The Sayyid married into the sultans family. This is common knowledge.Khalid Ali wrote:xiimaaya wrote:Baal waaliyda arka iyago diinta gaalo qaatay oo siidi gaadalda uu labistaan buu sayidka uu yimiid Berbera.Khalid Ali wrote:
nonsense sultaan diiriye of the ciidagale was the most powerful sultan in somaliland intanu ingriisku dalka iman he was the one who signed the treaty later and was the youngest sultan criowned ever. we had sultan guleed from the 16 century to his seven sons who fought for the sultans hip and sultan magan was exiled and fought and create a rebellion. your litle document makes no sense gadabuursi dont even use the title sultan. sultan is stricktly for isaaq u a have an ugaaas gadabuursi have an ugaas. the isaaq sultans were not only rulers but the best horsemen and poets there is not one isaaq sultan who was not a poet or a warrior. sultan xirsi amàan and garaad wiilwaal were around the same time. the jidwaaq garad. xirsi amaal he was astonished by him the gerad heard there was an isaaq sultan in burco who had allot of balls and the garad asked i heard xirsi amaan u are merciless and that u kill ur own men if needed. garad dared him to kill some of his delegates and xirsi said if u do the same i will do it , xirsi killed some of his staff stabbed them to death. and garaad wiilwaal wu naxay and said xirsi bartire kama kama maarmo toban la laaye eh.and xirsi said laangaabku in aanu lugu lahayn u ku istaagoye niman laaji noqon in aan waligay lama murmeen eh.
All Somalis speakers know your langaab history . Haha haha the most powerful sultan ku yiri maar eey dhaan 50000 buu darood Naga dilayniyi maar say sultanate aan jiriin samystaan.
Lol the wasakhgalis were the weakest of them all in the 19 century the so called sayid siigeyste stole ina cali shire sister and kept her as a sex slave later in in 1909 Isaaq dervishes mostly gadhweyn plundered and made cali shire to cry to the english that is your history
Your darood right i give u a darood source ismaciil mire one of your greatest darood poets right
this is what he said about ina amaan do u know who ina amaan is Xirsi amaan
he tells that in aamaan was bad man who had allot of guts..
Kulligood adoomaha rabboow qaybsha kibistiiye
Qof kastoo kabtiya ama kalaha ama kur dheer fuula
Bad kalluun ku jirra kollay ku tahay amase koob shaah ah
Ninba kadabkii loo qoray Illaah wuu la kulansiine
Inaan ruuxna soo korodhsanayn kaa ha la ogaado
Ninkase koob nimca ah fuuqsadee kadin irmaan maala
In karuurka uu qubo horay kaafka ugu tiille
Kulligiiba Reer Hagar anaa kiin ah baa rogaye
Kamma Sugulle maankii sidii kuray carruureede
Kas xumaa hoddaye naagta way kala fogaayeene
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado
Lixda koos ee Reer Cali-gariye kaw iskaga siiyey
Kasi waaye wuxu waa qabaal waadna kabataane
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado
Kaysaha adduun Ina Amaan kuma qarraacnayne
Ragbaa keeno gali buu is yidhi waad u koraysaaye
Misna kama fileyn mana hadayn kii Israa'ilaye
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado
Af xakame karkabadii u ay iyo kulaylkiiye
Ka dambee Calluu yidhi intuu Kaaha guursadaye
Isna kaal u tumay weyn intuu kariyey waabeeye
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado
Kalmadduu lahaa Ina Galaydh kohay gadaashiiye
Kaarkuba ma joogeen hadduu keeno tuluddiiye
Baallacad kalyaha kuma jareen kii uu quudhsadaye
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado
Cartan dhuurta kooraha markuu kor ugu laalaayey
Garaad Faarax dhay iyo karuur kala macaanaaye
Misna kala khadhaadhaa dhunkaal kulankii goobeede
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado
Adaa dunida kaligaa leh buu Koofil eersadaye
Kashiisaba ma gelin wiilalbaa keebka kuu qabane
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado
Kaakici wadaadkii dagaal laguna kaalmeeye
Kumanyaal laguug duub cad buu keenay Beerdhiga e
Waxse kadabkii go'ay maalintuu kaday raggiisiiye
Kabaalkiisii baa jabay markuu kariyey Reer Kheyre
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado
Mid kuwaa ka dhigan baan arkoon kibis u laabneyne
Inta uu kashbacay oo kibroo kamman wan weyn yeeshay
Yuu niman karaamiyo colba leh kiish ka buuxsadaye
Ka shib dhaha Islaamoow naftii kii ladnaa gadaye
Ninyahow have you no shame at all? Why are you insulting people who are long gone and have done you no wrong? Seriously, wtf is wrong with you? Dad diin iyo dhaqan leh baad ku sheegaysaa "sex slave". Fear Allah and stop stooping so low every time you disagree with someone. Anybody can insult anybody, it's just that some of us have certain standards and limits that we do not cross. You're a grown man, act like one.