Waryaa Qudhac

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Mowhawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2755
Joined: Fri Jun 27, 2003 7:00 pm

Post by Mowhawk »

Lugoyo

Sir, waxaan bararanaye murtida iyo luqadda Somaliyeed labadii sanno ugu danbeeye. Haddii aad i weeydiiso, qof aan afkiisa hooyo fahmeeyn, waa qof ay aqoontiisa liidato. Kismaayo iyo kistaa. Laughing
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

Kambuli,

Xaalado iga dambeeyay baad sheegeysaaye maad ii balballaadhisid. Wadaadku show waxba islama hayo oo imika madax bannaan baad tahay? Maad goor hore na tidhaahid baqlihiina, fardihiina iyo awrtiina la kaalaya? Cadawsanidaa huuno.

Gawda waxaan ula dan lahaa nin aanu saxib nahay oo Mo la yidhaah oon Af Somaligiisa moodi jiray inuu liito laakiin dib ka soo karaar qaatay, waan malayn waayay inuu isagii yahay markaa waxoogaa la yaab bay igu noqotay.
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Sir
Mo hablihii baa diiday markuu yidhaa HOOHAYO AYAA DUSHA YAALA
oo ku idhi waar naga tag maraan yahaw hadaanu ku guursanoo
waxaad telka ka odhan INAGA IYO NAAGAHAYGII BAA DUSHA YAALA
means aniga iyo xaajiyadiiba waa hurudnaa.
Markaa labadii sanee ugu danbaysay buu afsomaaligii bartay gaadhina iibsadoo IMIKAA WAA BACLUUL IS QAADAY.
Maalin dhaw Botor loo ciyaarayaa.

qudhac maygaag
LaDy-Qac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1725
Joined: Thu Nov 20, 2003 7:00 pm
Location: AWDAL

Post by LaDy-Qac »

Ina baxar,

First of all. You haven' t got the authority to boss me or anyone around to behave or say things that are accpetable to your standards ( whatever they might be). Maa watchman baad ka tahay somalinet??. Go find your sisters so you can boss them around (while you are here god knows what they are up to Rolling Eyes ). If you are used to calling females a whor*e out of no where and getting away with it. you just have met the wrong person today Laughing.

Sharaf iyo raganiimo are 2 things hardly anyone associates with you since you have made a career out chit chatting behind women' s backs. I think someone should brush up the defination of being a male for you perhaps take various males in this thread as an example?. Ninka wax isku falaa walee S-net asago dumar cayayo lagama helo. Xataa if you insulted me only it would have been caadi laakin your arrogance has reached it' s limits by saying shi*t the about the way I was brought up and by whom.

The last thing I want is to be critised by a af franciis ku faan, Bilaa dhaqan, crippled HIV suffering Jabutiaan Mad
Laughing

So here are your options

1 You lean back and watch ya step
OR
2 Brace yaself for round 2
Last edited by LaDy-Qac on Thu Jan 19, 2006 10:18 am, edited 1 time in total.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Sir-luggoyo,

Ninkaa wax aan hadhuudhkii Cilmi Jaamac ahayn waa laga waayey Laughing
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Ina Baxar
Waa taa Lady Qac kugu qastee Car kambuli wax ha kaa celiso Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing




qudhac maygaag
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Lady Qac , listen here, gabadh yaroo madax adag baad tahay Laughing
Anigu , first od all adiga kula maan hadal , oo nin baan la hadlayay , but since you've begged me to adress you , waan kaa naxoo , u jawaab baan is idhi naagtan yar , wax kala garan maysee. I am not bossing anybody around { btw I don't see what my sisters have to do with this , but if you wanna know our last one has been married a couple of month ago}, I am just giving you my opinion { again since you've asked me " maxaad iga rabta?"} of you based on your personal conduct in this very forum.
Hadal iyoo dhamaan ,gabdhaha yaree sidaada u edeb daran , lama tirasdo , laakiin laba jeer baad igu celisood i bariday oo Ina baxarow ila hadal baad i tiri , waxan kuugu so xidhayaa na --> talk like a HOE and you'll be called a HOE.
PS: Af faraansiska waa af caalami ah , oo iskul baad u gali garta .
Last edited by Ina Baxar on Thu Jan 19, 2006 10:49 am, edited 1 time in total.
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

Qudhacow,


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Awoow maxay ka celisaa waa kaa aad aragto inuu hadhuudhkii Cilmi Jaamaca wadaadku dhaafi waayaye.

Kambuli,

Goor dhow baad arki qolooyin aadan garanaynin oo duleedkiina dul yoxooba, yaanay kadiso kugu noqonin haddaba
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="Samatr"][quote="Dhaga Bacayl"][quote="Samatr"]Rer miyii anigu waxaan uu haystaa dad fiican oo siday wax tahay uu sheega, sidaan uu arko reer magaal baa cay ah.[/quote]

Waryaa why are you ignoring me. I asked you before and I'm gonna do it again. Is that AXMED MOOGE in your avatar?[/quote]

Dee haa waa Axmed Mooge, markii horena haa uun baa ku idhi.[/quote]

sorry bro..I didn't see your initial respond.

Where did you get that picture?
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Qudhacow , waan la socda cami , galbeed ba layga soo galay Laughing
Waryee, Sir luggoyo , abti mid aan kuu sheego .Meela aan Land cruiser is laha ka bixi iyoo joonyado $$ ah oo yaaney cagaheegu dhulka dib uu taaban , baa geel iyoo arrimo aan 1943 ka faraxalaney layla yimid. Geela yagii , dagaalki addunka ee labaad beynu wada xaraashanay { british-ka ayaanu ka iibinay}, anagu qodaal beynu nahay , kolba awr xunno qooqey mana daba roorno , ee rashinka yagu had iyoo jeer waa inoo bisil yahay.
Marka Luggoyo yaanan hadalka laysku badinin abti ee , waan ka baxay arrinta soona jeesaan maayo , Ilaah dhulkiisu waa balaadhan yahey .
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Sir
Ina Baxar ma Garawlaaa anigu inuu Dooralabanle leeyahaan moodayee


qudhac maygaag
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Laughing
Wakaa, niman beriyahan oo dhan fursad ii la'aa bey kaaga daran ooddi iga qaaday.
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Ina baxar
Waxba malaha ee iska soo noqo Camoo TU YAR OO AAD DABOOL DHARI MOODO AYAANU REERAHA KAAGA EEG EEGIYE.

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Waxaan qaadayaa HADAAD TALISO OO LA DIIDO IN LA JABO MA JECESHAHAY.


Suldaan qudhac maygaag
LaDy-Qac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1725
Joined: Thu Nov 20, 2003 7:00 pm
Location: AWDAL

Post by LaDy-Qac »

--waan idiin tumi ee ogaada---

What happened to this Laughing

This what your post said about me and chris Mad .

----labadaa kintir leyda ee chris millian iyo lady qac la kala yidhahdo ayaad durtaba baabtee af ingiriska wey garanayan, gacanta intaad ku dhegto ileen wey ku ogolyihin , barta ka baxo ha soo jeesan-----.

So now you are denying this Shocked. At least own up to your faults and comments fukking dameer. Edeb daro wa sida lagugu kenay ee ha nagu nabiin waxaa=d tahay Smile. Good move. You stepped back and trust that' s the smartest thing you did so far Laughing

Now chris milian is gonna take over hopefully. I'm done Surprised
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

[quote="qudhac-m"]Ina baxar
TU YAR OO AAD DABOOL DHARI MOODO AYAANU REERAHA KAAGA EEG EEGIYE.



Suldaan qudhac maygaag

[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing @ Garawle

Awoow,

Waxaa digashaan u aqaane ka daa ninka. Ma tolkaan arkay baad taa ka soo xushay, cadawnimo kugu jirtaa badanaa.

Baxarow,

Ina Adeer, kuma moodeynin nin sidaa ku hadha oo waxaan lahaa ninka waxaa haya kii Cilmi Boodhari dilay ee wax la qabo, laakiin imika waxaan ogaaday inaanad siiba fogeyn ood inanta madadaalo uun ku haysay, sidaana waa laga fiicanyahay
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”