Page 3 of 3
Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.
Posted: Wed Nov 29, 2017 10:47 am
by kaliil
Muuse wuxu shalay shir weyn isugu yeedhay ganacsatada garxajis waxaanu ka codsaday inay la shaqeeyaan wixii tabasho ahna wanaag lagu dhameeyo.ganacsatadi waxay ugu jawaabeen xilal noo magacaw ku odhanmaynee cadaalad baanu rabnaa isaguna wuxu balanqaaday inuu dalka cadaalad ku dhaqo oo dadku u sinaadaan.muuse ilaa imika hadaladiisu way fiicanyihiin laakiin ficil baa loo baahanyahay.horta siilaanyogii aan la arki jirin e haduu meel u baxayona iyadoo garbaha la hayo gaadhiga iyo diyaarada la saari jiray Wuu dhaamaa.
Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.
Posted: Wed Nov 29, 2017 11:42 am
by X.Playa
kaliil wrote: Wed Nov 29, 2017 10:47 am

Shalay baan warkan la yaabay. Ganacsato ma reer bay matalaan? Ayaga waxa u daran in sonkortooda iyo bariiskoodu u sicir bararee.
Mida kale 4 ciidagale ah oo awalba hambada sacad muuse aroosyadooda ka cuni jiray iyo HY oo kun reer ah oo meel kaste dagan maxaa ka galay 2 ciidagale oo hargaysa dhaafin.
Isku dan iyo cabasho maaha.
Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.
Posted: Wed Nov 29, 2017 11:59 am
by kaliil
X.Playa wrote: Wed Nov 29, 2017 11:42 am

Cirro iyo siyaasiyiinta Kalena sida ugu dhakhsaha badan baan la kulmayaa oo la heshiinayaa buu yidhi.Markii hore cirro ayaa hy afka hayay oo lahaa iska samra anigaa sharaxane laakiin imika hadii xaqooda miiska lasoo saariwaayo lala shaqaynmaayo waana laga tashanayaa
Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.
Posted: Wed Nov 29, 2017 12:33 pm
by X.Playa
4 wasiir oo hy la siiyo oo weligood ban ahaa wasiiro sida warancade iyo kooxda muuse care. Maxay taraysaa?
Shakhsiyaad gaar ah oo jagooyin la siiyaa waa waxa halkaas umadan dhigay 50 sanadood
Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.
Posted: Wed Nov 29, 2017 12:45 pm
by kaliil
Wasiiro keliya lama rabo.xilal badan oo hy gobolo badan ka hayn jireen ayaa dawlada aamina waris ka qaaday.mashaariic ceelal biyood,cisbitaalo iyo wadada hargeysa-burco ayaa loo baahanyahay ina wax laga qabto
Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.
Posted: Wed Nov 29, 2017 2:00 pm
by BestPlaya
kaliil wrote: Wed Nov 29, 2017 12:45 pm
Wasiiro keliya lama rabo.xilal badan oo hy gobolo badan ka hayn jireen ayaa dawlada aamina waris ka qaaday.mashaariic ceelal biyood,cisbitaalo iyo wadada hargeysa-burco ayaa loo baahanyahay ina wax laga qabto
ninkii kuyidhi sinaanmeyno iska diid sarreyntiisa

Re: 80% of all top Somaliland positions in the Jeegaanta alliance.
Posted: Wed Nov 29, 2017 3:43 pm
by xiimaaya
Winner's Take all oromo habr jirmis shouldn't be given anything ..