Page 3 of 3

Re: Madoobe plans a two year exension

Posted: Sat May 29, 2021 1:20 am
by gobdoon
Waxas naar ba ku geleysan ilma MX somalinet, hadad wada aaminsan tihiin burburinta magalada iyo dagaal, dabka shidaysan alaha idinku gubo
Tasu wa maskax Qabiil, weligin hadafka ma garaysan ee ka fekera magalo ama mamulku Mx ha ahado ama yusan ahan aad dadka si nabad ah kala nolatan
Kismayo wa magalo Somali cid gaar u lehna ma jirto ee Ilahay siday ahan jirtay beri samadki ha ku celiyo oo magalo ka caagan Qabiil, qofka ku cusubna lo yaqano GALTI iyo isdhexgal bulsho ISBORTI iyo saxib tinimo iyo nin walba kartidi iyo wuxu shaqaysto
KISMAYO IYO NIN WALBOW KISTA

Re: Madoobe plans a two year exension

Posted: Sat May 29, 2021 5:26 pm
by Caytame
lol the pipe dreams and the delusions of grandeurs we normally see in this section is getting ramped up. :lol:


However, I have to say, you're partly right. The 2 year extension will be put in place after his current term expires, before he runs for another term.