Page 3 of 3

Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.

Posted: Sat May 19, 2018 11:10 am
by kaliil
[quote=theyuusuf143
[/quote]

waxaagu waa iska cuqdud indha la, aana. muuse biixi dastuuskuba uma ogola 20 sano inuu talada hayo. jinkaagii yaraa ee inferior ka ahaa baa dhegta kuu saaray in boqortooyo lagugu dul dhisanayo. :lol:
[/quote]

Dastuurku muqadas maaha oo markii la doono ayaa la bedeli karayaa.sanad walba dad baa dastuurkooda bedela markay arkaan inuu rabitaankooda ka hor imanayo.

Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.

Posted: Sat May 19, 2018 11:14 am
by kaliil
KingWaslawi wrote: Sat May 19, 2018 9:41 am Kaliil ilama aha wax aan la isku wada raacin on la dhisi kato xataa haddii la bolaabo iska daayee, dadkeenu iyafoo dhismuhu dhamaad ku dhaw yahay ayay marmar iska kacaan oo boodaan, waxa laga yaabaa qaar badan inaanay warba ka hayn, markaa waxaa wacan intaan dadku isku dhicin in umadda loosio bandhigo wixii la qorsheeyo oo lasoo marayaa baarlamaankana.


Haddii kale hadhow ayay wax walba kala kacayaan.

Kingwaslawi yaa diidi oo ka boodi?barlamaanka,guurtida iyo xisbiyada mucaaridku dawlada ayay jeebka ugu jiraan.

Re: Duur And xildhibaan wabeeye will rejoin kulmiye.

Posted: Sun May 20, 2018 6:08 pm
by Khalid Ali
Mujahidaysha anigu i have land buurtakale jeexan jaarbeynu noqonayna eh lol