Goobaale iyo Dhagabadan dagaalada HG iyo Biimaalka lug may ku lahaayeen?sahal80 wrote:Geeljire
Waxaad ka sheekeynaysid qadiimwaaye
Goobaale iyo seeraar waxay aqbaleen maxaakimta barre hiiraalena waa diiday marka waxay u kala jabeen mareexaan iyo cayr
Indhacade ayaa badalay goobaale oo asaga iyo xasan turki baraawe weerar ka soo qaadeen mucaskarka caanoole oo ogaadeen u badnaa kadibna kismaayo
Ahmed madoobe turki baa ka dhigay gudoomiyaha jubada hoose waayoo walaashiis buu qabaa. Turkina waaliga jubooyinka
Goobaale Jilib iyo baraawe inta u dhaxaysa buu ku noqdey
Heshiiskii jabuuti kadib oo uu col cumar xaashi wasiirka amniga noqdey buu wuxuu soo jeediyay in ciidamada deegaanka hawsha la wareegaan qaab beeleed inta lacag laga helayo ciidan lagu dhiso. Hiiraan waa ka hirgashey mudo sanad ah
Xamar wuxuu keenay 400 oo ciidamo hawadle ah oo loo yaqaan guutada labaad-hilaac- oo col cageey hogaaminayo
Goobaale guutada sadexaad 1000 askari
Kadib markii xamar la xoreeyay waxaa looga tagey jazeera ciidamo isku dhaf ah oo abgaal u badan oo col caanood hogaamiyo (mareexaan waxaa ku jiray ciidamo mx ah oo caabudaaq loo diray)
Goobaale wuxuu ka dhigtey shalaanbood xarun wuxuuna ku fiday ilaa baraawe
Cageey dhinaca wabiga iyo qoryooleey oo hawadle waxka degaan
Col dhagabadan ayaa markii marka la qabsadey asagana meleeshiyo dir ah sameeyay oo xarun u tahay number 50
Waxaa isku dhacay HGtii iyo biimaalkii beeraleyda labadii ciidana wayla kala safteen ayagoo shalabood iyo number 50 ka soo duulaya
Dawlada garguurte ayaa laga rabay inay ciidanka dhisto xoreenta kadib oo maleeshiyaadka meesha ka saarto
Maleeshiyaadkaan waxaa dhisay shariif iyo cumar xaashi si aan amisom loogu baahan. Ninkaan amisom buu ciidan ka dhigtay kuwii xataa EU tababartey oo 6000 at hoteladay shawl ka raadsadeen
Laba jeer wuxuu kala diray in ka badan 1400 oo ciidan mushaar la,aan darteed halka uu siyaasada lacagta u isticmaalo
Waxaa jira gootada shanaad oo abgaal ah oo agagaarka afgooye ka hawl gasha
Macluumaadka caanood iyo cageey ku saabsan waa qalad, they r based on rumours but nothing has changed.
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Somali_Armed_Forces
Hada waxaa la soo qorayaa inay shariifka la safteen kadibna al shabaab dishay midkii labaad caawa!
Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
Moderator: Moderators
-
CaliQaseV2
- SomaliNetizen

- Posts: 354
- Joined: Wed Sep 14, 2016 1:14 pm
Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
- whitehartlane
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2041
- Joined: Sun Jan 02, 2011 10:23 pm
Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
I have been reading on articles on the marxuumka, documents going back as far 6 years..there is nothing good written about him. By the way he was portrayed in all of those articles he comes across as a typical mooryaan but with license.
But reading in here and i am getting the sense the man was a saint.
But reading in here and i am getting the sense the man was a saint.
Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
another one bites the dust 
next INDHACADE inshaallah
next INDHACADE inshaallah

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
alla ha u naxariisrto
i don't know why the isaaq kids on this thread are insulting this cayr commander he was not an afweyne loyalist and he never ever spoke against somaliland nor did he ever harm a living isaaq being. so dont get why they oppose him ma fahmin
i don't know why the isaaq kids on this thread are insulting this cayr commander he was not an afweyne loyalist and he never ever spoke against somaliland nor did he ever harm a living isaaq being. so dont get why they oppose him ma fahmin
-
CaliQaseV2
- SomaliNetizen

- Posts: 354
- Joined: Wed Sep 14, 2016 1:14 pm
Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
Adoo hadhow Soomaaliyeeyda haya yaan lagu aragHavoc wrote:another one bites the dust
next INDHACADE inshaallah
-
Righteous
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2166
- Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
Isn't he responsible for uprooting and murdering countless Biyomaal?? Before that he was a USC member. I guess he is in his grave now, being dealt with and held accountable.
-
Righteous
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2166
- Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
Khalid Ali wrote:alla ha u naxariisrto
i don't know why the isaaq kids on this thread are insulting this cayr commander he was not an afweyne loyalist and he never ever spoke against somaliland nor did he ever harm a living isaaq being. so dont get why they oppose him ma fahmin
Maybe the Isaaq kids realise they're actually Dir and not Iraaqi and understand Goobaale was their enemy.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
no isaaq gives shit about endagerend dir species 99 percent of the isaaq never heard of this goobaale so on behalf of the isaaq i appologize to beesha cayr for what ever ill things were said towards maxruunka
-
Righteous
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2166
- Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
Khalid Ali wrote:no isaaq gives shit about endagerend dir species 99 percent of the isaaq never heard of this goobaale so on behalf of the isaaq i appologize to beesha cayr for what ever ill things were said towards maxruunka
"Endangered species"... You mean the ones you are sandwiched between? You live right next to Djibouti, home of the mighty Isse and right next to Samaroon, yet somehow "you are not related".. Yeah right sxb. You think Isaaq dropped from the Sky?
Daarood all live next to each other, Hawiye all live next to each other, Raxanweyn live together as do all the other clans yet somehow, the special snowflake clan "Isaaq" have ZERO relation to the people they share land, culture and accents with. Negro please.
It's an open secret that Isaaq=Dir. Embracing this fact would make you guys a force to be reckoned with but I guess you'd rather be stubborn and alone.
-
Geeljire252
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
^ stop derailing the topic you filthy peasant.
Say AUN or gtfo
Say AUN or gtfo
-
Righteous
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2166
- Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
Cambuulo picker son of a slave calling others peasant. Yaa Salaam.
-
Geeljire252
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
There was no HG vs Biyomaal dagaal, half of it was exaggerated. HG and Biyomaal have lived together for centuries it's just friendly fireCaliQaseV2 wrote:Goobaale iyo Dhagabadan dagaalada HG iyo Biimaalka lug may ku lahaayeen?sahal80 wrote:Geeljire
Waxaad ka sheekeynaysid qadiimwaaye
Goobaale iyo seeraar waxay aqbaleen maxaakimta barre hiiraalena waa diiday marka waxay u kala jabeen mareexaan iyo cayr
Indhacade ayaa badalay goobaale oo asaga iyo xasan turki baraawe weerar ka soo qaadeen mucaskarka caanoole oo ogaadeen u badnaa kadibna kismaayo
Ahmed madoobe turki baa ka dhigay gudoomiyaha jubada hoose waayoo walaashiis buu qabaa. Turkina waaliga jubooyinka
Goobaale Jilib iyo baraawe inta u dhaxaysa buu ku noqdey
Heshiiskii jabuuti kadib oo uu col cumar xaashi wasiirka amniga noqdey buu wuxuu soo jeediyay in ciidamada deegaanka hawsha la wareegaan qaab beeleed inta lacag laga helayo ciidan lagu dhiso. Hiiraan waa ka hirgashey mudo sanad ah
Xamar wuxuu keenay 400 oo ciidamo hawadle ah oo loo yaqaan guutada labaad-hilaac- oo col cageey hogaaminayo
Goobaale guutada sadexaad 1000 askari
Kadib markii xamar la xoreeyay waxaa looga tagey jazeera ciidamo isku dhaf ah oo abgaal u badan oo col caanood hogaamiyo (mareexaan waxaa ku jiray ciidamo mx ah oo caabudaaq loo diray)
Goobaale wuxuu ka dhigtey shalaanbood xarun wuxuuna ku fiday ilaa baraawe
Cageey dhinaca wabiga iyo qoryooleey oo hawadle waxka degaan
Col dhagabadan ayaa markii marka la qabsadey asagana meleeshiyo dir ah sameeyay oo xarun u tahay number 50
Waxaa isku dhacay HGtii iyo biimaalkii beeraleyda labadii ciidana wayla kala safteen ayagoo shalabood iyo number 50 ka soo duulaya
Dawlada garguurte ayaa laga rabay inay ciidanka dhisto xoreenta kadib oo maleeshiyaadka meesha ka saarto
Maleeshiyaadkaan waxaa dhisay shariif iyo cumar xaashi si aan amisom loogu baahan. Ninkaan amisom buu ciidan ka dhigtay kuwii xataa EU tababartey oo 6000 at hoteladay shawl ka raadsadeen
Laba jeer wuxuu kala diray in ka badan 1400 oo ciidan mushaar la,aan darteed halka uu siyaasada lacagta u isticmaalo
Waxaa jira gootada shanaad oo abgaal ah oo agagaarka afgooye ka hawl gasha
Macluumaadka caanood iyo cageey ku saabsan waa qalad, they r based on rumours but nothing has changed.
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Somali_Armed_Forces
Hada waxaa la soo qorayaa inay shariifka la safteen kadibna al shabaab dishay midkii labaad caawa!
Nonetheless, gen Goobaale AUN played no role in the beeraley vs beeraley violence.
Aun he will be know for cleaning Morgan from Jubboyinka and karbashing Ethiopian invaders in 2007
-
Geeljire252
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
Blood aka havocHavoc wrote:..
say AUN marxuumka or keep your opinion to yourself.

Re: Breaking: goobaale commander of 3rd brigade killed
AUN,i dont know him well,but i have given up on that hellhole somalia country,where there is daily bombings and suicide attacks.CANADA here i come.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 3091 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 3 Replies
- 875 Views
-
Last post by Strategic
-
- 30 Replies
- 3270 Views
-
Last post by Arabman
-
- 3 Replies
- 638 Views
-
Last post by paperino
-
- 15 Replies
- 2338 Views
-
Last post by Mad May
-
- 0 Replies
- 616 Views
-
Last post by Coeus
-
- 25 Replies
- 2581 Views
-
Last post by Monsieur
-
- 0 Replies
- 6 Views
-
Last post by tightrope
-
- 12 Replies
- 1925 Views
-
Last post by wolf424
-
- 29 Replies
- 2972 Views
-
Last post by Mr_Alfaas