Gubbet wrote: Thu Feb 09, 2023 3:51 am Edeb darro badanaa ninkaan. Sumcad dil ku lahaa--yaan sumcada ka dilnay? War doodaan ninkaan Kees ayaa bilaabay isaga ayaana duulaan nagu qaaday oo inagu keliya aan ka jawaabnay. Yaan sumcad ka dilnay? War Habar Gidirtaan ehel iyo xidid iyo oodwadaaga aan nahay iska dhaafe Hawiyoow dhan guudkiis waa dhiigeena oo rixin iyo waarid iyo mid la dhalayba aan wada nahay. Hadalkaad tiri wallahi gef xad-dhaaf ah ayuun ahaa garteedu waajib kugu noqon lahayd. War siyaasaad iyo waxaan afka baarkiisa dhaafin oo goos goos ah baad la kulantaye sida nin wayn oo caqli leh wax u cabir. Yaa HG ama Hawiye sumcad ka dili karo waase inagoo dhiig iyo dhuux HG iyo Hawiyaba sidaa na dhex qulqulaya Ar niyo raali ahow wax unbaad kala garan la'dahaye!
War dee waxaan ku idhi inaankan yar ee yuusuf jaabkii dhulbahante u gaystay habar jeclo ayuu ku Miir beelay. Waakaas mx ku waashaay. Theres no point engaging him anymore. We are not here to be his emotional outlet. He needs to log off and do mediation or something. Markasta oo la yirahdo hebel hebel baa habar jeclo kabaxay mx buu comment ka qoraa. Waa keyboard warrior caadi ah.
.