Should Gedo remain a part of Jubaland?
Moderator: Moderators
Re: Should Gedo remain a part of Jubaland?
wafdi uu ku jiro wasiirka dastuurka ayaa Gedo u socda waa maxay sababta wasiirka dastuurka u aadayo Gedo? waa arin la xiriirta maqaamka Gedo. Beesha OG oo markaan isticmaaleysa awooda federalka ayaa rabaan inay Gedo meel iska dhigaan ooy labada Jubba iyo Gaarisa isku xiraan si hadii Al Shabaab laga saaro dagaalo danbe u dhicin waa in hada xuduud dastuuri ah la sameystaan Gedo waliba Xamze ayaa fikirkaan qaba oo bari u sharaxan madaxweynaha Jubaland hada ayuu Gedo meel iska dhigayaa
waxaa kaloo jira another initiative oo ah in marka hore Reer Gedo shir la isugu keeno oo laga dhigayo in dhaxdooda la heshiisiinayo waxaa hor boodaya kuwa badan oo jago doon ah oo raba inay ka soo muuqdaan hadii ay dhexdooda heshiiyaan Madoobana la heshiiyaan maamulkiisa ayaa la hoosgeyn hadii ay sii jiitanto beesha OG meel ayay Gedo iska saaro doonaan!
Dawlada waxaa hoostaga Ciidamada Gedo jooga oo isku dhaf ah oo leh saraakiil badan oo gobole kala ka soo jeeda xataa kuwa Gedo amarkeeda ayay qaadani. waxaa wafdiga ka mid ah wasiirka gaashaandhiga oo hoos tagaan taliyaasha ciidamada iyo wasiirka amniga oo hoostagaan lawmaha amniga kana soo jeedo kadib kadib waxaa imaanaya PM Xamza ayagoo gacanta ku haya Gedo!

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1838 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 8 Replies
- 776 Views
-
Last post by original dervish
-
- 3 Replies
- 965 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 4 Replies
- 7664 Views
-
Last post by Yogi bear
-
- 28 Replies
- 3311 Views
-
Last post by Adali
-
- 5 Replies
- 1383 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 2 Replies
- 1610 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 16 Replies
- 2211 Views
-
Last post by zackabdul
-
- 0 Replies
- 484 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 22 Replies
- 3439 Views
-
Last post by zingii