Page 3 of 5

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 8:40 am
by sahal80
jab weyn aa ka raacey weerar ay rabeen inay macnawiyaadla ku sameystaan cala asaas waa meesha xassan sheekh joogo




Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 8:43 am
by Sbashi
If wishes were horses, beggars would ride. They 4 tekniko have been captured and the soldiers surrendered to the government. This is the all the power MM have.



"DEGDEG Ciidamada Dowladda Somalia ayaa la wareegay gabi ahaan isgooska Fagax Sanca ilaa iyo Goobihii ay joogeen Maleeshiyadkii Ay Soo Direen Xasan Shekh iyo Shekh Sharif.

Dagaal dhax maray daqiiqado kooban labada ciidan kadib waxaa si awood ah loogu ceeriyay goobihii ay fadhiyeen Maleyshiyada Dowlad Diidka Ah."


This fantasy is coming to an end, HSM and the rest of mooryaan are preparing to run to Xalane but they will be captured inshallah. The MM who are not part of this will be free to oppose as they always did and is their constitutional right.

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 9:01 am
by sahal80
ayagoo toos loo ceyrsanaayay aan arkaayey mirinaayo. xaadoole cashar uu u dhigay



waa kuwaas la sii burinaayo

:dead: :russ:


Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 9:08 am
by AbkoowDhiblaawe

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 9:31 am
by sahal80
labo jeer ay ku jabeen mirnaayo. km4 ha ka bilaabato si dhowr jabhado loogu furo

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 9:48 am
by kaliil
50ki wiil waa la baacsaday.

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 10:15 am
by sahal80
NISA markii si xun loo jabiyay ay soo wateen tankiyadii turkiga waana la record gareeyay turkey aan aragno waxay ka sameyn. mudaharaadka in loo isticmaalo waa u diideen laakin tan waxay ka dhigan tahay dagaal ka dhan ah MM oo meesha ka saareysa dhexddhexaadnimadooda





Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 10:26 am
by AbkoowDhiblaawe
Dowladda hore got defeated 3 times today.

Adeerkey xaadole waa libaax

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 10:28 am
by TheGrumpyGeeljire
kaliil wrote: Sun Apr 25, 2021 9:48 am 50ki wiil waa la baacsaday.
Saaxib Xamar is NONE of your business. Stop being a NN fan boy.

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 10:36 am
by grandpakhalif


Calaacalkaan manaan arag haday mooryanta.guuleystan guul Farmaajo :pac:

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 10:51 am
by Sbashi
sahal80 wrote: Sun Apr 25, 2021 10:15 am NISA markii si xun loo jabiyay ay soo wateen tankiyadii turkiga waana la record gareeyay turkey aan aragno waxay ka sameyn. mudaharaadka in loo isticmaalo waa u diideen laakin tan waxay ka dhigan tahay dagaal ka dhan ah MM oo meesha ka saareysa dhexddhexaadnimadooda




They got chased :lol: :lol:



These APCs must be an illusion, the turkish have taken away the real APCs. And they didn't allow Gorgor to access it.

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 10:53 am
by Sbashi
The real war was not with NISA but with Gorgor and Haramcad. Ciyaar waa galin dambe.

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 11:23 am
by sahal80
koonfurta Xamar ay ka qaraxdey we have kaaraan and abdiazeez on lock. Cali yare biintiis waaye kuwii fagax iyo sanca miraanyo aa la isugu geeyay dagaal la,aan waana sababta ay u soo jabeen. deyniile iyo barmooda silent coup ayaa ka socda oo gudoomiyaha deyniile wado.




update.



Murusade waa soo galeen waa gudoomiyaha deyniile first gudoomye to defect

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 12:00 pm
by LeJusticier
TheGrumpyGeeljire wrote: Sun Apr 25, 2021 10:28 am
kaliil wrote: Sun Apr 25, 2021 9:48 am 50ki wiil waa la baacsaday.
Saaxib Xamar is NONE of your business. Stop being a NN fan boy.
Horta what's wrong with this nacas idoor. Idoor have many nacas walee

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Sun Apr 25, 2021 12:18 pm
by kaliil
Muqdisho waa lagu kala adkaaday. Mooryaantii waa wax la qabqabtay iyo wax baxsaday. Dameer culusow iyo laxda Ina cabdishakuur waa Ina lasoo qabto oo xabsiga lagu tuuro.