Page 3 of 3
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Posted: Sun Jan 20, 2019 1:03 pm
by X.Playa
kaliil wrote: Sun Jan 20, 2019 7:14 am
Abwaan cali seenyo maamulka jeegaanta ayuu taageersanaan jiray waxaanu u qoray heeso badan oo 18 may iyo xafladaha kale ku niikiyaan laakiin imika reer ahaan ayay u eryanayaan.siday sheegeen waxay rabaan ina sanadkan loo kala baxo jeegaan iyo jeegaandiid.
18 may ma Jeegaan baa Isla leh? Dhedig foqal dhedig niicda umada kala fadhiiso gunyey cabaadka Badani
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Posted: Sun Jan 20, 2019 3:36 pm
by kaliil
Timiro1999 wrote: Sun Jan 20, 2019 7:17 am
kaliil wrote: Sun Jan 20, 2019 6:41 am
X.Playa wrote: Sat Jan 19, 2019 8:42 pm
Exactly, I don't think he owns the lyrics, the song use to exist.
Xaarplaya sadexda heesoodba abwaan cali seenyo baa leh.
adigu weli wax ma qortay ?
Kaliil ma naxdid, Xaarplaya buug ayuu 20 sanadood soo wadaa.
Cali Seenyo kartidiisu ka bakhtiyayaa Dhagax caabudku heesta isaga sameeyey
timiro xaarplaya 20 ayuu buug baan qorayaa lahaa laakiin waa jaahile muxuu qori oo dadka u sheegi.markuu isagu waxba noqon waayay e nolosha ka dhacay ayuu raga sharafta leh horumarkay gaadheen ka xunyahay. Canada ayuu qol madow ku qufulanyahay oo cimrigiisa wuxu ku dhamaystay khamri cabis,internet laga caytamo iyo dhagax caabudis
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Posted: Sun Jan 20, 2019 5:51 pm
by theyuusuf143
kaliil wrote: Sun Jan 20, 2019 3:36 pm
Timiro1999 wrote: Sun Jan 20, 2019 7:17 am
kaliil wrote: Sun Jan 20, 2019 6:41 am
Xaarplaya sadexda heesoodba abwaan cali seenyo baa leh.
adigu weli wax ma qortay ?
Kaliil ma naxdid, Xaarplaya buug ayuu 20 sanadood soo wadaa.
Cali Seenyo kartidiisu ka bakhtiyayaa Dhagax caabudku heesta isaga sameeyey
timiro xaarplaya 20 ayuu buug baan qorayaa lahaa laakiin waa jaahile muxuu qori oo dadka u sheegi.markuu isagu waxba noqon waayay e nolosha ka dhacay ayuu raga sharafta leh horumarkay gaadheen ka xunyahay. Canada ayuu qol madow ku qufulanyahay oo cimrigiisa wuxu ku dhamaystay khamri cabis,internet laga caytamo iyo dhagax caabudis
Qiro laakiin berigii paltalk inaad flower la hoos carari jirtay markuu raga karbaashayo. Waa aduunyo gadoon walaahi duni maanta noocaagu ku dherersanayan Dr x.playa oo kuuliyada qabyaalada Dean ka ahaa weligiiba.
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Posted: Sun Jan 20, 2019 7:39 pm
by JSL3000
Vice security minister speaks blames cali seenyo for not going through proper channels and his entourage is not welcomed.