Gubbet wrote: Thu Feb 16, 2023 3:41 pm Dulbahante dalkiisi xoree ama xalaaleeyeye
waatuu xagaagi dhawayd xoog kusoo galaye
Tol Jecliyo Habar Xabuush ku go'ay xawligii Sooleey
Colkuu xulay Muuse Handaraab looma xiiq tirane!
Xarbiyahandii Siciid Harti baa xuub sidiis liqaye,
Xabaal baan dhargine dhawr boqol baa xuurta loo waraye,
Darood, Darood, Daarood buu ninkaan Yusuf ku qafiifay, Darood ku fuul kaama dego daayin abidkaaye!
Maxuu Daarood kuugu tagaa har cad baa Las Caanood Dhulbahante kaasoo saaraye dib danbena indhaha maad saarine!
Aaboow kan yar iga qabo, kan wayn waan iska celine baad aheekadi dhan kusoo gunaanuday waayo kii yaraa baa wadkaaga ku mariyay!![]()
Daarod Ku markay isaaq Ka baqaan waxay buunbuuniyan masaakiinta dhulmahante. Darwiish dhashwiish bla bla , Si aanay yagu ugu guban . Waar adiga maxaa Ku hor taagan vlogs kaagu ma midaan dhamaanba. Horta mareexaan waxa isu raacday saboolnimo baahsan , baqdin ay Ka qabaan habargidir. Iyo quus ay Ka joogaan waxaanu Ka qabana inay noolaan doonaan.