Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by sahal80 »

mahadalla wrote: Fri Oct 25, 2019 8:59 pm ayaan darada haysata beesha ceyr waa xil shaqsi kasta oo ah xil raadis ilaa waagii Cabdiqaasin salaad loo magacaabay wasiirka arrimaha gudaha dowladii kacaanka ee Afweyne.

Cabdiqaasin Salaad Aabihii Salaad booy Nabadoon caana oo ku weyn beesha Ceyr waxaa dilay afwayne waliba mareexaan markaas ayuu afweyne ceyr ku sasabay xilka uu u magacaabay Cabdiqaasin salaad wiilka Nabadoon Salaad booy oo uu u magacaabay wasiirka arrimaha gudaha oo diyo ahaan ay u aqbaleen beesha cery .

Waa tii halgamaagii Saleebaan Saciid gacameey yiri markii la dilay Salaad booy " babaanshe iyo sabuux baan lahaa wey birmanayaane, bahda reer ciyow baan lahaa wey banaan tumiye Salaad boy halkii lagu dilay wali baroortaanee. Anigey ii banaantahay in aan u aaraaye Galgaduud ka kaca baraan boor ka shidayaaye"

Waa la o gaa tii ka dhacday ceyr dagaal aysan Rabin ayaa saleebaan faraha uga wasaqeeyey markii kudhufo oo ka dhaqaaq ka bilaabatay dhuusamareeb iyo guriceel, sheekadii HG vs Dowladii afweyne ayey isu rogtay.

Hada Sheekh Maxamuud hogaamiyaha ceyr hogaamiya Xil uu wiil kiisa la doonayo ayuu u tuuray danahii ceyr iyo HG isagoo door biday xilal isaga iyo wiilkiisa.

Hada dhuusamareeb waxaa laga soo buuxiyey Ciidamo muqdisho laga keenay haramcadka oo uu hogaaminayo nim Saleebaan ah oo iyaguna lava soo xulay jSaleebaan, Sacad, duduble oo dhaan xamar laga keeney iyo shalay oo lagu soo biiriyey ciidamada gorgor ee Abgaal.

Sheekh Maxamuud wali waa xil raadis waa nasiib daro in Xil uu ka weynaado aayihii beesha ceyr. History reaping it self runtii. Waxaan Ku faraxsanahay had a wixii lava bilaabo in Ceyr a an dib danbe loo maqashiin Karin in at caawiyaan laangaabyada mareexaan
:up: wallee historianka beeshaad tahay. aniga siyaasi kaste xoogaan ka haystaa laakiin waa cajiib cabdiqasim siduu mx u soo dhawaystey nimankii aabihiis dilay malaha magtii wasiirka gudaha buu ku dabiibay.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by grandpakhalif »

Qaraarka kaasoo carfay ilaa Ras Casayr ba laga dareemaya sxb, i noticed other sacad and saleebaan are always jealous of cayr mareexan good relations, did you knoe justva century ago Cabsiyo Cayr fled towards Mareexaan and joined Wagardhac, they are known as Cumar dheer and are very pro Marexan now, so their are blood relations, Cayr are the religious class of your clan and always follow the good, this is why they produces good governance like Sheikh Shaakir. The mooryanism and piracy is from Sacad and saleebaan. Its no wonder al shabab rules xarardheere and ceelbuur but cant come near cabudwaaq or guriceel!
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by Murax »

Whether Cabdiqassim is Marexaan or not he is a SADEtist to the core. From Dawladi Kacaanki to N&N :blessed:
User avatar
Turbulence
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2635
Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
Location: I take my time but I always win

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by Turbulence »

grandpakhalif wrote: Fri Oct 25, 2019 10:08 pm Did you knoe justva century ago Cabsiyo Cayr fled towards Mareexaan and joined Wagardhac, they are known as Cumar dheer and are very pro Marexan.
:mindblown: That is incorrect bro. Cumardheer are Wegerdhac. They lived with the Habargedir clan and paid qaaraan and shit with them but they never claimed them. When they kept getting attacked they moved away to live with the Reer Diini who helped fight off the Habargedir. Other Wegerdhacs refused to help them. There is another Wegerdhac subclan that lived with the Abgaal for a long time who left those areas during the civil war. I met quite a few of them and they speak with xaayoow accent but they know what they are and never claimed otherwise.
mahadalla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 504
Joined: Mon Oct 31, 2016 1:08 am

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by mahadalla »

sahal80 wrote: Fri Oct 25, 2019 9:16 pm
mahadalla wrote: Fri Oct 25, 2019 8:59 pm ayaan darada haysata beesha ceyr waa xil shaqsi kasta oo ah xil raadis ilaa waagii Cabdiqaasin salaad loo magacaabay wasiirka arrimaha gudaha dowladii kacaanka ee Afweyne.

Cabdiqaasin Salaad Aabihii Salaad booy Nabadoon caana oo ku weyn beesha Ceyr waxaa dilay afwayne waliba mareexaan markaas ayuu afweyne ceyr ku sasabay xilka uu u magacaabay Cabdiqaasin salaad wiilka Nabadoon Salaad booy oo uu u magacaabay wasiirka arrimaha gudaha oo diyo ahaan ay u aqbaleen beesha cery .

Waa tii halgamaagii Saleebaan Saciid gacameey yiri markii la dilay Salaad booy " babaanshe iyo sabuux baan lahaa wey birmanayaane, bahda reer ciyow baan lahaa wey banaan tumiye Salaad boy halkii lagu dilay wali baroortaanee. Anigey ii banaantahay in aan u aaraaye Galgaduud ka kaca baraan boor ka shidayaaye"

Waa la o gaa tii ka dhacday ceyr dagaal aysan Rabin ayaa saleebaan faraha uga wasaqeeyey markii kudhufo oo ka dhaqaaq ka bilaabatay dhuusamareeb iyo guriceel, sheekadii HG vs Dowladii afweyne ayey isu rogtay.

Hada Sheekh Maxamuud hogaamiyaha ceyr hogaamiya Xil uu wiil kiisa la doonayo ayuu u tuuray danahii ceyr iyo HG isagoo door biday xilal isaga iyo wiilkiisa.

Hada dhuusamareeb waxaa laga soo buuxiyey Ciidamo muqdisho laga keenay haramcadka oo uu hogaaminayo nim Saleebaan ah oo iyaguna lava soo xulay jSaleebaan, Sacad, duduble oo dhaan xamar laga keeney iyo shalay oo lagu soo biiriyey ciidamada gorgor ee Abgaal.

Sheekh Maxamuud wali waa xil raadis waa nasiib daro in Xil uu ka weynaado aayihii beesha ceyr. History reaping it self runtii. Waxaan Ku faraxsanahay had a wixii lava bilaabo in Ceyr a an dib danbe loo maqashiin Karin in at caawiyaan laangaabyada mareexaan
:up: wallee historianka beeshaad tahay. aniga siyaasi kaste xoogaan ka haystaa laakiin waa cajiib cabdiqasim siduu mx u soo dhawaystey nimankii aabihiis dilay malaha magtii wasiirka gudaha buu ku dabiibay.
The difference between Afweyne iyo kuwa hada jooga ee N&N. Afweyne ceyr lacag diyana waa siiyey Wiil koodii Xil uu u magacaabay laakiin kuwa hada jooga Sheekh Maxamuud lagac beena iyo Xilal beena ayey Ku maaweeliyeen HG dhexdeedana waa isku direen, Xaaf waa la ceyriyey asaga haduu ka aarsadaa.

Dhibta ceyr heysata waa Sheekh Maxamuud ma ogola wuuna iskala weyn yahay tolnimo ceyr nimo iyo HG nimo wuxuu badalkeed ka jecelyahay ahlusunanimo xertiisa federatiom ka ah iyo xil raadis uu Ku doonayo in familkiisa iyo xertiisa xilal helaan. Cabdiqaasin waa la mid, Daahir waa la mid kuli mabda'a ay aaminsan yihiin ayaa kala weyn dadkooda iyo tolkooda oo ay horumariyaan.
User avatar
Typhoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2210
Joined: Wed Apr 14, 2010 1:42 am
Location: Ubi concordia, ibi victoria - Publius Syrus

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by Typhoon »

Voltage wrote: Fri Oct 25, 2019 6:41 pm The only similarity is they are both from the seed of a Marehan man.

Everybody in Mudug knows Abdiqasim's real father is Xaaji Xaashi Jaamac Geri (Marehan) who was the governor of Dhuusamareeb for the Italians.

Xaaji Xaashi Geri was also the father of Siad Barre's 2nd most powerful wife Dalaayad Xaaji Xaashi.

I used to hear this from Marehan all the time and didn't believe it until my older brother saw a picture of Xaaji Xaashi at Maslax's home in Toronto and said wallahi Cabdiqaasim is the spitting image of Xaaji Xaashi.
Xaaji Xaashi ( nuur ugaas), was near wardheere when a divorced wife of salaad boy(cayr) came to him and married xaaji xaashi, she gave birth cabdiqasim, the question started from there, was she already pregnant or did xaaji xaashi make her pregnant?
xaaji xaashi was nabadoonka nuur ugaas at that time which by defacto makes him the highest ranking bah darandoole chief, which makes him suldaanka siyaad barre, and barre hiiraale at that time :o have you ever wondered why cabdiqasim is so close to hiiraale and siyaad ;)
salaad boy was killed by dalal ugaas (adali and and granpa)
the time cabdiqasim was born reer diini and cayr were in open conflict in dhusamareeb

Voltage, ciyaalkan iska daa, ask abdiwahab, he knows the story

President cabdiqasim, may allah bless him and give him long life
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Siyad Bare this Siyad Bare that’ :roll:

Moryaan caloosha ka bugta mesha so gashay..uff
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by Voltage »

Typhoon wrote: Sat Oct 26, 2019 12:59 am
Voltage wrote: Fri Oct 25, 2019 6:41 pm The only similarity is they are both from the seed of a Marehan man.

Everybody in Mudug knows Abdiqasim's real father is Xaaji Xaashi Jaamac Geri (Marehan) who was the governor of Dhuusamareeb for the Italians.

Xaaji Xaashi Geri was also the father of Siad Barre's 2nd most powerful wife Dalaayad Xaaji Xaashi.

I used to hear this from Marehan all the time and didn't believe it until my older brother saw a picture of Xaaji Xaashi at Maslax's home in Toronto and said wallahi Cabdiqaasim is the spitting image of Xaaji Xaashi.
Xaaji Xaashi ( nuur ugaas), was near wardheere when a divorced wife of salaad boy(cayr) came to him and married xaaji xaashi, she gave birth cabdiqasim, the question started from there, was she already pregnant or did xaaji xaashi make her pregnant?
xaaji xaashi was nabadoonka nuur ugaas at that time which by defacto makes him the highest ranking bah darandoole chief, which makes him suldaanka siyaad barre, and barre hiiraale at that time have you ever wondered why cabdiqasim is so close to hiiraale and siyaad ;)
salaad boy was killed by dalal ugaas (adali and and granpa)
the time cabdiqasim was born reer diini and cayr were in open conflict in dhusamareeb

Voltage, ciyaalkan iska daa, ask abdiwahab, he knows the story

President cabdiqasim, may allah bless him and give him long life
The funniest thing to me is the fake outrage from our two Abgaal and Xawaadle friends. They might as well be Isaaq on this matter. Maxay arrimahaan ka yaqaaniin? :lol:

Ku lahaa "Marehan rumour." These guys don't even know there was a "GAR" sit down about who Cabdiqaadim belonged to. My grandpa who was a young man told me he was there watching the proceedings from the sidelines. The guy who did the "gar" was Majeerteen/Cumar Maxmuud who was the head of the Capo Dubats in Mudug.

Xaaji Xaashi Jaamac was a VERY powerful man who would go on to become the preeminent tribal chief in Mudug, governor of Dhusamareb, and arose to national politics when Somali political organization started in the Trusteeship Administration. He was more powerful than many of these names you only hear about in 1960 but he died very suddenly before then.

Many of his offspring rose very high though two stand out in particular;

1. Dalaayad Xaaji Xaashi became Siad Barre's wife.
2. And Cabdiqaasim as transitional president :mrgreen:

What's so "Marehan rumor" about this? Saddam's mother who told him that isn't even Marehan. She's a Puntlander.

Xaaji Xaashi Jaamac Geri in Italian newspapers;

1. In 1951, upon Italy coming back as UN Trusteeship Administrator, the first clan to hold audience with the Administrator was Marehan, from both Mudug and Gedo. Xaaji Xaashi Jaamac led the Marehan of Mudug

Image

2. Upon the Administrator's travels in that same year Xaaji Xaashi welcomed him to Dhusamareeb

Image

3. In 1953, the Italians making peace between reer Diini and Cayr with Xaaji Xaashi leading the Marehan. In a subsequent article following that peace it says the Italians got involved after reer Diini "devastated" the Cayr. Ironically, in this same article, it later says while the Italians were making this peace, they heard WHILE IN THE MEETING that frustrated Marehan who couldn't loot Cayr because of the peace looted the Xawaadle and took off with many camels near Beled-Weyne. :lol:

Image

4. Xaaji Xaashi was one of the first batch of Consiglios (Administrative Deputies) along with Adan Cadde during the Somali national political organization during the Trusteeship.

Image

5. Xaaji Xaashi Jaamac as the Somali spokesman in negotiations with the Trusteeship about the sort of advisory role Somalis wanted in their own affairs between the UN and Italy in 1952

Image

The sudden death of Xaaji Xaashi Jaamac was a huge loss to Marehan personally because he was at the apex of national leadership in the early colonial Trusteeship and who knows what it signified for Somalis if he lived and took one of the top roles in the post-colonial state as he was destined?

Would the 1969 Coup even have happened if Xaaji Xaashi was alive and in a top role as Siad Barre's father in law?

Many people don't know but one of the most important reasons Siad Barre rose so high to become even Commander in Chief was because of the doors the name of his father in law opened even years after the man's death.

So guys, every single Marehan knows Cabdiqaasim was the longest serving minister in the Kacaan because his brother-in-law was president (Dalaayad's husband) :mrgreen:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by Voltage »

Btw just earlier I was watching Ronan Farrow's interview by Steven Colbert. The similarity to this discussion is so ironic. :mrgreen:

So basically Ronan is "officially" the son of the actress Mia Farrow and Woody Allen, but EVERYONE knows Ronan's real father is Frank Sinatra.

Steven Colbert waa xaasid caadi ah, look at what he says to Ronan when he talks about people following people that looked like him during his investigation into Harvey Weinstein. When Ronan says "people that look like me" Steven is like "you mean people like Frank Sinatra?" :lol:

Starting 2:10

User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by Django »

You mean OJ Simpson and Khloe Khardashian?

So voltage how come Ceyr claim A/Qassim is their son?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by Voltage »

Django wrote: Sat Oct 26, 2019 5:06 am You mean OJ Simpson and Khloe Khardashian?

So voltage how come Ceyr claim A/Qassim is their son?
It's embarrassing for any man to claim they ransacked another man's house...although it has happened since the beginning of time. :mrgreen: :)
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by Django »

Voltage wrote: Sat Oct 26, 2019 5:13 am
Django wrote: Sat Oct 26, 2019 5:06 am You mean OJ Simpson and Khloe Khardashian?

So voltage how come Ceyr claim A/Qassim is their son?
It's embarrassing for any man to claim they ransacked another man's house...although it has happened since the beginning of time. :mrgreen: :)
What typhoon said is more realistic.

You cant claim Xaashi Jamac was Ciyala suuq sleeping with other peoples wives.

According to Islam if you sleep with someones wife the child belongs to the spouse husband when it comes to legality.
So if Voltage is saying is right then the father is not Xaji Xashi on the legal point of view where inheritance, blood money comes to play.

But if what Typhoon said then that is all another issue. Because we lost an entire community to HG i.e Sacad.
I think Somalis should not hasten to marry and wait till they finish the edah of a divorced woman or a widow. 3 months 10 days/ 4 months 10 days to establish if there is a pregnancy. That is the Xikma of the waiting period.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by Voltage »

Django, it's a "joke." As I have said before, the whole "gar" was settled by the dumb and unscientific "let's count the months"bs.

When Abdiqassim was born, they counted back and said he could not be Xaaji Xaashi's son unless Xaaji Xaashi had a dalliance with the lady while Salad Boy was married to her. So obviously Xaaji Xaashi denied it and the baby was given to Salaad boy.

What if he was a premature baby? I mean it's just not scientific to awsrd custody the way it was done.

In any case like I said, my brother has seen Xaaji Xaashi's picture and Abdiqaasim looks like his twin. It's said Cabdiqaasim always felt embarrassed to stand next to Dalaayad in Villa Somalia because of their similarity
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by Voltage »

Voltage wrote: Fri Oct 25, 2019 7:23 pm They did the whole if the baby is born with certain time blah blah Somali odaya try to do as gar.
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Farmaajo is a repeat of Abdiqasim

Post by Django »

somali women especially in the past seemed to have married quickly after separating from her husband. The stigma related to being a divorce was very high.

Also Salad boi did was a good thing uu asturey. Which most somalis would say "that thot's child aint mine".
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”