Page 3 of 5
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 9:35 am
by Lamagoodle
Timiro1999 wrote:Lamagoodle wrote:CigaalSHiiDaaDCFC wrote:^ lol@ soo daashay, lama, kuwa soo daalay ee khibrada leh ayuu ka helaa

Saaxib Horta wax ma heshay? mise weli waad raadineeysaa? Afrika aad walee qiimo ayaad yeelaneeysa. Dibada ragga wuu ku ba'y.
Khibrad= lacag=jaceyl. Yaa diidi kara? Nimcatul fashuuqa agtaada jooga waa lacag iyo jaceyl socoda.
Dalkii waxay4 dumarku yidhahdan " diidii maayoo dibaduu ka yimid"
Hada waa mid haduu doono serial killer ah ama xanuunsanaya

Waa runtaa Timiro. Laakin beryahaan xataa xaawaleeyda dibada joogo waay barteen turubka. Waxaan arkeeysaa islaan weyn oo dibada ka timid oo odeygeedi ceyrisay oo wiil yar aroosto.
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 9:38 am
by Lamagoodle
CigaalSHiiDaaDCFC wrote:^ maya nor i am in the market hada

i am enjoying my singleton life for now, but when i am ready, it will definitely be wadankii

waar intan danbe suxul baruurtii nimcaysnayd gaajo ayay noqdeen baa la yidhi, sirtii raga way fahmeen oo biyo kaama dhaadhicinayaan

War sideed u nolaan kartaa naag la'aan? Yaa cuntada kuu Kariya? yaa dharka kuu dhiqa?

Ruuxa naag qabi jirey noolosha kalinimada waay ku adagtahay.
Mid aad weysada isku dhoowrastaan raadso.
Mise sideeyda yeelo isbuuciba mid soo xareeyso. Mid lacag leh; haddii aay kaa tagtana jeebkaaga buuxa.
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 9:41 am
by Lamagoodle
COOL-MAN wrote:Lama, xoolo dumar waraaba horey uga deyriyey
Xoolo ka heli meyside hadii aad ka heshana sifican u cuni meysid ee sxb, waxaaga ice-cream (dheylo) ku dhuuq
Hi Chelsea

Sheekadaasu waay dhamaatay. Beryahan xoolo dumar waa nimca Allah. Haddii aad yartahay (ka yartahay), magac leedahay, jeebkaagu wuu buuxsamayaa; waxaan rabaan inaay nimankoodi hore ku xumeeyaan; waa is tus tus. Amaanta ka badi, kadibna jeebkaagu wuu buuxamayaa

Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 10:08 am
by COOL-MAN
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 10:59 am
by TheblueNwhite
Lamagoodle wrote:COOL-MAN wrote:Lama, xoolo dumar waraaba horey uga deyriyey
Xoolo ka heli meyside hadii aad ka heshana sifican u cuni meysid ee sxb, waxaaga ice-cream (dheylo) ku dhuuq
Hi Chelsea

Sheekadaasu waay dhamaatay. Beryahan xoolo dumar waa nimca Allah. Haddii aad yartahay (ka yartahay), magac leedahay, jeebkaagu wuu buuxsamayaa; waxaan rabaan inaay nimankoodi hore ku xumeeyaan; waa is tus tus. Amaanta ka badi, kadibna jeebkaagu wuu
buuxamayaa 
Buuxsamayaa nooh yaa Dhaqan Dheylo Dhuuqe.
Habeenkii guriga yaan kaaga soo hormarin, 3AM biyo ii keen adigu hurdaya, ha iga daba hadlin, wiiq waaq etc. Yaa la gumeysanaa. Salootadeeda Turkish furnishure warehouse ka haka soo gadato, dahabkeedana haku darsato bas.
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 11:15 am
by Lamagoodle
TheBNwhite,
Mid Dr. Yalaxoow aay is yaqaanaan oo Stockholm degan ayaa jira; 20+ ayuu deganyahay. weligiisa ma shaqeeynin. Lacagta ceyrta markaay u aruurto wuxuu aaadaa Nairobi; gabdho yar yar buu soo guursadaa (wuxuu ku yiraahdaa waan idin dhoofinayaa; reerkooda ayuu lacag horumaris ka qaataa- markaasu ku aroosaa.
Beryahaan sheeko kale ayuu bilaabay; xusul baruur ayuuto ku jirto ayuu raadiyaa; markaay ayuutada soo qaadato ayuu yiraahdaa fadhi-sariir- iyo dahab ku gado anaa dib kuugu soo celinyaa.. Markuu todobada ka baxo wuu dhuuntaa. Wuxuu yiraahdaa waan xernaa. Mid kale ayuu sidoo kale u galayaa.
Nimca Ilaah lama diido ayuu ku hal qabsadaa
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 11:35 am
by Inaayah
Adeero Lama and his af somali. Ka carar weeyan
Btw who is Dhaqane?
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 11:57 am
by TheblueNwhite
Lamagoodle wrote:TheBNwhite,
Mid Dr. Yalaxoow aay is yaqaanaan oo Stockholm degan ayaa jira; 20+ ayuu deganyahay. weligiisa ma shaqeeynin. Lacagta ceyrta markaay u aruurto wuxuu aaadaa Nairobi; gabdho yar yar buu soo guursadaa (wuxuu ku yiraahdaa waan idin dhoofinayaa; reerkooda ayuu lacag horumaris ka qaataa- markaasu ku aroosaa.
Beryahaan sheeko kale ayuu bilaabay; xusul baruur ayuuto ku jirto ayuu raadiyaa; markaay ayuutada soo qaadato ayuu yiraahdaa fadhi-sariir- iyo dahab ku gado anaa dib kuugu soo celinyaa.. Markuu todobada ka baxo wuu dhuuntaa. Wuxuu yiraahdaa waan xernaa. Mid kale ayuu sidoo kale u galayaa.
Nimca Ilaah lama diido ayuu ku hal qabsadaa
Reminds of a 30 something white dude that came on Jerry Springer last week. Kulahaa my son and I live with my 7 month pregnant 19 years gal n her ma. Dude never worked a day in his pathetic existence. The gal's ma wants him out of the house but he tells her "if I leave, your daughter will come with me".
Nacaskaas Sweden jooga, nabsi ayaa qabsanaaya. Karma is ey.
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 11:59 am
by TheblueNwhite
Inaayah wrote:Adeero Lama and his af somali. Ka carar weeyan
Btw who is Dhaqane?
Dhaqane = Lamagoodle
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 12:20 pm
by Inaayah
TheblueNwhite wrote:Inaayah wrote:Adeero Lama and his af somali. Ka carar weeyan
Btw who is Dhaqane?
Dhaqane = Lamagoodle
No way
I'm gona have a crack at part 3
Be warned I'm just a simple girl so I'm not good with all them fancy big words but it's only fair I write part 3@Adeero Lama
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 12:28 pm
by Inaayah
Btw Lama you are soooo in love with yourself
I'll have to humble you with my part 3

Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 12:30 pm
by Lamagoodle
Inaayah wrote:TheblueNwhite wrote:Inaayah wrote:Adeero Lama and his af somali. Ka carar weeyan
Btw who is Dhaqane?
Dhaqane = Lamagoodle
No way
I'm gona have a crack at part 3
Be warned I'm just a simple girl so I'm not good with all them fancy big words but it's only fair I write part 3@Adeero Lama
Go ahead Iyaah.

I look forward to reading it. Write part 3, 4 ... write the whole story.
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 12:36 pm
by Inaayah
I will laakin magaca maad iga dayn adeer lol
You're such a little cheeky sod
Come back tonight, I'll have part 3 for you and you'll have an apology for me

Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 02, 2016 12:45 pm
by Lamagoodle
Inaayah wrote:Btw Lama you are soooo in love with yourself
I'll have to humble you with my part 3

LOL@@@@@@@@ in love with yourself.
No, no, I am a very humble guy. I hate myself at times.
Will read it tomorrow. Hadda waan seexanayaa
P.s. Dhaqane= a secular middle class guy .. Dhaqan= a young pious lady who is a victim of societal norm, looking for an educated guy with class. That is the plot. But you can still change it.
Re: When Dhaqane met Dhaqan
Posted: Sat Jul 09, 2016 11:49 pm
by Lamagoodle
Inaayah wrote:TheblueNwhite wrote:Inaayah wrote:Adeero Lama and his af somali. Ka carar weeyan
Btw who is Dhaqane?
Dhaqane = Lamagoodle
No way
I'm gona have a crack at part 3
Be warned I'm just a simple girl so I'm not good with all them fancy big words but it's only fair I write part 3@Adeero Lama
Iyaah, I am still waiting for your chapter!!!