Oo yaa ku yiri? Saxib recheck your facts. Lacag cash ayaa la bixiyaa. I can't argue with you if you don't know basic facts such as budget support.theyuusuf143 wrote: Thu Feb 09, 2023 6:10 amSbashi wrote: Thu Feb 09, 2023 5:46 amUnder federal government*theyuusuf143 wrote: Thu Feb 09, 2023 4:59 am @Sbashi
What do you mean who is asking hawiye support , who do you think khaatumo expects to feed Their peaple , after we leave. Daarod Ku wax Ka gaajaysan oo hadana vka jazaarsan weligay maan arag. Bal orod akhri waxay dhulmahante soo xarxariiqdeen, waxa Ku cad inay xamar hoos tagaan. Oo macnaheedu tahay xamar hana siiso budget aan Ku shaqayno , and that's indirect way of begging hawiye.
Listen all of Somalis are beggars ma garatay? Lascaanod just doesn't want begging money taken on their behalf to be eaten in hargeisa or garowe. That's the reason they are under federal government now. Mida kale HSM maba taqaanid. Kulaha xamar budget. Even ic funds are not guaranteed forget the little shaxaad that comes from xamar and which doesn't go outside xamar. Marka budget support from ic is what they want like anyone else. Yall also enjoy the ic tube marka don't stop another person from having a tube directly to the source.
Waar adeer ma jiraan gaalo lacag cash ah siisa Somalia. Xoogaa capacity building ah iyo buskud dhiiq bay helaan mashaaricaysan. Wax lacag Soomaali leedahay xamar waxa taala uun lacag ta hawiye. Weligaa iyo allahaa adigu cent cashuura kumaad darsan ummada soomaliyeed. Hadana Ka ugu afka weyn baad tahay marka wax la qaybsanayo.
A public response to "Farmajo couldn't answer SSC question" manipulation.
Moderator: Moderators
Re: A public response to "Farmajo couldn't answer SSC question" manipulation.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: A public response to "Farmajo couldn't answer SSC question" manipulation.
Lacagtu way mashaaricsysan tahay, tusaale ahaan haday dhahaan . Building halaga sameeyo meel heblaayo. Waxaan building kaas ahayn lacagta kuma bixin kartid. Xitaa location Ka ma bedeli kartid. Waa in mashruucu Ka fulaa goobtii loogu talo galay.Sbashi wrote: Thu Feb 09, 2023 9:39 amOo yaa ku yiri? Saxib recheck your facts. Lacag cash ayaa la bixiyaa. I can't argue with you if you don't know basic facts such as budget support.theyuusuf143 wrote: Thu Feb 09, 2023 6:10 amSbashi wrote: Thu Feb 09, 2023 5:46 am
Under federal government*
Listen all of Somalis are beggars ma garatay? Lascaanod just doesn't want begging money taken on their behalf to be eaten in hargeisa or garowe. That's the reason they are under federal government now. Mida kale HSM maba taqaanid. Kulaha xamar budget. Even ic funds are not guaranteed forget the little shaxaad that comes from xamar and which doesn't go outside xamar. Marka budget support from ic is what they want like anyone else. Yall also enjoy the ic tube marka don't stop another person from having a tube directly to the source.
Waar adeer ma jiraan gaalo lacag cash ah siisa Somalia. Xoogaa capacity building ah iyo buskud dhiiq bay helaan mashaaricaysan. Wax lacag Soomaali leedahay xamar waxa taala uun lacag ta hawiye. Weligaa iyo allahaa adigu cent cashuura kumaad darsan ummada soomaliyeed. Hadana Ka ugu afka weyn baad tahay marka wax la qaybsanayo.
Re: A public response to "Farmajo couldn't answer SSC question" manipulation.
Maya. Lacagta waa wada budget support waxey isugu jirtaa mashaariic iyo Kab miisaaniyeed. Adiga waxaad ka hadashay only mashaariic part waana kugu raacsanahay taas. Waxaad ka tagta the second part oo kuxirnnayen mashaariic. Tusaale lacagta ay SL tiri waana laga xanibay oo markii danbe hargeisa loo diray marki suuqa uu gubtay. Taas waa direct budget support not project or mashruuc. Waxaa ku xiga lacaga Kala oo maamuul goboledyada laa siiyo si ay ugu qabsadaan howlaha dowlada for example mushaarka ciidamada. RRU finance from UK for SL. Fgs ayada laftigeeda ayaa hesha. Ma waxay ku latahay in fgs ay tax yar or xamar ka yimaada ineey iska ka bixin karto mushaarka ciidamada iyo hayadaah dowlada oo kale? Berigii hore budget ay dowlada haystato oo aan meel Kala ka Iman wuxuu aha 10% farmaajo ayaa kadigay 30%. 70% waxaan ku tiirsanahay international community.theyuusuf143 wrote: Thu Feb 09, 2023 10:24 amLacagtu way mashaaricsysan tahay, tusaale ahaan haday dhahaan . Building halaga sameeyo meel heblaayo. Waxaan building kaas ahayn lacagta kuma bixin kartid. Xitaa location Ka ma bedeli kartid. Waa in mashruucu Ka fulaa goobtii loogu talo galay.Sbashi wrote: Thu Feb 09, 2023 9:39 amOo yaa ku yiri? Saxib recheck your facts. Lacag cash ayaa la bixiyaa. I can't argue with you if you don't know basic facts such as budget support.theyuusuf143 wrote: Thu Feb 09, 2023 6:10 am
Waar adeer ma jiraan gaalo lacag cash ah siisa Somalia. Xoogaa capacity building ah iyo buskud dhiiq bay helaan mashaaricaysan. Wax lacag Soomaali leedahay xamar waxa taala uun lacag ta hawiye. Weligaa iyo allahaa adigu cent cashuura kumaad darsan ummada soomaliyeed. Hadana Ka ugu afka weyn baad tahay marka wax la qaybsanayo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 287 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 342 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 5 Replies
- 804 Views
-
Last post by UlteriorMotive
-
- 1 Replies
- 960 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 3 Replies
- 1158 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 35 Replies
- 6190 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 6 Replies
- 1384 Views
-
Last post by caburiye1
-
- 21 Replies
- 118 Views
-
Last post by Mr. Yungnfresh
-
- 42 Replies
- 5787 Views
-
Last post by michael_ital
-
- 44 Replies
- 6895 Views
-
Last post by zingii
