Muse biixi should consider to resign

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by theyuusuf143 »

Timiro1999 wrote: Sat Nov 05, 2022 2:21 am
theyuusuf143 wrote: Wed Nov 02, 2022 5:37 am Wax kuu diyaar San ma jiraane kafanta uun usii diyaariya caruuraha idinka saqiiri doona. Waa run muuse biixi politics buu ciyaaraya laakiin labada dhukuran ee garxajis marku mayd garaacaba baroor iyo muusanaw bay reerkooda la aadaan. In muuse la meeraysto yaga waa xirfad siyaasaded laakiin inuu cirro xabada isaga dhigo caruuraha muuse cabdale waa crime. Maxamuud xaashiba muuse wuxu Ku yidhi xisbi kuuma hayee orod is deber. Muu barooran manuu odhan Habarjecloy muuse iga celiya. Ee intu u fekeruu baarlamaanka Ka qabsaday. Aduunyada waxan ugu necebahay siyaasiga beeshiisa dhiig faraha u geliya. Cod buu kugu leeyahe xaq kuuguma laha inuu dagaal Ku geliyo. Imikana waxan idinkula dardaarmaya Ka fogaada xeryaha dawlada hana u kala eexanina raga garxajis ee tartamaya. Gaboose iyo kuwa kaleba codkiina siiya. Hadaad caqabad Ku noqotaan xisbi idiin soo bixi maayo wadanina liisannkiisu wuu dhacaya. Ugu yaraan 20 caruur ahna way idinka dhiman somaliduna way idinku digan .

lol ma GARXAJIS baad ku leedahay xisbi idiin soo bixi maayo ilayn hadal ax ma yidhaahdo, bal hakaa inaga yara baandhee, horta yaad GARXAJIS moodey adeer kuwa lugaha qababa lama loolnee maxaa ku luraaya laangadhe.
Teeda kale maxaa amuuraha GARXAJIS iyo ninkay u codeynayaan ku geliyey haku dhex waalan dad iska kaa xiga yaad dhexdooda ka siibane anagaa og ninkuu tolku wato iyo ka kala jebinta tolka meesha u jooga ee cadawgu soo adeegsanayo marka haku daalin
Waatan tiinee , labadiinan doqon waan isu meherin lahaa. Isku cillad baad tihiin. Xisbi garxajis siduu kusoo baxaya hadii laga hor istaago dadkii u codayn lahaa ? Ma siilkaagu kasoo baxaya xisbiga garxajis sawdigan gaboose inuu taayir rogoba u diidan. Sidii warsangeli walaahi baa saaxada laydinka waayi. Minority Pro max. Waxay maatida gadhka leh ee burco Ku uruurtay idiinku talisay waxad Ka dhaxashaan waxba hayga siin. Magac xumadiinu will be trending for the next couple of years. The only hope you have is gaboose oo xag ilaahay kasoo baxa.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Post by kaliil »

Tartanka ururada ururada hadii ka qaybgalno WAA la ogyahay Inuu waddani kaalinta 1aad gelayo laakiin sharci jebinta iyo mudo kordhinta sharci darrada ah syaanu diidanay. Doorashada madaxtooyadu WAA distoori oo dib looma dhigi Karo xisbiyada oo heshiis ku ah mooyaane. Taariikhda hore Uma dhicin Ina madaxweyne loo sameeyo mudo kordhin heshiis lagu ahayn IMIKANA lama aqbalayo wax heshiis lagu ahayn. Siilaanyo iyo Faysal raali Bay ka ahaayeen mudo kordhintii riyaale loo sameeyay oo kuwii ogolaaday e saxeexay heshiiskii beesha caalamku ku dhexdhexaadisay. Faysal iyo Cirrona raali Bay ka ahaayeen mudo kordhintii siilaanyo loo sameeyay. Muuse haduu ku fashilmay Inuu doorasho qabto Inuu iscasilo ayay ahayd ama 9ka bilood e komishanku sheegeen inay doorasho ku qaban karaan loo kordhiyo muuse iyo 2da xisbi.
Muuse wuxu ka baqanayaa Inuu la tartamo Cirro oo bulshada 80% taageersantahay laakiin wuu ku qasbanyahay Inuu Cirro la tartamo. Rag xisbiyadooda kusoo tabcay ayuu leeyahay aayar Hala baabiiyo Ana aan sii fadhiyo kkkkkkkk. Ururadu way furanyihiin oo WAA kuwaa hawshooda wata laakiin waxa la kala reebayaa oo 3 Soo baxayaan doorashada madaxtooyada kadib.
User avatar
noer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 747
Joined: Sun Jun 19, 2022 12:06 am

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by noer »

theyuusuf143 wrote: Sat Nov 05, 2022 3:29 am
Timiro1999 wrote: Sat Nov 05, 2022 2:21 am
theyuusuf143 wrote: Wed Nov 02, 2022 5:37 am Wax kuu diyaar San ma jiraane kafanta uun usii diyaariya caruuraha idinka saqiiri doona. Waa run muuse biixi politics buu ciyaaraya laakiin labada dhukuran ee garxajis marku mayd garaacaba baroor iyo muusanaw bay reerkooda la aadaan. In muuse la meeraysto yaga waa xirfad siyaasaded laakiin inuu cirro xabada isaga dhigo caruuraha muuse cabdale waa crime. Maxamuud xaashiba muuse wuxu Ku yidhi xisbi kuuma hayee orod is deber. Muu barooran manuu odhan Habarjecloy muuse iga celiya. Ee intu u fekeruu baarlamaanka Ka qabsaday. Aduunyada waxan ugu necebahay siyaasiga beeshiisa dhiig faraha u geliya. Cod buu kugu leeyahe xaq kuuguma laha inuu dagaal Ku geliyo. Imikana waxan idinkula dardaarmaya Ka fogaada xeryaha dawlada hana u kala eexanina raga garxajis ee tartamaya. Gaboose iyo kuwa kaleba codkiina siiya. Hadaad caqabad Ku noqotaan xisbi idiin soo bixi maayo wadanina liisannkiisu wuu dhacaya. Ugu yaraan 20 caruur ahna way idinka dhiman somaliduna way idinku digan .

lol ma GARXAJIS baad ku leedahay xisbi idiin soo bixi maayo ilayn hadal ax ma yidhaahdo, bal hakaa inaga yara baandhee, horta yaad GARXAJIS moodey adeer kuwa lugaha qababa lama loolnee maxaa ku luraaya laangadhe.
Teeda kale maxaa amuuraha GARXAJIS iyo ninkay u codeynayaan ku geliyey haku dhex waalan dad iska kaa xiga yaad dhexdooda ka siibane anagaa og ninkuu tolku wato iyo ka kala jebinta tolka meesha u jooga ee cadawgu soo adeegsanayo marka haku daalin
Waatan tiinee , labadiinan doqon waan isu meherin lahaa. Isku cillad baad tihiin. Xisbi garxajis siduu kusoo baxaya hadii laga hor istaago dadkii u codayn lahaa ? Ma siilkaagu kasoo baxaya xisbiga garxajis sawdigan gaboose inuu taayir rogoba u diidan. Sidii warsangeli walaahi baa saaxada laydinka waayi. Minority Pro max. Waxay maatida gadhka leh ee burco Ku uruurtay idiinku talisay waxad Ka dhaxashaan waxba hayga siin. Magac xumadiinu will be trending for the next couple of years. The only hope you have is gaboose oo xag ilaahay kasoo baxa.
dude. i never seen timiro respond to cagders. kolkay idoor ku qarwan cagdertu, timiro wahay edaynjirtay msb. i'm pretty sure she got a soft spot for cagders. she always on another somaliland tribe's case. wahad no mujinaysa cuqdadad uqabtid idagale hadad la murantid timiro

truste me. she is cagderlander. her n kalil always trynna turn landers against each other. heego against garhajis. garhajis against dolbahanta. even h. yonis against idagale :notsure: always wonder why they quiet as a mouse when others hit slans. especially cagders

:ufdup: cagders stop hiding behind idoor tribes. i got major problems wit bihi too. his treasoblnous abandonment of east badhan. letting magerenland occupy wasakhgalis. even helping governor deni in last year's gosaso war. b***ch a** nigga even gave back territory that musse ismail conquered from wasakhgalis. i was the only nigga here talking about the goveenmen n even opposition neing soft on wadakhgalis. i can't stand this f**ked up presidential system. corrupt a** gurti. don't see me pretending to be another tribe

ideal world. june 26 basic law n election system. 1st past the post. guaranteeing seats for constituency based on population no matter how many boycott or vote. including the wasakhgali traitors who boycotted lady year's eoection. in wasakhgali constutuency, the only candidates gonna be a wasakhgali. no matter if wasakhgalis boycott, the 1st past the post winner gonna be someone from that constitency. f**k gurti. we shoulda had an executive pm chosen by parliament. we would never worry about expired presidencies. pm term depends on will of parliament

but yeah. trust me. when u see someone who never posts. until landers arguing. no doubt that nigga prolly not a lander. especially if she quiet as a mouse against other tribes. u can quote me on timoro. i never forget. everytime cagders engage idagale. she alway blamed msb. cagder aya iskis kugu cayay. maha msb kenay. no doubt we had problems wit msb. we beat the nigga. but if cagder attacking you now why shifting blame to msb for today's attack from cagder attack. everytime. timoro. why
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by Timiro1999 »

Yusuf jajabanow weligaa laandheere looma dardaar weriyo adeer yaad na mooday xisbyo hadii la furo iyo hadii kaleba anaga (GARXAJIS) waxaanu qaadaynaa reerkii soo bixi jirey dhib kuma haysee kuwii dhici jiroow Ha dheeliyin.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by Timiro1999 »

noer wrote: Sat Nov 05, 2022 11:02 pm
theyuusuf143 wrote: Sat Nov 05, 2022 3:29 am
Timiro1999 wrote: Sat Nov 05, 2022 2:21 am

lol ma GARXAJIS baad ku leedahay xisbi idiin soo bixi maayo ilayn hadal ax ma yidhaahdo, bal hakaa inaga yara baandhee, horta yaad GARXAJIS moodey adeer kuwa lugaha qababa lama loolnee maxaa ku luraaya laangadhe.
Teeda kale maxaa amuuraha GARXAJIS iyo ninkay u codeynayaan ku geliyey haku dhex waalan dad iska kaa xiga yaad dhexdooda ka siibane anagaa og ninkuu tolku wato iyo ka kala jebinta tolka meesha u jooga ee cadawgu soo adeegsanayo marka haku daalin
Waatan tiinee , labadiinan doqon waan isu meherin lahaa. Isku cillad baad tihiin. Xisbi garxajis siduu kusoo baxaya hadii laga hor istaago dadkii u codayn lahaa ? Ma siilkaagu kasoo baxaya xisbiga garxajis sawdigan gaboose inuu taayir rogoba u diidan. Sidii warsangeli walaahi baa saaxada laydinka waayi. Minority Pro max. Waxay maatida gadhka leh ee burco Ku uruurtay idiinku talisay waxad Ka dhaxashaan waxba hayga siin. Magac xumadiinu will be trending for the next couple of years. The only hope you have is gaboose oo xag ilaahay kasoo baxa.
dude. i never seen timiro respond to cagders. kolkay idoor ku qarwan cagdertu, timiro wahay edaynjirtay msb. i'm pretty sure she got a soft spot for cagders. she always on another somaliland tribe's case. wahad no mujinaysa cuqdadad uqabtid idagale hadad la murantid timiro

truste me. she is cagderlander. her n kalil always trynna turn landers against each other. heego against garhajis. garhajis against dolbahanta. even h. yonis against idagale :notsure: always wonder why they quiet as a mouse when others hit slans. especially cagders

:ufdup: cagders stop hiding behind idoor tribes. i got major problems wit bihi too. his treasoblnous abandonment of east badhan. letting magerenland occupy wasakhgalis. even helping governor deni in last year's gosaso war. b***ch a** nigga even gave back territory that musse ismail conquered from wasakhgalis. i was the only nigga here talking about the goveenmen n even opposition neing soft on wadakhgalis. i can't stand this f**ked up presidential system. corrupt a** gurti. don't see me pretending to be another tribe

ideal world. june 26 basic law n election system. 1st past the post. guaranteeing seats for constituency based on population no matter how many boycott or vote. including the wasakhgali traitors who boycotted lady year's eoection. in wasakhgali constutuency, the only candidates gonna be a wasakhgali. no matter if wasakhgalis boycott, the 1st past the post winner gonna be someone from that constitency. f**k gurti. we shoulda had an executive pm chosen by parliament. we would never worry about expired presidencies. pm term depends on will of parliament

but yeah. trust me. when u see someone who never posts. until landers arguing. no doubt that nigga prolly not a lander. especially if she quiet as a mouse against other tribes. u can quote me on timoro. i never forget. everytime cagders engage idagale. she alway blamed msb. cagder aya iskis kugu cayay. maha msb kenay. no doubt we had problems wit msb. we beat the nigga. but if cagder attacking you now why shifting blame to msb for today's attack from cagder attack. everytime. timoro. why
Waa ILLAAHAY Yaa yaqaana hadaan kugu idhaahdo waxan aad qortay waxba kamaan fahmin miyaad ila yaabi?
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by kaliil »

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by theyuusuf143 »

@Noer cuqdada garxajis Ku sacade muuse ubqabaan waa real niyaw. Forget about cagdheer. Imisa qofoo aad life u taqaan oo reer kaasa baad Ku aragtay yagoo sida kaliil iyo timiro u dhaqmaya. Dabcan way badan yihiin. Hadh iyo habeen reer kaasi waxay Ka shirayaan burburinrta somaliland wayna isku wada raacsan yihiin. Laakiin waa oromo oo waxba dalka ma yeeli karaan. Anagu garan mayno reer Kan waxad Ku samayseen ee waxbaa jira. Mar alaale marka nin habar awali dalka qabto uunbay futada kala qaadayan. Inta kale oo dhan waa dad caadiya. Nimanka iska reeba doorkan oo hooyadood Ku wasa . Haba Ka kicinaba bahalka ilaa ay idinku saliyan . Anagana jugta culus nagu haleeya, markay Ku legdaanba waanu gagabinayna. Kkkkkk gadabursi siguna tantoomadooda xun automatic hawla dhacaan. HY oromo car waakase bal ina biixi wax Ka qaada. Waar dhulbahantaw idina maleeshiyaad kiina nagu caawiya maryo aloole part 2.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by theyuusuf143 »

Majeertenaw waxba ha nefisina idinka xag baanu idiin daynay. Hadaan idiin fasiro caruurnimadii markad legdin baranayso sometimes qofka Ku tababaraya hal gacan buu kugula dagalamaya maadamuu kaa xoog weyn yahay. Idinka waxba iskaga kiin tirin mayno laakiin HY tan baanu si xun u siraadayna ilaa ay tawbada reer sheekh isaxaaq qabsadan.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by kaliil »

theyuusuf143 wrote: Sun Nov 06, 2022 3:51 am @Noer cuqdada garxajis Ku sacade muuse ubqabaan waa real niyaw. Forget about cagdheer. Imisa qofoo aad life u taqaan oo reer kaasa baad Ku aragtay yagoo sida kaliil iyo timiro u dhaqmaya. Dabcan way badan yihiin. Hadh iyo habeen reer kaasi waxay Ka shirayaan burburinrta somaliland wayna isku wada raacsan yihiin. Laakiin waa oromo oo waxba dalka ma yeeli karaan. Anagu garan mayno reer Kan waxad Ku samayseen ee waxbaa jira. Mar alaale marka nin habar awali dalka qabto uunbay futada kala qaadayan. Inta kale oo dhan waa dad caadiya. Nimanka iska reeba doorkan oo hooyadood Ku wasa . Haba Ka kicinaba bahalka ilaa ay idinku saliyan . Anagana jugta culus nagu haleeya, markay Ku legdaanba waanu gagabinayna. Kkkkkk gadabursi siguna tantoomadooda xun automatic hawla dhacaan. HY oromo car waakase bal ina biixi wax Ka qaada. Waar dhulbahantaw idina maleeshiyaad kiina nagu caawiya maryo aloole part 2.
Sanadkan wax Maryo alool la yidhaahdaa ma jirto. Reeraha kale odayaashooda WAA lala hadlay oo waxay balan qaadeen inay ciidamadooda la baxayaan oo muuse noo Soo raaci doonin hadii dagaal bilaabo.ciidamadu teeri ayay ka dhasheen oo hubkana iyagaa Iska leh.walaahay muuse haduu dagaal bilaabo ama wuu ku dhimanayaa ama jabuuti ayuu u baxsanayaa. Odayaashii dagaalkii sokeeye hore ka badbaaday ama WAA la laynayaa ama Dalka WAA Laga mustaafurinayaa hadii dagaal bilaabmo.

2da xisbi mucaarid caalamka oo dhan ayaa aqoonsan oo dawladay ku dhawaaqi doonaan WAA la aqoonsanayaa. Beesha caalamku waxay yidhaahdeen muuse 5 sano oo la shaqaynaynay waxba waanu ka fahmi weynay oo 13ka November talaabo walba oo qaadaan waanu idinku taageeraynaa. Hub iyo dhaqaale hadii u baahano diyaar baa lala yahay. Beesha caalamku cidii kasoo horjeesato e amarkeeda diida ama WAA la dilaa ama waxa la horkeenaa maxkamada caalamiga ah e Hague. Madaxweyneyaashii hore maxkamada Hague la keenay waxa ka mid ah Slobodan Milosevic(Serbia),Charles Taylor( Liberia), Saddam Hussein(Iraq) iyo Qaddafi oo ciidamadii beesha caalamku wadatay khaarajiyeen.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Sun Nov 06, 2022 4:01 am
theyuusuf143 wrote: Sun Nov 06, 2022 3:51 am @Noer cuqdada garxajis Ku sacade muuse ubqabaan waa real niyaw. Forget about cagdheer. Imisa qofoo aad life u taqaan oo reer kaasa baad Ku aragtay yagoo sida kaliil iyo timiro u dhaqmaya. Dabcan way badan yihiin. Hadh iyo habeen reer kaasi waxay Ka shirayaan burburinrta somaliland wayna isku wada raacsan yihiin. Laakiin waa oromo oo waxba dalka ma yeeli karaan. Anagu garan mayno reer Kan waxad Ku samayseen ee waxbaa jira. Mar alaale marka nin habar awali dalka qabto uunbay futada kala qaadayan. Inta kale oo dhan waa dad caadiya. Nimanka iska reeba doorkan oo hooyadood Ku wasa . Haba Ka kicinaba bahalka ilaa ay idinku saliyan . Anagana jugta culus nagu haleeya, markay Ku legdaanba waanu gagabinayna. Kkkkkk gadabursi siguna tantoomadooda xun automatic hawla dhacaan. HY oromo car waakase bal ina biixi wax Ka qaada. Waar dhulbahantaw idina maleeshiyaad kiina nagu caawiya maryo aloole part 2.
Sanadkan wax Maryo alool la yidhaahdaa ma jirto. Reeraha kale odayaashooda WAA lala hadlay oo waxay balan qaadeen inay ciidamadooda la baxayaan oo muuse noo Soo raaci doonin hadii dagaal bilaabo.ciidamadu teeri ayay ka dhasheen oo hubkana iyagaa Iska leh.walaahay muuse haduu dagaal bilaabo ama wuu ku dhimanayaa ama jabuuti ayuu u baxsanayaa. Odayaashii dagaalkii sokeeye hore ka badbaaday ama WAA la laynayaa ama Dalka WAA Laga mustaafurinayaa hadii dagaal bilaabmo.
Wax makuu sheegna Cid Ku daynaysa ma jirto, habar awal dalka keligood malaha, anaga la leh oo futada xabad kaa gelinayna. Meel Ku qoro. Cid edeb darrada kugula socota ma jirto .
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Sun Nov 06, 2022 4:30 am 2da xisbi mucaarid caalamka oo dhan ayaa aqoonsan oo dawladay ku dhawaaqi doonaan WAA la aqoonsanayaa. Beesha caalamku waxay yidhaahdeen muuse 5 sano oo la shaqaynaynay waxba waanu ka fahmi weynay oo 13ka November talaabo walba oo qaadaan waanu idinku taageeraynaa. Hub iyo dhaqaale hadii u baahano diyaar baa lala yahay. Beesha caalamku cidii kasoo horjeesato e amarkeeda diida ama WAA la dilaa ama waxa la horkeenaa maxkamada caalamiga ah e Hague. Madaxweyneyaashii hore maxkamada Hague la keenay waxa ka mid ah Slobodan Milosevic(Serbia),Charles Taylor( Liberia), Saddam Hussein(Iraq) iyo Qaddafi oo ciidamadii beesha caalamku wadatay khaarajiyeen.
Somaliland habar awalba Ka ah beesha caalamka ah, anaguna UN kii baanu Ka nahay. Cid aad nooga dacwoon karta ma jirto hooyada futada jilicsan Ka wase. Adigoon waxba kuu diyaarsanayn baad dagaal iska bilaabaysa. Walaahi in kafanta laydiin qaadhaami.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by theyuusuf143 »

Inaad wax liita oo finish ah tihiin waxa lagu garanaya kullligin libaaxba shaashada idiin saaran , bisad baad tahay anaga kuu sheegaynee , weliba bisad cidiyaha laga siibay oo ilka la,a baad tihiin. Waxba ma cuni kartaan waxna ma xagan kartaan. Miyaw baad dudada Ka leedahay . Somali maxamed oo dhan waa yaaban yihiin waar isaaqaw bisada sida u dhaama. Ummada ilaahay waxaanu u sheegayna garxajis waa oromo. Asalkoodii horena ogaaden bay ahaayen. Arinka culimo fara badan baa xajiisay . Dhaqankooda bayna Ka muuqata.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by kaliil »

[quote=theyuusuf143
Somaliland habar awalba Ka ah beesha caalamka ah, anaguna UN kii baanu Ka nahay. Cid aad nooga dacwoon karta ma jirto hooyada futada jilicsan Ka wase. Adigoon waxba kuu diyaarsanayn baad dagaal iska bilaabaysa. Walaahi in kafanta laydiin qaadhaami.
[/quote]

adeer sawdiga Durba kululaaday e caytamay. 13ka yaan la waayin cid muuse difaacda. Xisbiyo caalami ah oo la aqoonsanyahay,hub,dhaqaale iyo xulafo badan Ayaanu haysanaa. Sidii tplf xididada loogu siinayo ethiopia ayaa muuse biixi iyo Inta la shaqaysa xididada loogu siibayaa oo Inta hub ka dhigis lagu sameeyo ayaa qaarna la xidhi qaarna tiirka la geyn oo la qisaasi iyadoo lagala xisaabtamayo dhibaatooyinkii hore dadka u geysteen.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by theyuusuf143 »

13 Ku ma arooskii hooyadaba bisad yahay. Yaan halkan lagugu arki adoo barooranaya 13 kaad sheegaysid.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”