Page 3 of 3

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Mon Aug 21, 2023 4:29 pm
by theyuusuf143
Waryaadha dagaalka media ha yaan laydinka guulaysan. Alshabaab Ka ha wada laynina ee kasoo reeba xoogaa aad bahdisshaan oo Ka warama jabkooda. Aduunku ha arko in somalia Ka adkaanayso argagixisada .

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Mon Aug 21, 2023 4:35 pm
by Gubbet
theyuusuf143 wrote: Mon Aug 21, 2023 4:29 pm Waryaadha dagaalka media ha yaan laydinka guulaysan. Alshabaab Ka ha wada laynina ee kasoo reeba xoogaa aad bahdisshaan oo Ka warama jabkooda. Aduunku ha arko in somalia Ka adkaanayso argagixisada .
Dagaal miyaad aragtaa? Dagaal ba majiree nimanka caarta loo degsaday. Hassan waxuu ku baryoon lahaa mar dhaw Maraykan kolkuu aado baa u darane, reerahii sida neef gowracan lagu awr kacsanayey waad arki doontaa shalaaydooda. Sida ari oodan ayeey bahaladii dhan walba ka cuni doonaan odeygii ku awrkacsadayna Maraykanka oo mar seddexaad lacag u diiday (ileen wax waa laga war qabaaye) buu ciil iyo carro iyo dareen la'aan Xamar kasoo eegi isticmaarkiisi halkeey ku danbeeysay :dwill:

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Mon Aug 21, 2023 4:51 pm
by AbkoowDhiblaawe
theyuusuf143 wrote: Mon Aug 21, 2023 4:29 pm Waryaadha dagaalka media ha yaan laydinka guulaysan. Alshabaab Ka ha wada laynina ee kasoo reeba xoogaa aad bahdisshaan oo Ka warama jabkooda. Aduunku ha arko in somalia Ka adkaanayso argagixisada .
Inaar anagu bararaq iyo hadal tira badan uma baahnin. Ficil baan la imaanayna dhawaan. Dhulkii Hawiye oo sanad ka yar lagu xureeye ayaa arki doonta dhawaan.

Qoladan kale ha iska ciyaan. Marna Goojacade xasaarad haka abuuran. Marna Baraawe, marna Jareerweyne. Xaasid ma aflaxo. Sida caadada ahayd na guuldaro ayay marwalba la kulmaan. Hada waa aragtaa Xitaa Al shababkii ayeey naf ka raadiyeen.

Adeer tani waa ahaatay. Hawiye iney Shabab ciribtiraan bey go'aan ku gaareen. Dhawaana Hassan sheikh oo ku doobinaya Ceelbuur, Galcad, Xarardheere iyo Ceeldheer ayaad arkeysaa Ilaahay idinkiis.

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Mon Aug 21, 2023 4:57 pm
by Gubbet
Baqbaq, war dadka Islaamka amaan sii, Baraawe iyo Buulo Eelay waxa xabbada ka ridaya waa idinkee

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Mon Aug 21, 2023 5:06 pm
by AbkoowDhiblaawe
Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 4:57 pm Baqbaq, war dadka Islaamka amaan sii, Baraawe iyo Buulo Eelay waxa xabbada ka ridaya waa idinkee
Baraawe anaa leh oo xoreeye waliba. Kaalay wax iga qaad bal.

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Mon Aug 21, 2023 5:15 pm
by Gubbet
AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Aug 21, 2023 5:06 pm
Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 4:57 pm Baqbaq, war dadka Islaamka amaan sii, Baraawe iyo Buulo Eelay waxa xabbada ka ridaya waa idinkee
Baraawe anaa leh oo xoreeye waliba. Kaalay wax iga qaad bal.
Boondheere ayaaba lagugu haystaaye, Ilaahay ha ku anfaco. Anigu waxaan i quseeyn sanka hayga geline, aabow kan yar iga qabo kan weyn aan aadee, war Daarood Baraawe iyo Buulo Eelay meelaheey ku yaalaan garan maayaane, Beelaha Benaadiri iyo Buula Eelaay sidaa iskaga celin maysid 💪

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Mon Aug 21, 2023 5:17 pm
by AbkoowDhiblaawe
Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 5:15 pm

Haye bo..

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Mon Aug 21, 2023 5:26 pm
by Gubbet
AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Aug 21, 2023 5:17 pm

Runtii ninyaho adiga ayeey dani kuugu jirtaa inaad is xurmaysaan odwadaagaaga, Somali waxeey tiri OODE AABE KA DHAW :up: Darood iyo cidii quuqlaysana waligaa hau dulmin xuquuqda dadkaas iyo tabashadooda

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Mon Aug 21, 2023 5:39 pm
by AbkoowDhiblaawe
Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 5:26 pm
AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Aug 21, 2023 5:17 pm
Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 5:15 pm

Boondheere ayaaba lagugu haystaaye, Ilaahay ha ku anfaco. Anigu waxaan i quseeyn sanka hayga geline, aabow kan yar iga qabo kan weyn aan aadee, war Daarood Baraawe iyo Buulo Eelay meelaheey ku yaalaan garan maayaane, Beelaha Benaadiri iyo Buula Eelaay sidaa iskaga celin maysid 💪
Haye bo..
Runtii ninyaho adiga ayeey dani kuugu jirtaa inaad is xurmaysaan odwadaagaaga, Somali waxeey tiri OODE AABE KA DHAW :up: Darood iyo cidii quuqlaysana waligaa hau dulmin xuquuqda dadkaas iyo tabashadooda
Xuquuq iyo tabasho maxay? Ma nin daalim mooryaan dartiis? Waxaas ilinta yaxaaska waaye ninyahow. Axmed Daaci iyo Maxamed dheere 2 nin oo Abgaal cismaan markii la xiraayey ka hub badan ka awood badan inteey jireen? Adeer nin walbo qas sameeya waa la xirayaa loomana aabo yeelayo. Sharci waa sharci. Nin ka sareeya nin kale ma jiro.

Jareerweyne waa dad sharaf iyo cizzi leh. Dad ba masakiintas ku awrkacsanayo.

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Mon Aug 21, 2023 5:48 pm
by theyuusuf143
AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Aug 21, 2023 4:51 pm
theyuusuf143 wrote: Mon Aug 21, 2023 4:29 pm Waryaadha dagaalka media ha yaan laydinka guulaysan. Alshabaab Ka ha wada laynina ee kasoo reeba xoogaa aad bahdisshaan oo Ka warama jabkooda. Aduunku ha arko in somalia Ka adkaanayso argagixisada .
Inaar anagu bararaq iyo hadal tira badan uma baahnin. Ficil baan la imaanayna dhawaan. Dhulkii Hawiye oo sanad ka yar lagu xureeye ayaa arki doonta dhawaan.

Qoladan kale ha iska ciyaan. Marna Goojacade xasaarad haka abuuran. Marna Baraawe, marna Jareerweyne. Xaasid ma aflaxo. Sida caadada ahayd na guuldaro ayay marwalba la kulmaan. Hada waa aragtaa Xitaa Al shababkii ayeey naf ka raadiyeen.

Adeer tani waa ahaatay. Hawiye iney Shabab ciribtiraan bey go'aan ku gaareen. Dhawaana Hassan sheikh oo ku doobinaya Ceelbuur, Galcad, Xarardheere iyo Ceeldheer ayaad arkeysaa Ilaahay idinkiis.
Aduunka focus gareeya. Somalia sumcada Ka dhimatay , dunida tusa sidad uga adkaateen argagixisada. Waxyaabahan kale waa iska local

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Mon Aug 21, 2023 5:52 pm
by theyuusuf143
Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 4:35 pm
theyuusuf143 wrote: Mon Aug 21, 2023 4:29 pm Waryaadha dagaalka media ha yaan laydinka guulaysan. Alshabaab Ka ha wada laynina ee kasoo reeba xoogaa aad bahdisshaan oo Ka warama jabkooda. Aduunku ha arko in somalia Ka adkaanayso argagixisada .
Dagaal miyaad aragtaa? Dagaal ba majiree nimanka caarta loo degsaday. Hassan waxuu ku baryoon lahaa mar dhaw Maraykan kolkuu aado baa u darane, reerahii sida neef gowracan lagu awr kacsanayey waad arki doontaa shalaaydooda. Sida ari oodan ayeey bahaladii dhan walba ka cuni doonaan odeygii ku awrkacsadayna Maraykanka oo mar seddexaad lacag u diiday (ileen wax waa laga war qabaaye) buu ciil iyo carro iyo dareen la'aan Xamar kasoo eegi isticmaarkiisi halkeey ku danbeeysay :dwill:
Why aad ugu soo horjeeda xorayn ta dalkaaga ?

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Tue Aug 22, 2023 7:01 am
by AbkoowDhiblaawe
Cowsweyne captured. Dhul waceysle officially waa laga gudbay in bariga galgaduud. Hadana waxaa lo sii siqaya Jacar iyo Bargaan kedib Galhareeri.

Ceelbuur na 3 jiho ayaa looga so socdaa as we speak.

Beesha dir na waxey u jiheeysten Bacaadweyne

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Thu Aug 24, 2023 1:01 pm
by AbkoowDhiblaawe
Allahu Akbar SNA are now 10 KM from ceelbuur. Salaada jimcaha beri waxa lahu dukanayaa Ceelbuur.

:blessed:

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Fri Aug 25, 2023 9:37 am
by AbkoowDhiblaawe
Ceelbuur is liberated.

Next Galhareeri

Re: The official Galmudug liberation thread

Posted: Fri Aug 25, 2023 10:10 am
by Gubbet
Gubbet wrote: Mon Aug 21, 2023 4:35 pm
theyuusuf143 wrote: Mon Aug 21, 2023 4:29 pm Waryaadha dagaalka media ha yaan laydinka guulaysan. Alshabaab Ka ha wada laynina ee kasoo reeba xoogaa aad bahdisshaan oo Ka warama jabkooda. Aduunku ha arko in somalia Ka adkaanayso argagixisada .
Dagaal miyaad aragtaa? Dagaal ba majiree nimanka caarta loo degsaday. Hassan waxuu ku baryoon lahaa mar dhaw Maraykan kolkuu aado baa u darane, reerahii sida neef gowracan lagu awr kacsanayey waad arki doontaa shalaaydooda. Sida ari oodan ayeey bahaladii dhan walba ka cuni doonaan odeygii ku awrkacsadayna Maraykanka oo mar seddexaad lacag u diiday (ileen wax waa laga war qabaaye) buu ciil iyo carro iyo dareen la'aan Xamar kasoo eegi isticmaarkiisi halkeey ku danbeeysay :dwill:
EXACTLY as I said. 💯