80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.

Post by kaliil »

Muuse wuxu shalay shir weyn isugu yeedhay ganacsatada garxajis waxaanu ka codsaday inay la shaqeeyaan wixii tabasho ahna wanaag lagu dhameeyo.ganacsatadi waxay ugu jawaabeen xilal noo magacaw ku odhanmaynee cadaalad baanu rabnaa isaguna wuxu balanqaaday inuu dalka cadaalad ku dhaqo oo dadku u sinaadaan.muuse ilaa imika hadaladiisu way fiicanyihiin laakiin ficil baa loo baahanyahay.horta siilaanyogii aan la arki jirin e haduu meel u baxayona iyadoo garbaha la hayo gaadhiga iyo diyaarada la saari jiray Wuu dhaamaa.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.

Post by X.Playa »

kaliil wrote: Wed Nov 29, 2017 10:47 am Muuse wuxu shalay shir weyn isugu yeedhay ganacsatada garxajis waxaanu ka codsaday inay la shaqeeyaan wixii tabasho ahna wanaag lagu dhameeyo.ganacsatadi waxay ugu jawaabeen xilal noo magacaw ku odhanmaynee cadaalad baanu rabnaa isaguna wuxu balanqaaday inuu dalka cadaalad ku dhaqo oo dadku u sinaadaan.muuse ilaa imika hadaladiisu way fiicanyihiin laakiin ficil baa loo baahanyahay.horta siilaanyogii aan la arki jirin e haduu meel u baxayona iyadoo garbaha la hayo gaadhiga iyo diyaarada la saari jiray Wuu dhaamaa.
Shalay baan warkan la yaabay. Ganacsato ma reer bay matalaan? Ayaga waxa u daran in sonkortooda iyo bariiskoodu u sicir bararee.

Mida kale 4 ciidagale ah oo awalba hambada sacad muuse aroosyadooda ka cuni jiray iyo HY oo kun reer ah oo meel kaste dagan maxaa ka galay 2 ciidagale oo hargaysa dhaafin.

Isku dan iyo cabasho maaha.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.

Post by kaliil »

X.Playa wrote: Wed Nov 29, 2017 11:42 am

Cirro iyo siyaasiyiinta Kalena sida ugu dhakhsaha badan baan la kulmayaa oo la heshiinayaa buu yidhi.Markii hore cirro ayaa hy afka hayay oo lahaa iska samra anigaa sharaxane laakiin imika hadii xaqooda miiska lasoo saariwaayo lala shaqaynmaayo waana laga tashanayaa
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.

Post by X.Playa »

4 wasiir oo hy la siiyo oo weligood ban ahaa wasiiro sida warancade iyo kooxda muuse care. Maxay taraysaa?

Shakhsiyaad gaar ah oo jagooyin la siiyaa waa waxa halkaas umadan dhigay 50 sanadood
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.

Post by kaliil »

Wasiiro keliya lama rabo.xilal badan oo hy gobolo badan ka hayn jireen ayaa dawlada aamina waris ka qaaday.mashaariic ceelal biyood,cisbitaalo iyo wadada hargeysa-burco ayaa loo baahanyahay ina wax laga qabto
User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.

Post by BestPlaya »

kaliil wrote: Wed Nov 29, 2017 12:45 pm Wasiiro keliya lama rabo.xilal badan oo hy gobolo badan ka hayn jireen ayaa dawlada aamina waris ka qaaday.mashaariic ceelal biyood,cisbitaalo iyo wadada hargeysa-burco ayaa loo baahanyahay ina wax laga qabto
ninkii kuyidhi sinaanmeyno iska diid sarreyntiisa 8-)
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.

Post by xiimaaya »

Winner's Take all oromo habr jirmis shouldn't be given anything ..
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”