Waxaad rabtay in uu dhulbaante ka mid noqdo maamul jiritaankooda iyo taarikhdooda ummadeed duugaya.theyuusuf143 wrote: Thu May 25, 2023 4:59 pm Dear brother gubbet isaaqu waa dad masaakiina anagu cidna kamaanu aarsan arin nabadeed baanu usoo bandhignay walaalahayo dhulbahante 1991 wayna nala qaateen , 2023 wuxu ahaa sanadkay ugu dhawayd inay system Ka xukuman. Wixiiba waad Ka qulubteen, anaguna hadaba run baanu idiin sheegayna dhulbahante sidaa uu nooga tegay baanu Ku ixtiraamayna rajo danbena kama lihin inaanu sii wada noolana.
Taa bedelkeeda Waxaanu go,aansanay dagaal nooca ugu xun ee lagu kala baxo. 3dii option ee aan kuusoo bandhigay adigu mid qaado. Anaga kaayagu waa waadix waana dagaal, waxaanu nabad Ku waynay violence baanu Ku raadinayna. Keliya Waxaanu is fahmayna ninka xaqa isaaq address gareeya before xaqa dhulbahante. Garbaanan Ku taaganyahay.
Waxaad rabtay Habarjeclo in ay ku dhex tarmaan , ku dhex beermaam dhulbaante , ugu dambayna awood maamul iyo awood military in aad gebi ahaan ba ku masaxdaan masiirka reer aan ka yarayn Habarjeclo hadaysan kaba badnayn.
Waa ilaahay mahadii kol hadu rabitaankiinii noqday HAL BACAAD LAGU LISAY ! ADIGuna aad QUUSATAY
HAA, waa runtaa kacdoon shacab, rabitaan shacab, iyo waxaad ku jabteen Midnimo Dhulbaante .Waligiin oo dambena ka talin maysaan carro dhulbaante.
Gooddiga dagaal iyo waxbaan xasuuqaynaaa wax ba guul ka keeni maysaan ee waad ku haligmaysaan. Wadkana wad u simantihiin Harti iyo Iidoor ba laakiin waxaa MUHIIM ah adiguna aad QIRAAAL tahay inaad ku guuldaraysateen damicii gurracnaa ee aad la maagganaydeen Beelwaynta Dhulbaante.
Bii tobanka kaaraha dhiciyo amase kaanooni
Kolonyadii Isaaq soo diraa, kiciyay sooyaan e
Kashkiyo laabtaba ma galin, waad katibaysaane
Kun-Ka-roon Fahiimiyo Raxmiyo, Kaaba iyo Nuura
Iyo Kuman Daraawiish ahoo, wada kamaadoos ah
Kawlayaashii Iidoor liqiyo, reer ma kaadsada e
Kibirkiii badnaa iyo la eed, koofilnimadiiye
Maxaa Kooniyoow reer tolkaa, laga Kal roonaaday