Page 3 of 4

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:09 pm
by foolxume2005
Kambuli do I sound like nin doonaya inuu waqti dilo? marka walaal xiniinyaha ha iiga istaagine ama YES idheh ama NO.


Sir-lugooyo you are still my role model, that's why markaan ku arkay adoo Kambuli u gaa gaa tamaya ayaan iyada jeclaaday, horaa loo yiri awrka hore awrka danbuu socodkiisa leeyahay.
Midakale sirka maxaan ahay ninkii ugu horeeyay ee jacayl hayo ee aad aragto? maxaad Coolmanoow maanan kuu sheegin inuu niku jacayl hayo la haysaa?

Xooga bal adna u kaadi wax is dilaya ma jiree Laughing (xagii loo badnaa iyo aakhiraan u socdaa baad mooday sheekada.

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:23 pm
by Sir-Luggoyo
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Foolka Xaaji


Anigu waan kuu sheegay, hadday gabadhaasi ku oggolaato, as your uncle waxaa igu waajiba inaan kuu doono oo aabeheed iyo reerkeeda la xaajoodo oo xididnimo ka raadiyo, oo xitaa wixii kharaj ah (intii yarayd ee adhiga ahayd ee iigu dambeysay) aan bixiyo, bal adigu rag noqo oo, gabadhaa ka soo dhamayso oo iyadoo diyaar ah ii keen

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:24 pm
by xoogSADE14
foolka

dhimashada waxaan oga dhawaajiyay ineey ku beer jilicdoo oo eey kaa naxdo dabadeedna eey YES ku tiraahdo Smile

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:26 pm
by foolxume2005
^^ That's what I'm talking about, I'm sure Kambuli markay akhriso adoo leh ma rabtid iyada oo waxaad rabtaa Lady Qub Qac, inay aniga i ogolaandoonto, I will keep you posted.

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:28 pm
by foolxume2005
[quote="xoogSADE14"]foolka

dhimashada waxaan oga dhawaajiyay ineey ku beer jilicdoo oo eey kaa naxdo dabadeedna eey YES ku tiraahdo Smile[/quote]



Xooga ala miskiinsanidaa, war qofta meel ay kunooshahay xataa qof yaqaan ma leh, kuwa kale ee diida inay qabiilkooda sheegaan(Sir-lugooyo etc.) waa ay sheegaan meeshay kunoolyahiin, laakiin qoftaan waxaan umalynaya oday sheikh ah ayaa qaba oo markay shaqada joogto uunbay halkan soo gashaa, mana rabto inay sheegto statekay kunooshahay.
hadaan heli lahaa state ka ay kunooshahay X baan ku raadin lahaa Laughing

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:30 pm
by xoogSADE14
foolka

anigaaba aqaan meesheey ku nooshahay, and believe or not i think i met her once not that long ago Smile

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:37 pm
by foolxume2005
^^^ wale iyo bilee inaadan ahayn saaxiibkay, WAR NINKAYGAN AY OOHINTU KA DHAMAATAY AYAAD HADA ILEEDAHAY KAMBULI BAAD TAQAAN.


Laakiin waxaan ka baqayaa inay sheekadii aw kowbe igu dhacdo intaan adiga wax kuu dirsado.
awkoobe ayaa isagoo oynaya kuwa saaxiibadiis ah arkeen markay waydiiyeen waa uu u oynayo ayuu u sheegay inuu gabar deriska jeclaaday una dhimanayo waxay yiraahdeen anagaa reerkooga kaaga soo dhamayneeynee naga warsug, to make the long story short saaxiibkaa naagtii baa loo meheriyayay oo habeenkii guriga lookeenay, laakiin naag qalad ah ayay ninamkii u keeneen.
Awkoobaa yiri qoftii oo sariirta saarin marada iska qwaad waxay tiri adigu iga qaad, wuxuu yiri dhinacaan u soo durug waxay ugu jawaabtay adigu isoo durki, naag waxaa loo keenay handicapped ah, markaasuu yiri

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:38 pm
by foolxume2005
WAR TAN TAAN RABAY MA AHA MANA U EKA Laughing Laughing Laughing

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:40 pm
by xoogSADE14
foolka xaaji

ma adigaa i weeydiiyay inanta inaan aqaan. anyways badaan la'iii dirsan inaan galo ma jecli marka orod ayada kasoo ogoow meesheey joogto Wink

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:45 pm
by foolxume2005
War it's too late hadee qoftu siday u egtahay?

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:46 pm
by xoogSADE14
Very Happy

Smile

Cool

up

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:49 pm
by foolxume2005
warninyahow intaad nin raga iska dhigtid , ii sheeg qoftu siday u egtahay b4 I waste any more time.

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:51 pm
by xoogSADE14
i did sxb look at the emoticons Wink

Posted: Thu Jun 29, 2006 2:09 pm
by Nabeela
Kambuli I think you should give foolxume a chance. Wink

Posted: Thu Jun 29, 2006 2:19 pm
by Sir-Luggoyo
Nabeela,

Why don't you give a chance to the dude who was proclaiming his love in this same pages?