Pro and Cons of each Presidential Candidates for individuals States

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Pro and Cons of each Presidential Candidates for individuals States

Post by sahal80 »

kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Murusade live in burfiiq that exists only in facebook waa baarey inleen warkiisa dhan waa facebook post.

waa dhici kartaa in reer iyo labo la degaan laakin jufa ha gaarsiinina iyo labo jufo :pac:

Dhuusamareeb Xawaadle waa joogaan meesheegan karaan?

tan kale Dhulkaan xawaadlaa ka taliya oo jidka buurfiiq hada u dhisaya waa dhulka aada deefow ooy diideen in buundo laga dhiso waa dhulka baladweyne laga xoreeyo oo dooxada shabeele ka soo gali jirtey labada dhinac magaalada loomana ogola in hal cid dejiyaan jijeele but you can claim maxaas and buurfiiq on facebook.

Mudug waxaa looga talin jiray baladweyne oo caasimad u aheed hadaan ka mid ahaan laheena anagaa ceelbuur maanta u talin laheen intii HG u talin laheed marka duduble adinkaa isku status tihiin anaga laba koleeyba Baladweyne ayaan ka talinaa oo mudug dhan hoos imaan jirtey



wadada farmajabaaley buurfiiq oon dhisayno. xawaadle waxay ka degaan dharkeynta, tog abeesaale, farmajabaaley, Ilaa mustaxiil waana meesha ciidankooda magaalada ka soo galay markii al shabaab laga saarey oo ilaa hada maraan


this is the buurfiiq in the map dharkeynta waa Xawaadle that why are building the road. meeshaan waa isku jir jijeele jareer iyo Xawaadle dharkeeynta, doolow madow ilaa deefow? jijeele buurfiuq, maroodile. farlibaax.

you can see dharkeynta in the map next to buurfiiq
"Dharkeynta, Qoraxsin Beledweyne


look where its says hawadle qoraxsin.



kulahaa veto kuma lihidin. Veto maahana lacag jizyo ay idinka qaadi karaan :pac:
17. Dhoqor,
18. Digsi
19. Dolo Qooyan, Qoraxsin Beledweyne
20. Dolo Yabeen,
21. Doolo Biciid
22. Doon Dheere
23. Doonka
24. DurDur
25. Eelaaley
26. Gadoon,
27. Galyare
28. Garaash
29. Garab Den
30. Garasley
31. Geel Madow,
32. Gumburlaawe, Qoraxsinta"

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Pro and Cons of each Presidential Candidates for individuals States

Post by sahal80 »

Mudug hadaan ka tirsanaan laheen Baladweynaad hoos joogi laheed. sadex qolaad ku hoos jiri laheed meel kaste
:dead: :deadrose:

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Pro and Cons of each Presidential Candidates for individuals States

Post by grandpakhalif »

OwQariib wrote: Sun Mar 27, 2022 5:41 pm
Kees70 wrote: Sun Mar 27, 2022 2:34 pm :pac: kkkk walahi Owqariib you made me laugh

, kulaha HG cried for Deputy Mayor posts of Mogadishu, sxb you do realize HG has Deputy Positions all over South Somalia Cities and the whole S/hoose Deputy Governor is HG and so is both Marka and Baraawe deputy mayors are HGs.




As for the Banks, Murursade own 0 none, we all know that Premier bank is Cayr, IBS is Sacad and Salaam/Hormuud is duduble, in fact all the banking and telecommunication sector in Mogadishu is dominated by HG.

Sxb lets end this, my point of the discussion is that Hiiraab and Murursade are not equals, and that Hiiraab will hold Xasan kheyre Hostage in Mogadishu if he becomes President just like they held him hostage when he was PM, masaakinta Murusade somaliya oo dhan labo tuulu ka dagaan labadana al-shabab kataliyo, and here you are telling us otherwise kkkkk :lol:

Forget the banks, Hormuud is Murusade property. CEO Axmed Sacuudi is Ayansame and half brothers of Axmednur J. We raised the man and he built us a well in Ceelbuur after the 2001 conflicts.

If by held hostage you mean what Hiraab did to HSM and Sharif then keep dreaming. They gave every qandaraas to their clans and you still hate them for their political blunders. If Kheyre works towards a central government or federalism he's going by the book, he will know even more the wasted value in appeasing people who don't appreciate it.
Axmed Sacuudi nin rag waaye he helped finance many diaspora homes in Darusalaam. Hes the only guy who can approve down payment homes. I can confirm he is big boss in Hormuud
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”