TheblueNwhite wrote: Sun Mar 12, 2017 8:30 am
Check out the current outgoing cabinet.
Added by Webmaster on February 10, 2015.
LUGHAYA.COM-Akhriste Waxaan Halkan Idiinku Soo Gudin Doonaa Magamacyada Iyo Qabiilada Wasiirada.Wasiiro Kuxigeenada Iyo Wasiiro Dowlayaasha Xukumada Cusub Ee Uu Soo Dhisay Ra’iisalwasare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Oo Dhamaystiran.
Hadaba Hoos Ka Akhriso Waa Kuwan Iyagoo Dhamaystiran:
Beesha Hawiye:
1)Cabdirixhman Maxamed Xuseen Odawaa W. Arrimaha Gudaha & Federaalka (Hawiye, Habargidir)
2)Cabdirixman Yusuf Cali Caynte W.Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga, (Hawiye, Mursade)
3) Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda, Wasaaradda Batroolka & Macadanta (Hawiye, Gaaljecel)
4)C/risaaq Cumar Maxamed W. Amniga Gudaha. Hawiye, Xawaadle,
5)Maxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga (Hawiye, Jidle)
Beesha Daarood:
1)Cabdulqaadir Sh. Cali Diini W. Gashaandhigga (Daarood,Mareexaan)
2)Khadra Bashiir Cali W. Waxbarashada, (Daarood, Leelkase)
3)Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada.. (Darood, Dhulbahante)
4)Guled Xusen Qasim W. Bostada iyo Isgaariinta. (Daarood, Ogaadeen)
5)C/lahi Axmed Jamac (Ilka Jiir), W. Cadaaladda. (Daarood, Warsangeli)
Beesha Dir:
1) Max’ed Cumar Carte R. Wasaare Ku Xigeen (Dir, Isaaq, Habar Awal)
2) Axmed Xasan Gaboobe W. Beeraha . (Dir, Biimaal, Gaadsan)
3) Cabdisalaan Hadliye Cumar W. Arr. Dibadda. (Dir, Gadabuursi, Makahil)
4) Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda. (Dir, Habar Yoonis)
5) Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, W. Warfafinta. (Dir, Isaaq, Habar Jeclo)
6) Cabdulqadir Sh. Cali Baqdaadi, W. Awqaafta iyo Arrimaha Diinta. (Dir, Aw Saciid)
Beesha Digil iyo Mirifle:
1) Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda, (Mirifle, Sideed, Boqol Hore)
2) Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska,( Digil, Galadi)
3) Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka. (Mirifle, Hadamo, Geel Je’el )
4) Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow), W. Korontada iyo Biyaha. (Digil……)
5) Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen, Wasaaradda Dastuurka (Digil, Dabare)
Beesha Shanaad:
1) Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan, W. Gamacsiga Iyo Warshadaha (Beesha Shanaad, Ajuuraan)
2) Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa, (Beesha Shanaad, Carab Saalax)
3) Maxamed Cumar Ceymooy, W. Kalluumeysiga Kheyraadka Badda. (Beesha Shanaad, Jareer Weyne, Shiidle)
4) Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha, (Beesha Shanaad)
5) Cabdweli Ibraahim Sh. Muudey, W. Shaqada iyo Shaqaalaha. (Beesha Shanaad, Reer Aw Xasan)