Page 3 of 3

Re: Marehan centers in Doollo, Ethiopia > than some current districts--Yamaarugley, Cilaanle, Duuban, Urmadag, Ramalo, Q

Posted: Sat Dec 03, 2022 2:04 pm
by balwarama
Gubbet wrote: Sat Dec 03, 2022 12:48 pm
theyuusuf143 wrote: Sat Dec 03, 2022 4:41 am Jaraa,idka Ethiopian herald oo keliya hadii la helo cadadkiisii xiligaa soo baxay waa laga dhex helaya. Gubet baa iga wax akhrin oge haduu baadho wuu soo helaya.
I am always interested in any Somali historical information of any kind and have noted this to look into when I have some time to do a little digging.
Iiddorkan yar baad warkiisa qiimo uyeelaysaa!!
War soo Nin Daarooda ma tihid?
War Aniga, Ugaaska Ogaadeen ee Mareexaanku dileen 1880 oo ah Ugaas Faarax-cadde Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur-cubudhiye, Balanbalena ku aasan, xogtiisa iisoo hel

Re: Marehan centers in Doollo, Ethiopia > than some current districts--Yamaarugley, Cilaanle, Duuban, Urmadag, Ramalo, Q

Posted: Sat Dec 03, 2022 2:06 pm
by balwarama
Gubbet wrote: Sat Dec 03, 2022 2:03 pm
theyuusuf143 wrote: Sat Dec 03, 2022 1:03 pm
Gubbet wrote: Sat Dec 03, 2022 12:48 pm

I am always interested in any Somali historical information of any kind and have noted this to look into when I have some time to do a little digging.
Please do it indr , weliba waxan kaagala dardaarmaya waxba haku dardari. Just bring the evidence as it is. Waan kugu kalsoonahay waayo dhuloos iyo cagdheer kuma kala xigaan they are both your brothers . Ninkii marka aynu dhukkeena raadinaynay fataalka ahaa iyo iyo kii diidiina in la qaato dhukkeena mareexanaw ogaada. Buuga qaybe waa very important reference. And I believe in him (qaybe)
Yusufoow warkaa, labaduba waa waalaale
Kablalax haday yihiin, Sade waw simanyihiine
Dhiigoodu aan kala xigsado, waw sabab la'aane
Wacadallah baan maray, waa hadal rumeede
Midse waw raacin, waa Eebe caadilkiise
Inkastooy siman tahay, dhalashadooduye
Waaw ii kala dheer, gacaladooduye

:mrgreen:
You can entertain that lame attempt with Hawiye and perhaps Marehan. The formerly lowly and subjugated, like your Edoor.
Ma nin dhalad Daarood Ismaaciil oo Siciid Harti ah baa waxaas i oran lahaa?

Yaahuu!

Adigaa unaagaynaya, Iiddoorkan. Sidaasaan idiinku tufay, waana idinka raali galinayaa, Madaxdaydii. War Iiddoorku waa nasab dhiman aan Maganta bixinin.

Qaybe, Dhulbahante hagaagsan ma ahayn ee Iiddoor la mood, gun ah oo Indho-indho oo kale ah buu ahaa. Warkiisu, qabad ma leh

Re: Marehan centers in Doollo, Ethiopia > than some current districts--Yamaarugley, Cilaanle, Duuban, Urmadag, Ramalo, Q

Posted: Sat Dec 03, 2022 2:10 pm
by Gubbet
balwarama wrote: Sat Dec 03, 2022 2:06 pm Adigaa unaagaynaya, Iiddoorkan. Sidaasaan idiinku tufay, waana idinka raali galinayaa, Madaxdaydii. War Iiddoorku waa nasab dhiman aan Maganta bixinin.

Qaybe, Dhulbahante hagaagsan ma ahayn ee Iiddoor la mood, gun ah oo Indho-indho oo kale ah buu ahaa. Warkiisu, qabad ma leh
Walaaloow amaan isii adigoo raali ah, run ahaantii xumaanta magacaan anigu maba aan danaynayo ee "Yusuf" baan la kaftamayay.

Re: Marehan centers in Doollo, Ethiopia > than some current districts--Yamaarugley, Cilaanle, Duuban, Urmadag, Ramalo, Q

Posted: Sat Dec 03, 2022 7:35 pm
by theyuusuf143
Gubbet wrote: Sat Dec 03, 2022 2:03 pm
theyuusuf143 wrote: Sat Dec 03, 2022 1:03 pm
Gubbet wrote: Sat Dec 03, 2022 12:48 pm

I am always interested in any Somali historical information of any kind and have noted this to look into when I have some time to do a little digging.
Please do it indr , weliba waxan kaagala dardaarmaya waxba haku dardari. Just bring the evidence as it is. Waan kugu kalsoonahay waayo dhuloos iyo cagdheer kuma kala xigaan they are both your brothers . Ninkii marka aynu dhukkeena raadinaynay fataalka ahaa iyo iyo kii diidiina in la qaato dhukkeena mareexanaw ogaada. Buuga qaybe waa very important reference. And I believe in him (qaybe)
Yusufoow warkaa, labaduba waa waalaale
Kablalax haday yihiin, Sade waw simanyihiine
Dhiigoodu aan kala xigsado, waw sabab la'aane
Wacadallah baan maray, waa hadal rumeede
Midse waw raacin, waa Eebe caadilkiise
Inkastooy siman tahay, dhalashadiiye
Waw kala dheer tahay, gacaladooduye!

:mrgreen:
You can entertain that lame attempt with Hawiye and perhaps Marehan. The formerly lowly and subjugated, like your Edoor.
Ma nin dhalad Daarood Ismaaciil oo Siciid Harti ah baa waxaas i oran lahaa?

Yaahuu!
Sometimes shaki baa iga gala Somalinimadooda adigu daarod baad Ka hadlaysaaye. Ogaaden Ku somalida kale Ka doqonsan kana axmaqsan. Intu caruurta kaa dilo buu iska odhanaya getaju ama uhuro baa I yidhi sidaa yeel. Weligaa arki maysid somali kale oo Ku odhanaya markaynu isdilaynay qorshahayga kumaan socon ee lay khasbayey. Alshabaab uunbaan dhaqankaa Ku arkay. Alshabaab iyo ogaaden waxay iskaga mid yihiin doqon nimada. :lol:

Re: Marehan centers in Doollo, Ethiopia > than some current districts--Yamaarugley, Cilaanle, Duuban, Urmadag, Ramalo, Q

Posted: Sat Dec 03, 2022 11:25 pm
by balwarama
theyuusuf143 wrote: Sat Dec 03, 2022 7:35 pm
Gubbet wrote: Sat Dec 03, 2022 2:03 pm
theyuusuf143 wrote: Sat Dec 03, 2022 1:03 pm

Please do it indr , weliba waxan kaagala dardaarmaya waxba haku dardari. Just bring the evidence as it is. Waan kugu kalsoonahay waayo dhuloos iyo cagdheer kuma kala xigaan they are both your brothers . Ninkii marka aynu dhukkeena raadinaynay fataalka ahaa iyo iyo kii diidiina in la qaato dhukkeena mareexanaw ogaada. Buuga qaybe waa very important reference. And I believe in him (qaybe)
Yusufoow warkaa, labaduba waa waalaale
Kablalax haday yihiin, Sade waw simanyihiine
Dhiigoodu aan kala xigsado, waw sabab la'aane
Wacadallah baan maray, waa hadal rumeede
Midse waw raacin, waa Eebe caadilkiise
Inkastooy siman tahay, dhalashadiiye
Waw kala dheer tahay, gacaladooduye!

:mrgreen:
You can entertain that lame attempt with Hawiye and perhaps Marehan. The formerly lowly and subjugated, like your Edoor.
Ma nin dhalad Daarood Ismaaciil oo Siciid Harti ah baa waxaas i oran lahaa?

Yaahuu!
Sometimes shaki baa iga gala Somalinimadooda adigu daarod baad Ka hadlaysaaye. Ogaaden Ku somalida kale Ka doqonsan kana axmaqsan. Intu caruurta kaa dilo buu iska odhanaya getaju ama uhuro baa I yidhi sidaa yeel. Weligaa arki maysid somali kale oo Ku odhanaya markaynu isdilaynay qorshahayga kumaan socon ee lay khasbayey. Alshabaab uunbaan dhaqankaa Ku arkay. Alshabaab iyo ogaaden waxay iskaga mid yihiin doqon nimada. :lol:

Adoo nasab dhiman Iiddoor ah oo waliba haddana noocii aan Geela dhaqan jirin een dhaqan Soomaaliga lahayn ah baa doonaya inaad dad la muranto.

Waase Adduun iska gabogabo ah