaa nooh yaa Dhaqan Dheylo Dhuuqe.

Habeenkii guriga yaan kaaga soo hormarin, 3AM biyo ii keen adigu hurdaya, ha iga daba hadlin, wiiq waaq etc. Yaa la gumeysanaa. Salootadeeda Turkish furnishure warehouse ka haka soo gadato, dahabkeedana haku darsato bas.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by Lamagoodle »

TheBNwhite,
Mid Dr. Yalaxoow aay is yaqaanaan oo Stockholm degan ayaa jira; 20+ ayuu deganyahay. weligiisa ma shaqeeynin. Lacagta ceyrta markaay u aruurto wuxuu aaadaa Nairobi; gabdho yar yar buu soo guursadaa (wuxuu ku yiraahdaa waan idin dhoofinayaa; reerkooda ayuu lacag horumaris ka qaataa- markaasu ku aroosaa.

Beryahaan sheeko kale ayuu bilaabay; xusul baruur ayuuto ku jirto ayuu raadiyaa; markaay ayuutada soo qaadato ayuu yiraahdaa fadhi-sariir- iyo dahab ku gado anaa dib kuugu soo celinyaa.. Markuu todobada ka baxo wuu dhuuntaa. Wuxuu yiraahdaa waan xernaa. Mid kale ayuu sidoo kale u galayaa.

Nimca Ilaah lama diido ayuu ku hal qabsadaa
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by Inaayah »

Adeero Lama and his af somali. Ka carar weeyan :|

Btw who is Dhaqane?
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by TheblueNwhite »

Lamagoodle wrote:TheBNwhite,
Mid Dr. Yalaxoow aay is yaqaanaan oo Stockholm degan ayaa jira; 20+ ayuu deganyahay. weligiisa ma shaqeeynin. Lacagta ceyrta markaay u aruurto wuxuu aaadaa Nairobi; gabdho yar yar buu soo guursadaa (wuxuu ku yiraahdaa waan idin dhoofinayaa; reerkooda ayuu lacag horumaris ka qaataa- markaasu ku aroosaa.

Beryahaan sheeko kale ayuu bilaabay; xusul baruur ayuuto ku jirto ayuu raadiyaa; markaay ayuutada soo qaadato ayuu yiraahdaa fadhi-sariir- iyo dahab ku gado anaa dib kuugu soo celinyaa.. Markuu todobada ka baxo wuu dhuuntaa. Wuxuu yiraahdaa waan xernaa. Mid kale ayuu sidoo kale u galayaa.

Nimca Ilaah lama diido ayuu ku hal qabsadaa
Reminds of a 30 something white dude that came on Jerry Springer last week. Kulahaa my son and I live with my 7 month pregnant 19 years gal n her ma. Dude never worked a day in his pathetic existence. The gal's ma wants him out of the house but he tells her "if I leave, your daughter will come with me".

Nacaskaas Sweden jooga, nabsi ayaa qabsanaaya. Karma is ey.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by TheblueNwhite »

Inaayah wrote:Adeero Lama and his af somali. Ka carar weeyan :|

Btw who is Dhaqane?
Dhaqane = Lamagoodle
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by Inaayah »

TheblueNwhite wrote:
Inaayah wrote:Adeero Lama and his af somali. Ka carar weeyan :|

Btw who is Dhaqane?
Dhaqane = Lamagoodle
No way :lol:

I'm gona have a crack at part 3

Be warned I'm just a simple girl so I'm not good with all them fancy big words but it's only fair I write part 3@Adeero Lama
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by Inaayah »

Btw Lama you are soooo in love with yourself :dead:

I'll have to humble you with my part 3 :steviej:
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by Lamagoodle »

Inaayah wrote:
TheblueNwhite wrote:
Inaayah wrote:Adeero Lama and his af somali. Ka carar weeyan :|

Btw who is Dhaqane?
Dhaqane = Lamagoodle
No way :lol:

I'm gona have a crack at part 3

Be warned I'm just a simple girl so I'm not good with all them fancy big words but it's only fair I write part 3@Adeero Lama
Go ahead Iyaah. :clap: I look forward to reading it. Write part 3, 4 ... write the whole story.
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by Inaayah »

I will laakin magaca maad iga dayn adeer lol :lol:

You're such a little cheeky sod

Come back tonight, I'll have part 3 for you and you'll have an apology for me ;)
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by Lamagoodle »

Inaayah wrote:Btw Lama you are soooo in love with yourself :dead:

I'll have to humble you with my part 3 :steviej:

LOL@@@@@@@@ in love with yourself.

No, no, I am a very humble guy. I hate myself at times.

Will read it tomorrow. Hadda waan seexanayaa


P.s. Dhaqane= a secular middle class guy .. Dhaqan= a young pious lady who is a victim of societal norm, looking for an educated guy with class. That is the plot. But you can still change it.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: When Dhaqane met Dhaqan

Post by Lamagoodle »

Inaayah wrote:
TheblueNwhite wrote:
Inaayah wrote:Adeero Lama and his af somali. Ka carar weeyan :|

Btw who is Dhaqane?
Dhaqane = Lamagoodle
No way :lol:

I'm gona have a crack at part 3

Be warned I'm just a simple girl so I'm not good with all them fancy big words but it's only fair I write part 3@Adeero Lama

Iyaah, I am still waiting for your chapter!!!
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”