Baladweyne elections started

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
OwQariib
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 384
Joined: Sun Nov 14, 2021 9:56 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by OwQariib »

sahal80 wrote: Sun Feb 27, 2022 6:56 am
OwQariib wrote: Sun Feb 27, 2022 6:23 am Ustaad ileen Gaaljecel dhiig maleh, Jeesow awalaan ku tashanayn bal ma mid kaloo Fahad wato aa xildhibaan noqon rabo :lol:

Congrats on kuraasta HS. 15th March is the 4th or 5th time of election delay Soonka kusoo gaara doorashada it seems.
kan Fahad wato cumar faruuq ma soo baxayo waxaa soo baxaya mid la dhoho maxemed caanooy oo booska aamino UDP geli doona. kursigaan Abtisame waa reer ugaaskooda dhaqanka ayaa saameyn kuleh cidii ay la rabto oo caanooy ah

Abgaal, HG, Murusade, Duduble iyo baadicade Farmaajo cod kama heesto.

Doorashada madaxwenaha wey dhaceysaa xataa hadii ramadaan soo galo beesha caalamka ayaa xoog u diidey inta yar oo hada lagu darey. Deni oo shiid ah ayaa dib u jiidaya kuraasta boosaaso asagoo raba inuu marka hore lacag UAE ka helo weyna u diideen inuu isa sharaxo. safar kale uu gali rabaa!

Ofc Ramadaanka waa la qaban karaa doorashada, Badbaado Qaran oo hub wato ayaaba ramadaan kusoo aadanaayeen i remember CBB telling people war Ilaahay ka baq soonka ha iska jabin, dadkii dhahaaye Farmaajaa la cunaa amay qalad u fahmeen :lol:

Deni ciyaal howlwadaag and former UDP minister, if he made xulufo with anyone it would be HSM not Kheyre. Labo nin oo ganacsato ah waaye mahane wax kale iskuma lahan.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by Kees70 »

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

Deni waa soo dhajiyay boosaaso 16 min shanta ilaa lixda march

wuxuu u soo hormariyay safarka qaraabashada oon ka baqaynay inuu ka hor boosaaso galo :lol:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

CBBda Gedo maxay been dadkooda u sheegeen they claiming maxamuud abuukaate oo aad u dhaliila Farmaajo iyo khaliif cumar ahaana mucaarad weyn xiligii Kheyre

Khaliif Cumar aad baan u aqaan ka badan 10 sano wuxuu ahaan jiray midka mid ah kuxugeenada gudoomiyaha hiiraan ka hor hirshabelle

Doorashadii 2017 ayaa beenebeene oo mareykanka ka yimid UPD ku biiray wuxuu marka chance ka raadiyay Farmaajo sidii Fiqi oo kale kadib waa looga baxay waa ka horyimid hada wuxuu la saftey Rooble waa Rooble team Shariifna waa lagu xantaa wuxuu ka mid ahaa xildhibaanadii farmaajo ka keenay mooshinka i already posted his video


Abuukaate waa nin mucaarad ku ahaa farmaajo waligiis




look this miskiin maalin walbe been ayuu ku cabaa reer Gedo :pac:




User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

Update
Xildhibaanada XL oo ka soo baxaya mucaaradka so far waxaan sheegay Qoono iyo Cabdirizaq omar.

Sanbaloolshe waxaa ku dhagan dabageed oo leh isku jufaanahay anigaa ku baxaya wax qaybsiga Cali madaxweyne. wuxuu taageeraa Nuur iidle beyle oo asaga dhisay oo ay isku jufo yihiin Cali Cosoble. hadaba Cali Cosoble oo mucaarad weyn ah ayaa khadka soo galey si uu meesha uga saaro Nuur iidle wuxuuna u socdaa Baladweyne.

Xildhibaan Goodax oo soo gaarey Baladweyne. waa soo gudbin doonaa xogtiisa


https://fb.watch/bu8ig9ISRU/



Ugu danbey Yuusuf black oo heley kursigii Jijeele saan mar hore sheegnay waa madaxda Himilo Qaran. maalin madoow ay u eheed Farmaajo 6 xildhibaan oo wada mucaarad ah :myman:
User avatar
MrSinister
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2797
Joined: Sun Sep 18, 2011 5:35 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by MrSinister »

Why is farmajo agains this young woman?

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

Mrsinister

Doorashada Baladweyne beelaha Hiiraan baa goaamiya Cali Guudlaawe ma faragashan waa iska marqaati. Gaaljecelka waxaa ka masuul ah Hirshabelle speaker asaga waaye kan ugu xun wuxuu goaansadey inuu muxaafid bas soo saaro wuxuu wataa jeesow, Maryan haaruun oo muxaafid ah. aamina wuxuu uga taqalusi rabaa waa jufadeyda abtisame reer ugaas waxaan siinaa cumar faaruuq oo jufi kale ah canug fahad wato laakiin ugaaskiisa ayaa wata nin la dhoho maxamed caanooy oon filaa inuu soo boxo oo abtisame ah atleast kursigaas inay F&F qaadan

mucaaradka ayaa marka pressure saarey Guudlaawe inuu soo fara galiyo laakiin siyaasadiisa waa inuu beelaha hiiraan uga danbeeyo waxooda sideey kula heshiiyeen.

mucaaradka soo baxay dhan beelahooda baa watey sida 4ta gugundhabe


Dabageed iyo gudoomiyaga Hiiraan oo Xawaadle ka masuul ah waxay ku shaqeeyaan lacag intaan ka aheen hal xildhibaan oo la dhoho nuur iidle laba sababollod. waa ninka asaga dhisay oo ah tuug F& F u shaqeeya iyo asagoo leh sanbaloolshe waa igu jufo hoose hada marka Cali cosoble oo kan tuuga isku jufo hoose yihiin ayaa soo galey meeshana ka saarey dabageed iyo sanbaloolshe waa isku jufo. xildhibaanada kale waxay dhiibeen min $100k sida mid la dhoho Xuldhibaan farxiyo muumin oo canug Kheyre watey meesha ka saartey oo ka lacag yaraa waa reer ugaas
xildhibaan sameera xaaska speaker mursal oo $100k shubtey

Mp Cabdirizaaq Cumar waa asagana shubay

Mp Qoono oo shubay

kuwaan oo ugu lacag badan ayaa xirtay kuraastooda
Last edited by sahal80 on Thu Mar 03, 2022 1:13 pm, edited 2 times in total.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

wiilkaan awoowaha u ahaa Cali Cosoble oo iskeenay

Cali madaxweyne oo doorashada qalqalgaliyay iyo hirshabelle oo codsatey 400 oo itoobiyaan ah in 8-9 bisha lageeyo xarunta doorashada. Rooble indhaha ku haay meesha

inshallaha uu meesha ka saaro Nuur iidle

Cali Cosoble wuxuu ka soo jeedaa haruun Cali madaxweyne oo dega ceelgaabta iyo feerfeer Ethiopia ilee xuduuda maxaas iyo matabaan. ayaga iyo agoon jufada goodax waxay aad u cayaaraan dhaantada. waa ku raaxeystey dhaanta hiiraankooda oo unique ah.

look this unique dhaanto
https://fb.watch/bwKuHvdz9i/



https://fb.watch/bwJYfp_lDO/



Xawaadle mucaarad waxaa ka soo baxay

Qoono
Abdirizaq Umar
Farhiya mumin

Goodah loading. canuga laftagareen ku hooyada dabeeshaa la raacsiin.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

Saraakiil taageersan Sanbaloolshe iyo xildhibaano doonka oo Lamagalaay la wareegey xarunta Maamulka iyo Doorashada. shakey ayaa la ha kiyay odayaasha soo xulaya ergada kadib markii ciidanka ku goodoyeen inay soo faragalinayaan

Madaxa SEIT Diini oo la saftey Dabageed iyo Guudlaawe oo loo soo jeeday unuu Badalo

Guudlaawe waa is dhiibay laakin Dabageed ayaa diidan








User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

been waaye warka Sheegaya in Cali guudlaawe furay doorashada kuraasta Xawaadle waxaa furey hubka lamagalaay :lol:

car ha furo kuwa gaaljecel oo loo xiray Jeesow iyo kuwo kale

waxey markii hore ku heshiiyeen in Dabageed maamulo kuraasta XL speakerna maamulo kuraasta Gaaljecel waxaa la wadey Fahad oo speakerka aad u heesta asagaa diidan Aamina. Dahir jeesow waxaa loo sameeyay malxiis wasiirka amniga. xildhibaadad maryan haarun oo loo xiray waana sadex Farmaajo taageersan

heshiiskii ayaa hada ka buray dhinaca xawaadle kadib markii kuraastooda la boobiwaayey. Guudlaawe ayaa soo dhexgaley oo la saftey murashixiinta xildhibaanada XL oo hubeysan muxuu furaa waa goor la hadiday?



Xoogaa shacbiyad uu ka helay XL

Shaley oo dib udhac ku yimid jadwalka odayaasha ergada xulaya kadib markii loo xiray xildhibaano amar Dabageed uu ku siiyay Diini madaxa SEIT


yar mucaarad ku ahaa Guudlaawe

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

waa u soo noqon taxliilka

kuraasta aan qabqabsi weyn ka jirin
Daahir jeesow gaaljecel
Cabdi yuusuf Xawaadle Hop 10

iyo yabar madaxweyne Xawaadle





Lamagalaay aad ay u kacsantahay ilaahey ha fududeeyo
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

Money vs Dhaqan

i told you before Karoore backed by Waares older brother who is their Nabadoon. now Rich Malik Abdalla who runs security company in Xalane Xamar is competing with Karoore did he gave dabageed a share of the Baladweyne airport terminal? Tuug Dabageed closed it demanding money.




Waare brother backing karoore

https://fb.watch/bEEND9Q13M/
Daahir jeesow iyo wiil malxiis ah oo uu adeer u yahay. 100% Dahir jeesow. remember i said last time car guudlaawe ha furo? he is just scared Hawadle who won't accept this.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”