Aamin and soon inshaAllahhargaysaay wrote: Thu Sep 19, 2019 1:40 pmWe hope ignorence dies.jannoman wrote: Thu Sep 19, 2019 12:36 pmDo you know brother hargaysaay what pisses me off the most is when i see someone feeling smug and smirking at other people because he was born reer so and so...like it is some sort of great achievement......while in actual reality he had no say or suggestion in who his parents would be and what ethnicity he would be born of or what his gender would be...........and what is there to be proud about being darood or hawiye or rahanweyn....shedding blood ....blowing innocent people up.....displacing and stealing....and hatred and jealousies..and reer hebel cuqdad u hay.....i'd rather be Madhibaan and be proud of it................
Glad you were born in Hargiesa .....am made in Hargiesa, too. Peace and love bro....and once again congrats for being so confident and comfortable with who you are... peace and love
Peace and love brother.
I am Midgaan
Moderator: Moderators
Re: I am Midgaan
Re: I am Midgaan
Amba waxaan garanaya awoowgey Axmed Sool.....kornel guulwadayaasha gobolka Sool haysta ayuu aha......naag uu furey iyadoo uur yar u le.....intey nin cimraana guursatey ayaa ay inankay dhashey Maxamed baa loo bixiyey ninkii cimraan ayaaney siisay....20 jir bu ku gaadhey inuu cimran yahay.....amarka ilaahay ninkii wey kala tageen nin wacaysadana guursadey......Buuhoodle ayey dagtey.....inankiina cimraan ahaan ayuu Burco ku joogey.....aduu markii danbe ayey is hayn weydey.....markaasay u yeedhey oo ay runtii u sheegtey.........aduu labadii dhinacba wey ku qanceen runtii....sidii bu imika adeerkay ku yahay...oo uu Caligari ku noqdey....markaa haweenku hadey xumaato tirsadaan iyana raga wey la qaad waleeyaan........Jaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 19, 2019 1:25 pmWar Ninku maaha Midgaan ee waa Daarood isma ogaa .jannoman wrote: Thu Sep 19, 2019 8:14 ami will give him my 17 year old daughter........and no Dhulbahante can stop me.........walaa Caligari wala Bahrarsame (my daughter's abtees) .......so help me Allah......original dervish wrote: Thu Sep 19, 2019 2:37 am Even if you reject the outcast status of Madhibana...your Somali family will never allow marriage......going as far to kill.
Cadownimada reerka sheekh Isaxaaq ( gaar ahaan habar awal ) , Caruurtii Darood waxay ka dhigeen Madhibaan .
28-sano kadib midgaan baad tahay ! Waa sheeko Iidoor ,
Sorry I don't buy it
Gabiley waxaa ka dhacday naag Sacad Muuse ah ayaa caruur Dhulbahantaha la basatay 1991kii
Caruurta iyo Naagtii Jabuutii ayaa laga helay 2000kii
Maxkamad ayay Dhulbahantahii la tageen reer Jabuutigii baa yaabay kkkkkk
Naagtii Sacad Muuse Jail 10 sano ah ayaa loo diray .
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: I am Midgaan
Walaahi waa runtay propoganda maaha .hargaysaay wrote: Thu Sep 19, 2019 1:46 pmCome on thats just propoganda.Jaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 19, 2019 1:16 pm28 years old ,,, oh okay okayhargaysaay wrote: Wed Sep 18, 2019 6:10 pm Guys i am 28 years old now and about a year ago i realized and was told that my parents are not my biological parents. Snet old timers know me as a Cidagale guy but thats my adopted father's clan. My real father is Midgaan.
Nice to meet ya.
2019 - 28 = 1991
80% Aabaha wuxuu ahaa Daarood , waana laga yaaba 20% in Aabaha Dir ama Hawiye ahaa .
1991kii naaagahii Iidoor ee Hargeysa ay ku qabeen Daarood iyo reer koonfurta way la baxsadeen caruurtii ay uu dhaleen .
Reerkaaga ama Aabahaaga cusub miyaad arkay ( face to face ) mise waa lagu sheegay uun inaad madhibaan tahay ?
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: I am Midgaan
Ninyahow sheekada oo kale waan maqlay ,,,jannoman wrote: Thu Sep 19, 2019 2:18 pmAmba waxaan garanaya awoowgey Axmed Sool.....kornel guulwadayaasha gobolka Sool haysta ayuu aha......naag uu furey iyadoo uur yar u le.....intey nin cimraana guursatey ayaa ay inankay dhashey Maxamed baa loo bixiyey ninkii cimraan ayaaney siisay....20 jir bu ku gaadhey inuu cimran yahay.....amarka ilaahay ninkii wey kala tageen nin wacaysadana guursadey......Buuhoodle ayey dagtey.....inankiina cimraan ahaan ayuu Burco ku joogey.....aduu markii danbe ayey is hayn weydey.....markaasay u yeedhey oo ay runtii u sheegtey.........aduu labadii dhinacba wey ku qanceen runtii....sidii bu imika adeerkay ku yahay...oo uu Caligari ku noqdey....markaa haweenku hadey xumaato tirsadaan iyana raga wey la qaad waleeyaan........Jaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 19, 2019 1:25 pmWar Ninku maaha Midgaan ee waa Daarood isma ogaa .jannoman wrote: Thu Sep 19, 2019 8:14 am
i will give him my 17 year old daughter........and no Dhulbahante can stop me.........walaa Caligari wala Bahrarsame (my daughter's abtees) .......so help me Allah......
Cadownimada reerka sheekh Isaxaaq ( gaar ahaan habar awal ) , Caruurtii Darood waxay ka dhigeen Madhibaan .
28-sano kadib midgaan baad tahay ! Waa sheeko Iidoor ,
Sorry I don't buy it
Gabiley waxaa ka dhacday naag Sacad Muuse ah ayaa caruur Dhulbahantaha la basatay 1991kii
Caruurta iyo Naagtii Jabuutii ayaa laga helay 2000kii
Maxkamad ayay Dhulbahantahii la tageen reer Jabuutigii baa yaabay kkkkkk
Naagtii Sacad Muuse Jail 10 sano ah ayaa loo diray .
Sow maaha wiilkii markii danbe lagu dilay Kismaayo ?
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: I am Midgaan
hargaysaay wrote: Wed Sep 18, 2019 6:10 pm Guys i am 28 years old now and about a year ago i realized and was told that my parents are not my biological parents. Snet old timers know me as a Cidagale guy but thats my adopted father's clan. My real father is Midgaan.
Nice to meet ya.
Adigoo oromo noqda ayaa ka darnaan lahayd, dadka midgaha lagu yidhaahdaa waa dad Islam ah oo Somali ah markaa wax dhibaato ahi kuma jirto.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: I am Midgaan
Oromoduba wa dad Islam ah geeska afrika hada wabayxukuman itoobiyadi adkayd
Re: I am Midgaan
Adeeradey aabahay la dhashey waa 2 uun laakin waxaa qaraq ah inta ilmadeeradiisa laxmiga ah ayaa ilaa 40 gaadhaya......Ana muudh baan iskaga jira....dee waxaan ku idhi waa la iska kala tagay.....markaa inaan soo hubiyey noqoneysaa....ilaa 5 sano war uma hayo......caawaan raadin xogtiisii...Jaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 19, 2019 2:25 pmNinyahow sheekada oo kale waan maqlay ,,,jannoman wrote: Thu Sep 19, 2019 2:18 pmAmba waxaan garanaya awoowgey Axmed Sool.....kornel guulwadayaasha gobolka Sool haysta ayuu aha......naag uu furey iyadoo uur yar u le.....intey nin cimraana guursatey ayaa ay inankay dhashey Maxamed baa loo bixiyey ninkii cimraan ayaaney siisay....20 jir bu ku gaadhey inuu cimran yahay.....amarka ilaahay ninkii wey kala tageen nin wacaysadana guursadey......Buuhoodle ayey dagtey.....inankiina cimraan ahaan ayuu Burco ku joogey.....aduu markii danbe ayey is hayn weydey.....markaasay u yeedhey oo ay runtii u sheegtey.........aduu labadii dhinacba wey ku qanceen runtii....sidii bu imika adeerkay ku yahay...oo uu Caligari ku noqdey....markaa haweenku hadey xumaato tirsadaan iyana raga wey la qaad waleeyaan........Jaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 19, 2019 1:25 pm
War Ninku maaha Midgaan ee waa Daarood isma ogaa .
Cadownimada reerka sheekh Isaxaaq ( gaar ahaan habar awal ) , Caruurtii Darood waxay ka dhigeen Madhibaan .
28-sano kadib midgaan baad tahay ! Waa sheeko Iidoor ,
Sorry I don't buy it
Gabiley waxaa ka dhacday naag Sacad Muuse ah ayaa caruur Dhulbahantaha la basatay 1991kii
Caruurta iyo Naagtii Jabuutii ayaa laga helay 2000kii
Maxkamad ayay Dhulbahantahii la tageen reer Jabuutigii baa yaabay kkkkkk
Naagtii Sacad Muuse Jail 10 sano ah ayaa loo diray .
Sow maaha wiilkii markii danbe lagu dilay Kismaayo ?
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: I am Midgaan
Maxaan ku sheegayay ninyahowhargaysaay wrote: Thu Sep 19, 2019 8:52 amNo I am not Muuse Dheriyo. My subclan is called Hawle.Khalid Ali wrote: Thu Sep 19, 2019 6:00 am Midgaan is the true name madhibaan means noting midgaan means mid go malinba mid ba goaya. Midgaan were Kings before they were defeated by the ajji and isaaq. Hay Hagaysa are you muse dheriye
Hawle asalkoodu waa reer Daarood ah taasna shaki kuma jiro
Jigjiga iyo kilika 5aad hadda beelaha Daarood dumarkeena way Guursadan
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: I am Midgaan
Okay ina adeer bal inoo soo ogowjannoman wrote: Thu Sep 19, 2019 2:49 pmAdeeradey aabahay la dhashey waa 2 uun laakin waxaa qaraq ah inta ilmadeeradiisa laxmiga ah ayaa ilaa 40 gaadhaya......Ana muudh baan iskaga jira....dee waxaan ku idhi waa la iska kala tagay.....markaa inaan soo hubiyey noqoneysaa....ilaa 5 sano war uma hayo......caawaan raadin xogtiisii...Jaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 19, 2019 2:25 pmNinyahow sheekada oo kale waan maqlay ,,,jannoman wrote: Thu Sep 19, 2019 2:18 pm
Amba waxaan garanaya awoowgey Axmed Sool.....kornel guulwadayaasha gobolka Sool haysta ayuu aha......naag uu furey iyadoo uur yar u le.....intey nin cimraana guursatey ayaa ay inankay dhashey Maxamed baa loo bixiyey ninkii cimraan ayaaney siisay....20 jir bu ku gaadhey inuu cimran yahay.....amarka ilaahay ninkii wey kala tageen nin wacaysadana guursadey......Buuhoodle ayey dagtey.....inankiina cimraan ahaan ayuu Burco ku joogey.....aduu markii danbe ayey is hayn weydey.....markaasay u yeedhey oo ay runtii u sheegtey.........aduu labadii dhinacba wey ku qanceen runtii....sidii bu imika adeerkay ku yahay...oo uu Caligari ku noqdey....markaa haweenku hadey xumaato tirsadaan iyana raga wey la qaad waleeyaan........
Sow maaha wiilkii markii danbe lagu dilay Kismaayo ?
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: I am Midgaan
No dhibaato gacaliso.Timiro1999 wrote: Thu Sep 19, 2019 2:38 pmhargaysaay wrote: Wed Sep 18, 2019 6:10 pm Guys i am 28 years old now and about a year ago i realized and was told that my parents are not my biological parents. Snet old timers know me as a Cidagale guy but thats my adopted father's clan. My real father is Midgaan.
Nice to meet ya.
Adigoo oromo noqda ayaa ka darnaan lahayd, dadka midgaha lagu yidhaahdaa waa dad Islam ah oo Somali ah markaa wax dhibaato ahi kuma jirto.
Infact i had a thing for Midgaans long before i realized i was one.
I love being Midgaan. Just as much as anyone is content with who they really are.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: I am Midgaan
I have talked to him. But didnt meet him face to face.Jaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 19, 2019 2:21 pmWalaahi waa runtay propoganda maaha .hargaysaay wrote: Thu Sep 19, 2019 1:46 pmCome on thats just propoganda.Jaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 19, 2019 1:16 pm
28 years old ,,, oh okay okay
2019 - 28 = 1991
80% Aabaha wuxuu ahaa Daarood , waana laga yaaba 20% in Aabaha Dir ama Hawiye ahaa .
1991kii naaagahii Iidoor ee Hargeysa ay ku qabeen Daarood iyo reer koonfurta way la baxsadeen caruurtii ay uu dhaleen .
Reerkaaga ama Aabahaaga cusub miyaad arkay ( face to face ) mise waa lagu sheegay uun inaad madhibaan tahay ?
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: I am Midgaan
Hawle horta waxey degaan Jigjiga iyo dhulkaas soo maaha. Do you have any info on Hawle.Jaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 19, 2019 2:50 pmMaxaan ku sheegayay ninyahowhargaysaay wrote: Thu Sep 19, 2019 8:52 amNo I am not Muuse Dheriyo. My subclan is called Hawle.Khalid Ali wrote: Thu Sep 19, 2019 6:00 am Midgaan is the true name madhibaan means noting midgaan means mid go malinba mid ba goaya. Midgaan were Kings before they were defeated by the ajji and isaaq. Hay Hagaysa are you muse dheriye
Hawle asalkoodu waa reer Daarood ah taasna shaki kuma jiro
Jigjiga iyo kilika 5aad hadda beelaha Daarood dumarkeena way Guursadan
Markaa Midgaha galbeedka ayaan ahay.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: I am Midgaan
welcome brother, you are our brother and dont feel ashamed. viva midgaan.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: I am Midgaan
Khalid, it's extremely backward how you continue to denigrate your own fellow Somali, Muslim brothers that were oppressed through a backward, regressive caste system. You even put them down while bigging up Oromo iyo waxaanan aqoon.
I think it is even more unfortunate considering that you may even be of Madhibaan background yourself.
According to this 2017 University of Milan research conducted in Hargeisa, many Isaaq groups, particularly Garxajis and Habar Awal, and especially Sacad Muuse incorporated Madhibaan sections as a recognition of Madhibaan support to the clan in troubled times.
This is one incident where the Sacad Muuse elders acknowledge to the researchers one such incorporation of Madhibaan into the Sacad Muuse/Jibriil Abokor as a reward for helping defeat Gudabiirsi;

Starting from page 57 on, there are a lot of incorporations of Madhibaan clans that are admitted by Isaaq elders.
Again, it is not old and archaic information, the book was written in 2017.
And it is not other clans or people saying this but admission from your own elders including your Sultans.
And this was not info collected from anywhere else but in an independent Somaliland and in Hargeisa and Burco.
Here is the 2017 book titled The Gabooye of Somaliland with research conducted by the University of Milan.
https://pdfs.semanticscholar.org/7a37/4 ... d8e458.pdf
I would cease this prejudice against Madhibaan that you consistently have displayed. After all, you may have been incorporated from the oppressed group.
I think it is even more unfortunate considering that you may even be of Madhibaan background yourself.
According to this 2017 University of Milan research conducted in Hargeisa, many Isaaq groups, particularly Garxajis and Habar Awal, and especially Sacad Muuse incorporated Madhibaan sections as a recognition of Madhibaan support to the clan in troubled times.
This is one incident where the Sacad Muuse elders acknowledge to the researchers one such incorporation of Madhibaan into the Sacad Muuse/Jibriil Abokor as a reward for helping defeat Gudabiirsi;

Starting from page 57 on, there are a lot of incorporations of Madhibaan clans that are admitted by Isaaq elders.
Again, it is not old and archaic information, the book was written in 2017.
And it is not other clans or people saying this but admission from your own elders including your Sultans.
And this was not info collected from anywhere else but in an independent Somaliland and in Hargeisa and Burco.
Here is the 2017 book titled The Gabooye of Somaliland with research conducted by the University of Milan.
https://pdfs.semanticscholar.org/7a37/4 ... d8e458.pdf
I would cease this prejudice against Madhibaan that you consistently have displayed. After all, you may have been incorporated from the oppressed group.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: I am Midgaan
Viva Alshabab aswell.grandpakhalif wrote: Thu Sep 19, 2019 6:44 pm welcome brother, you are our brother and dont feel ashamed. viva midgaan.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1381 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 43 Replies
- 4321 Views
-
Last post by OliveOil
-
- 5 Replies
- 567 Views
-
Last post by afisoone
-
- 4 Replies
- 718 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 17 Replies
- 2274 Views
-
Last post by BARIIS&BASTOO_BOY
-
- 5 Replies
- 777 Views
-
Last post by ultimatenemsis
-
- 1 Replies
- 662 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 31 Replies
- 1485 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 68 Replies
- 3989 Views
-
Last post by hometown-hottie