Lacag,
Quote"If you have jareer kids take them where they belong."
Bal eeg maskaxdaada waxa keliya ee kusoo dhacay?
Inaan jareer u galmooney
Maskaxdaada marka hore "CUL" .
Sababo badan oo kale ayaa jiri kara;
1. Anigu sow ma noqon karo jareer?
2. Hooyadey sow ma noqon karto?
3. Saaxiib iyo deris sow lama ahaan karo?
4. Isaamnimo iyo caqdhowr sow uguma hiilin karo ( Kuweena Somaaliyeed)?
5. Midab gumeysi diidnimo sow igama ahaan karto?
Walaalow bal is eeg intaas oo dhan ayaad ka dooratay inaad tidhaahdo "Caruur baad u dhasheen"

Not inaan waxba ka qabo haddii calaf ii galo. Waayo wiilka reer Baaraha ah ee Ilaahayna yaqaan, Iimaanna leh, ina af garanaya, shaqaysanaya, waajibka aabanimana garanaya haddii calafkaygu noqdo waxba kama qabo. Bilaal xusuuso.
Waayo wuxuu dhaamaa sidaan horey u idhi: Ka laandheeraha ah, ee qaadka ruugaya, ee aan dantiisa iyo ta reerkiisa midna garanayn.
Caawa iyo berriba madowbaad tihiin walee.... Somaali kulahaa.... Somaalinimadu maaha midab.
We click the black box when are asked our race we do not click Somali.
