Sir-lugooyo you are still my role model, that's why markaan ku arkay adoo Kambuli u gaa gaa tamaya ayaan iyada jeclaaday, horaa loo yiri awrka hore awrka danbuu socodkiisa leeyahay.
Midakale sirka maxaan ahay ninkii ugu horeeyay ee jacayl hayo ee aad aragto? maxaad Coolmanoow maanan kuu sheegin inuu niku jacayl hayo la haysaa?
Xooga bal adna u kaadi wax is dilaya ma jiree
