The official Galmudug liberation thread
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: The official Galmudug liberation thread
Waryaadha dagaalka media ha yaan laydinka guulaysan. Alshabaab Ka ha wada laynina ee kasoo reeba xoogaa aad bahdisshaan oo Ka warama jabkooda. Aduunku ha arko in somalia Ka adkaanayso argagixisada .
Re: The official Galmudug liberation thread
Dagaal miyaad aragtaa? Dagaal ba majiree nimanka caarta loo degsaday. Hassan waxuu ku baryoon lahaa mar dhaw Maraykan kolkuu aado baa u darane, reerahii sida neef gowracan lagu awr kacsanayey waad arki doontaa shalaaydooda. Sida ari oodan ayeey bahaladii dhan walba ka cuni doonaan odeygii ku awrkacsadayna Maraykanka oo mar seddexaad lacag u diiday (ileen wax waa laga war qabaaye) buu ciil iyo carro iyo dareen la'aan Xamar kasoo eegi isticmaarkiisi halkeey ku danbeeysaytheyuusuf143 wrote: Mon Aug 21, 2023 4:29 pm Waryaadha dagaalka media ha yaan laydinka guulaysan. Alshabaab Ka ha wada laynina ee kasoo reeba xoogaa aad bahdisshaan oo Ka warama jabkooda. Aduunku ha arko in somalia Ka adkaanayso argagixisada .

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: The official Galmudug liberation thread
Inaar anagu bararaq iyo hadal tira badan uma baahnin. Ficil baan la imaanayna dhawaan. Dhulkii Hawiye oo sanad ka yar lagu xureeye ayaa arki doonta dhawaan.theyuusuf143 wrote: Mon Aug 21, 2023 4:29 pm Waryaadha dagaalka media ha yaan laydinka guulaysan. Alshabaab Ka ha wada laynina ee kasoo reeba xoogaa aad bahdisshaan oo Ka warama jabkooda. Aduunku ha arko in somalia Ka adkaanayso argagixisada .
Qoladan kale ha iska ciyaan. Marna Goojacade xasaarad haka abuuran. Marna Baraawe, marna Jareerweyne. Xaasid ma aflaxo. Sida caadada ahayd na guuldaro ayay marwalba la kulmaan. Hada waa aragtaa Xitaa Al shababkii ayeey naf ka raadiyeen.
Adeer tani waa ahaatay. Hawiye iney Shabab ciribtiraan bey go'aan ku gaareen. Dhawaana Hassan sheikh oo ku doobinaya Ceelbuur, Galcad, Xarardheere iyo Ceeldheer ayaad arkeysaa Ilaahay idinkiis.
Re: The official Galmudug liberation thread
Baqbaq, war dadka Islaamka amaan sii, Baraawe iyo Buulo Eelay waxa xabbada ka ridaya waa idinkee
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: The official Galmudug liberation thread
Baraawe anaa leh oo xoreeye waliba. Kaalay wax iga qaad bal.Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 4:57 pm Baqbaq, war dadka Islaamka amaan sii, Baraawe iyo Buulo Eelay waxa xabbada ka ridaya waa idinkee
Re: The official Galmudug liberation thread
Boondheere ayaaba lagugu haystaaye, Ilaahay ha ku anfaco. Anigu waxaan i quseeyn sanka hayga geline, aabow kan yar iga qabo kan weyn aan aadee, war Daarood Baraawe iyo Buulo Eelay meelaheey ku yaalaan garan maayaane, Beelaha Benaadiri iyo Buula Eelaay sidaa iskaga celin maysidAbkoowDhiblaawe wrote: Mon Aug 21, 2023 5:06 pmBaraawe anaa leh oo xoreeye waliba. Kaalay wax iga qaad bal.Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 4:57 pm Baqbaq, war dadka Islaamka amaan sii, Baraawe iyo Buulo Eelay waxa xabbada ka ridaya waa idinkee
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: The official Galmudug liberation thread
Haye bo..Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 5:15 pmBoondheere ayaaba lagugu haystaaye, Ilaahay ha ku anfaco. Anigu waxaan i quseeyn sanka hayga geline, aabow kan yar iga qabo kan weyn aan aadee, war Daarood Baraawe iyo Buulo Eelay meelaheey ku yaalaan garan maayaane, Beelaha Benaadiri iyo Buula Eelaay sidaa iskaga celin maysidAbkoowDhiblaawe wrote: Mon Aug 21, 2023 5:06 pmBaraawe anaa leh oo xoreeye waliba. Kaalay wax iga qaad bal.Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 4:57 pm Baqbaq, war dadka Islaamka amaan sii, Baraawe iyo Buulo Eelay waxa xabbada ka ridaya waa idinkee![]()
Re: The official Galmudug liberation thread
Runtii ninyaho adiga ayeey dani kuugu jirtaa inaad is xurmaysaan odwadaagaaga, Somali waxeey tiri OODE AABE KA DHAWAbkoowDhiblaawe wrote: Mon Aug 21, 2023 5:17 pmHaye bo..Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 5:15 pmBoondheere ayaaba lagugu haystaaye, Ilaahay ha ku anfaco. Anigu waxaan i quseeyn sanka hayga geline, aabow kan yar iga qabo kan weyn aan aadee, war Daarood Baraawe iyo Buulo Eelay meelaheey ku yaalaan garan maayaane, Beelaha Benaadiri iyo Buula Eelaay sidaa iskaga celin maysidAbkoowDhiblaawe wrote: Mon Aug 21, 2023 5:06 pm
Baraawe anaa leh oo xoreeye waliba. Kaalay wax iga qaad bal.![]()

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: The official Galmudug liberation thread
Xuquuq iyo tabasho maxay? Ma nin daalim mooryaan dartiis? Waxaas ilinta yaxaaska waaye ninyahow. Axmed Daaci iyo Maxamed dheere 2 nin oo Abgaal cismaan markii la xiraayey ka hub badan ka awood badan inteey jireen? Adeer nin walbo qas sameeya waa la xirayaa loomana aabo yeelayo. Sharci waa sharci. Nin ka sareeya nin kale ma jiro.Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 5:26 pmRuntii ninyaho adiga ayeey dani kuugu jirtaa inaad is xurmaysaan odwadaagaaga, Somali waxeey tiri OODE AABE KA DHAWAbkoowDhiblaawe wrote: Mon Aug 21, 2023 5:17 pmHaye bo..Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 5:15 pm
Boondheere ayaaba lagugu haystaaye, Ilaahay ha ku anfaco. Anigu waxaan i quseeyn sanka hayga geline, aabow kan yar iga qabo kan weyn aan aadee, war Daarood Baraawe iyo Buulo Eelay meelaheey ku yaalaan garan maayaane, Beelaha Benaadiri iyo Buula Eelaay sidaa iskaga celin maysid![]()
Darood iyo cidii quuqlaysana waligaa hau dulmin xuquuqda dadkaas iyo tabashadooda
Jareerweyne waa dad sharaf iyo cizzi leh. Dad ba masakiintas ku awrkacsanayo.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: The official Galmudug liberation thread
Aduunka focus gareeya. Somalia sumcada Ka dhimatay , dunida tusa sidad uga adkaateen argagixisada. Waxyaabahan kale waa iska localAbkoowDhiblaawe wrote: Mon Aug 21, 2023 4:51 pmInaar anagu bararaq iyo hadal tira badan uma baahnin. Ficil baan la imaanayna dhawaan. Dhulkii Hawiye oo sanad ka yar lagu xureeye ayaa arki doonta dhawaan.theyuusuf143 wrote: Mon Aug 21, 2023 4:29 pm Waryaadha dagaalka media ha yaan laydinka guulaysan. Alshabaab Ka ha wada laynina ee kasoo reeba xoogaa aad bahdisshaan oo Ka warama jabkooda. Aduunku ha arko in somalia Ka adkaanayso argagixisada .
Qoladan kale ha iska ciyaan. Marna Goojacade xasaarad haka abuuran. Marna Baraawe, marna Jareerweyne. Xaasid ma aflaxo. Sida caadada ahayd na guuldaro ayay marwalba la kulmaan. Hada waa aragtaa Xitaa Al shababkii ayeey naf ka raadiyeen.
Adeer tani waa ahaatay. Hawiye iney Shabab ciribtiraan bey go'aan ku gaareen. Dhawaana Hassan sheikh oo ku doobinaya Ceelbuur, Galcad, Xarardheere iyo Ceeldheer ayaad arkeysaa Ilaahay idinkiis.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: The official Galmudug liberation thread
Why aad ugu soo horjeeda xorayn ta dalkaaga ?Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 4:35 pmDagaal miyaad aragtaa? Dagaal ba majiree nimanka caarta loo degsaday. Hassan waxuu ku baryoon lahaa mar dhaw Maraykan kolkuu aado baa u darane, reerahii sida neef gowracan lagu awr kacsanayey waad arki doontaa shalaaydooda. Sida ari oodan ayeey bahaladii dhan walba ka cuni doonaan odeygii ku awrkacsadayna Maraykanka oo mar seddexaad lacag u diiday (ileen wax waa laga war qabaaye) buu ciil iyo carro iyo dareen la'aan Xamar kasoo eegi isticmaarkiisi halkeey ku danbeeysaytheyuusuf143 wrote: Mon Aug 21, 2023 4:29 pm Waryaadha dagaalka media ha yaan laydinka guulaysan. Alshabaab Ka ha wada laynina ee kasoo reeba xoogaa aad bahdisshaan oo Ka warama jabkooda. Aduunku ha arko in somalia Ka adkaanayso argagixisada .![]()
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: The official Galmudug liberation thread
Cowsweyne captured. Dhul waceysle officially waa laga gudbay in bariga galgaduud. Hadana waxaa lo sii siqaya Jacar iyo Bargaan kedib Galhareeri.
Ceelbuur na 3 jiho ayaa looga so socdaa as we speak.
Beesha dir na waxey u jiheeysten Bacaadweyne
Ceelbuur na 3 jiho ayaa looga so socdaa as we speak.
Beesha dir na waxey u jiheeysten Bacaadweyne
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: The official Galmudug liberation thread
Allahu Akbar SNA are now 10 KM from ceelbuur. Salaada jimcaha beri waxa lahu dukanayaa Ceelbuur.


- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: The official Galmudug liberation thread
Ceelbuur is liberated.
Next Galhareeri
Next Galhareeri
Re: The official Galmudug liberation thread
EXACTLY as I said.Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 4:35 pmDagaal miyaad aragtaa? Dagaal ba majiree nimanka caarta loo degsaday. Hassan waxuu ku baryoon lahaa mar dhaw Maraykan kolkuu aado baa u darane, reerahii sida neef gowracan lagu awr kacsanayey waad arki doontaa shalaaydooda. Sida ari oodan ayeey bahaladii dhan walba ka cuni doonaan odeygii ku awrkacsadayna Maraykanka oo mar seddexaad lacag u diiday (ileen wax waa laga war qabaaye) buu ciil iyo carro iyo dareen la'aan Xamar kasoo eegi isticmaarkiisi halkeey ku danbeeysaytheyuusuf143 wrote: Mon Aug 21, 2023 4:29 pm Waryaadha dagaalka media ha yaan laydinka guulaysan. Alshabaab Ka ha wada laynina ee kasoo reeba xoogaa aad bahdisshaan oo Ka warama jabkooda. Aduunku ha arko in somalia Ka adkaanayso argagixisada .![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 7445 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 50 Replies
- 6293 Views
-
Last post by zaki87
-
- 8 Replies
- 917 Views
-
Last post by *jr
-
- 0 Replies
- 390 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 24 Replies
- 4057 Views
-
Last post by Nomand
-
- 1 Replies
- 8 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 3 Replies
- 518 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 5 Replies
- 668 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 2 Replies
- 594 Views
-
Last post by galia
-
- 9 Replies
- 2173 Views
-
Last post by Xamud.