Waxaagu waa qabyaalad aan biyo la marin


Samatar,
Calanka aad wadato xumaan kuma sheegi karo waayo Ashahaadadii ayaa ku qoran.

Laakiin calanka buluuga ah, ceeb yaan afku ku qaloocan.
Calanka Somaaliyeedow, Cirshiga ka nuur,
Cirkaad u egtahaye, Rabbiyow lagaa cabsadooooo....la la la la la la















