SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic

Post by X.Playa »

kaliil wrote: Sun Jan 20, 2019 7:14 am Abwaan cali seenyo maamulka jeegaanta ayuu taageersanaan jiray waxaanu u qoray heeso badan oo 18 may iyo xafladaha kale ku niikiyaan laakiin imika reer ahaan ayay u eryanayaan.siday sheegeen waxay rabaan ina sanadkan loo kala baxo jeegaan iyo jeegaandiid.
18 may ma Jeegaan baa Isla leh? Dhedig foqal dhedig niicda umada kala fadhiiso gunyey cabaadka Badani
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic

Post by kaliil »

Timiro1999 wrote: Sun Jan 20, 2019 7:17 am
kaliil wrote: Sun Jan 20, 2019 6:41 am
X.Playa wrote: Sat Jan 19, 2019 8:42 pm

Exactly, I don't think he owns the lyrics, the song use to exist.

Xaarplaya sadexda heesoodba abwaan cali seenyo baa leh.adigu weli wax ma qortay?
Kaliil ma naxdid, Xaarplaya buug ayuu 20 sanadood soo wadaa.
Cali Seenyo kartidiisu ka bakhtiyayaa Dhagax caabudku heesta isaga sameeyey

:lol: timiro xaarplaya 20 ayuu buug baan qorayaa lahaa laakiin waa jaahile muxuu qori oo dadka u sheegi.markuu isagu waxba noqon waayay e nolosha ka dhacay ayuu raga sharafta leh horumarkay gaadheen ka xunyahay. Canada ayuu qol madow ku qufulanyahay oo cimrigiisa wuxu ku dhamaystay khamri cabis,internet laga caytamo iyo dhagax caabudis
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Sun Jan 20, 2019 3:36 pm
Timiro1999 wrote: Sun Jan 20, 2019 7:17 am
kaliil wrote: Sun Jan 20, 2019 6:41 am


Xaarplaya sadexda heesoodba abwaan cali seenyo baa leh.adigu weli wax ma qortay?
Kaliil ma naxdid, Xaarplaya buug ayuu 20 sanadood soo wadaa.
Cali Seenyo kartidiisu ka bakhtiyayaa Dhagax caabudku heesta isaga sameeyey

:lol: timiro xaarplaya 20 ayuu buug baan qorayaa lahaa laakiin waa jaahile muxuu qori oo dadka u sheegi.markuu isagu waxba noqon waayay e nolosha ka dhacay ayuu raga sharafta leh horumarkay gaadheen ka xunyahay. Canada ayuu qol madow ku qufulanyahay oo cimrigiisa wuxu ku dhamaystay khamri cabis,internet laga caytamo iyo dhagax caabudis
Qiro laakiin berigii paltalk inaad flower la hoos carari jirtay markuu raga karbaashayo. Waa aduunyo gadoon walaahi duni maanta noocaagu ku dherersanayan Dr x.playa oo kuuliyada qabyaalada Dean ka ahaa weligiiba. :lol:
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic

Post by JSL3000 »

Vice security minister speaks blames cali seenyo for not going through proper channels and his entourage is not welcomed.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”