War wuxu calaacal badanaa, hadaydaan ragg iska celin karin maxaa meesha idin keenay. Ordayoo galguduud iskaga laabta oo aqbala gumaysiga habar gidir, mise iska jooga oo si sharaf leh ugu hoos nolaada mareexaanka/Ogadeenka asalka reer waamaha ah.
Moalimu jubbaland buu qaban doona miyaa sidaan ku dambaysay, ileen ceeb looma dhinto.
Janan baladxaawo banaankeeda ayuu fadhiyaa.
