Page 3 of 3
Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay
Posted: Wed Dec 28, 2016 5:42 pm
by KyrieJama
PrinceNugaalHawd wrote:True inaader, long live the Sayid & Dervish movement.
And our own family issues will be solved behind doors, reer Garaad shirshoore will get there house in order. You & Garad should be part of the solution.
Waxaa la yiri waxaad ceeb u taqaan rag bay caadadi tahay.
Indr aniga oo aflagadeeyay jufo dhulbahante ah meelna kuma hayside.
Wiilkan qayad ee taraaraya waxaan u badinaya inaanu qaraabo iyo xidhidh nahay, si inaga yeel Chief

Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay
Posted: Thu Dec 29, 2016 12:34 am
by PrinceNugaalHawd
Garaad, Bahararsame & Qayaad wa Labadaayda Garbood. Sharmaarke Xidid, ilamaader & deris ba waatihin. Gurmaad iyo Hiil baa laa idika suugayaa. Magaceena ilaaliya inaader. Ha ina kala qad qaadina.
Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay
Posted: Thu Dec 29, 2016 1:10 pm
by Ismail87
Garaad Prince si fiican baad meesha uga odayeysay walee

Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay
Posted: Thu Dec 29, 2016 1:44 pm
by PrinceNugaalHawd
Ismail87 wrote:Garaad Prince si fiican baad meesha uga odayeysay walee

Inaader I expect 100 Camels, 10 Horses & to be Crowned Cheif Caaqilka Guud ee beesha.

Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay
Posted: Thu Dec 29, 2016 2:29 pm
by Ismail87
PrinceNugaalHawd wrote:Ismail87 wrote:Garaad Prince si fiican baad meesha uga odayeysay walee

Inaader I expect 100 Camels, 10 Horses & to be Crowned Cheif Caaqilka Guud ee beesha.

Garaadnimo baan kula rabay laakin mar hadaad caaqilnimo dooratay waa dookhaaga

Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay
Posted: Thu Dec 29, 2016 3:28 pm
by PrinceNugaalHawd
Ismail87 wrote:PrinceNugaalHawd wrote:Ismail87 wrote:Garaad Prince si fiican baad meesha uga odayeysay walee

Inaader I expect 100 Camels, 10 Horses & to be Crowned Cheif Caaqilka Guud ee beesha.

Garaadnimo baan kula rabay laakin mar hadaad caaqilnimo dooratay waa dookhaaga

Waxaan islahaa amaay Garaad Faarax kugu Qabsadan.

Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay
Posted: Fri Dec 30, 2016 9:08 pm
by Sharmarke91
KyrieJama wrote:Sharmarkow,
Dacartuba marbay malab dhashaa ood muudsataa dhabaqe.
Dad oo dhan inaga iskaga dhow, xumaanta aan isu geysanay wanaaga aan is galnay baa 1000 jeer ka badan.
Amuuraha inoo deji indr; gabadh godob reeb ah ku ciil-tirtana inaga gudoon

kkkk waan idinka gudomay! waa dhab awow ma jidho cid iska xigta BH & QY....alle ha inaga qabto dhiigya cabada hurinaya colaada ee abuublaya geeljirayasha caawaanka ah!
Re: Bahrarsame & Qayaad oo runta loo sheegay
Posted: Fri Dec 30, 2016 9:10 pm
by Sharmarke91
PrinceNugaalHawd wrote:Garaad, Bahararsame & Qayaad wa Labadaayda Garbood. Sharmaarke Xidid, ilamaader & deris ba waatihin. Gurmaad iyo Hiil baa laa idika suugayaa. Magaceena ilaaliya inaader. Ha ina kala qad qaadina.
