Maxamuud Axmed Cali iyo Cabdiraxmaan Axmed Cali "Tuur&q

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Post by XidigtaJSL »

[quote="Xplosive"]sxb wuxuu yidhi TURKANA, not TURKI Laughing Laughing Laughing

Turkana waa kuwo adoon ah oo Ethiopia lagu guumeeysto as far as I know.[/quote]




Walee Laughing haa dee sidaa i dheh Laughing
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

ISAAQA IYO TURKAANDA IYO REDIINLE IYO MASAI INEY USU EG YIHIIN

CID WALBA OG


TAA KA HADAL MA JIRO


HADA TAGTO NMANGA TANZANIA SOMLIDA JOOGTA KULLI WA ISAAQ

ANIGA DHULKA SO MARE I WEYDII

ADOO CAROON DIINTANA CEYIN KA HADAL
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Post by XidigtaJSL »

COSTA


Waxa Isaaq geeyey Tanzania iyo East Africa iyaguu waqooyi ka yimi xamarna uuga dhowdahey waa ilbaxnimada, waxa Isaaq meel kasta dhigey kana dhigey ilbaxda soomaliyeed waa socdoka iyo umadahaa kale ee aay dhex galayaan, adey imika noloshu kuu bilow tahayee iska raaxeyso adeer

[quote="COSTA"]ISAAQA IYO TURKAANDA IYO REDIINLE IYO MASAI INEY USU EG YIHIIN

CID WALBA OG


TAA KA HADAL MA JIRO


HADA TAGTO NMANGA TANZANIA SOMLIDA JOOGTA KULLI WA ISAAQ

ANIGA DHULKA SO MARE I WEYDII

ADOO CAROON DIINTANA CEYIN KA HADAL[/quote]
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Post by Samatr »

[quote="COSTA"]ISAAQA IYO TURKAANDA IYO REDIINLE IYO MASAI INEY USU EG YIHIIN

CID WALBA OG


TAA KA HADAL MA JIRO


HADA TAGTO NMANGA TANZANIA SOMLIDA JOOGTA KULLI WA ISAAQ

ANIGA DHULKA SO MARE I WEYDII

ADOO CAROON DIINTANA CEYIN KA HADAL[/quote]

Diina maadigaa leh, miyaanay shalaytoole aheen markaad yahuud isgu sheegtay????
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

[quote="XidigtaJSL"]COSTA


Waxa Isaaq geeyey Tanzania iyo East Africa iyaguu waqooyi ka yimi xamarna uuga dhowdahey waa ilbaxnimada, waxa Isaaq meel kasta dhigey kana dhigey ilbaxda soomaliyeed waa socdoka iyo umadahaa kale ee aay dhex galayaan, adey imika noloshu kuu bilow tahayee iska raaxeyso adeer

[/quote][/quote]


Jareer adoonsi loo keeney bey ahayeen


faracodna waxaa ka dambeeya tan la yiraanhdo Maria from west : Laughing Laughing jag beklagar det är de som har börjad och du vet att du ser ut som juluwa i kisumu men du har fortafarnde dina tänder Laughing
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

[quote="Samatr"][

ADOO CAROON DIINTANA CEYIN KA HADAL[/quote]

Diina maadigaa leh, miyaanay shalaytoole aheen markaad yahuud isgu sheegtay????[/quote]


Diinteyda wa ku sheegtey laakin falaari gilgilashe kaagame harte ilaah


weydiiso dembi dhaaf

mar dembena diinta ha caayin ey yahoow

isaaqu ma daahiree dulli weeyaanee
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Post by Samatr »

waryaahe diintaada was eeyahow gaalku dhalay
maalin yahuud sheego maalin christian portuguese sheego
waxan yidhaada aniga iyo ilaahaey bey naga dexeysaa
anigu ilaah waan rumaysanahay adiguna see wax alya aad tahay la garan waa laakin inaanad muslin aheen taas waa la ogyahay.

doofar ma daahiro
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

^^ Ilaah ba ku baryaya inu ku soo hadeeyo(aamin)


idinkana ducada ku so dara
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Post by Samatr »

yahuud ilaahay baryeya maanta igu horeysa
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Post by Cawar »

[quote="Samatr"]yahuud ilaahay baryeya maanta igu horeysa[/quote] Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing


Samatar

Yahuudu Ilaah way aaminsan yihiine soow ma ogid??
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Post by Samatr »

ilaahey haday aaminsan yihiine boqolalkii nabiyood oo loo soo diray maxay ugu ciyaareen bogaagtood iyo bogaagta ilaah.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

^^ Raali ka noqo faduusha Exclamation Waa runtaa oo shaqo kuma lihi adiga iyo diinta wixii aad is tidhaahdaan.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Post by X.Playa »

Waxa la yaab , nin H.Y ah oo nin kale ka xigsanay oday waa heesi jiray. Waar heedhe kaagan Samatar iyo wax la baxay, adeer Cabdilaahi Qarshe cid kama xigtid ee iska nafis.

Cabdilaahi Qarshe hooyadii waa Masai taas ceebna ma aha , ilaa 13 jirkiisi iska Masai ayuu ahaa oo afka hooyadii ayuu ku hadli jiray.

DamalaXagare,

Turukaanada xadka Kenya iyo Uganda , suldaan koodu maanta waa mid reer Xuseen ah. Turukaanada ayaaba Masai da somalida ka xigta oo afkoodu 20% waa somali.
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Post by Samatr »

X.playa
manaa yidhi waan kaa xigaa adiga uun baa yidhi hadadan
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Xplaya
You are correct M.A. Ali & the legendry Tuur are brothers from the father side, A/rahman wuxuu xaga hooyo kala walaalo yahay Ilma Qalab Jaan
axmed ali ayaa Qalab jaan oo walaakii ah xaaskiisa dumaalay deedna A/rahmaan bay u dhashay.
Markii mahmuud ku dhintay dhakhtar london ku yaala waxaa abud-ubay
isagoo ka ah safiir imaaraadka markaa ka yimi A/rahmaan oo maydkiisii qaaday waxayna ahayd 1983.

Suldaan qudhac maygaag
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”