Xplosive_playa, hiphop50girl and UniQue_SiSta,
The only person that deserves and answer or Source is UniQue_SiSta Because she didn't make the haram halal, Which is a big sin!
Television viewing of football squanders hours upon hours of a personÂ’s time, which is haram (Television viewing being haram as it is).
In conclusion section it says
"Undoubtedly, watching football is haram"
http://www.inter-islam.org/Lifestyle/football.html Here is the source on haram to get paid as a footballer
That it should not be for money, whether it is paid by the two teams, one of them or by a third party, because it is not permissible to give prizes except for competitions which help prepare one for jihad, because the Prophet (peace and blessings of Allaah be upon him) said: “There should be no (money) prizes for competitions except archery competitions and races with camels and horses.” Narrated by al-Tirmidhi (1700), al-Nasaa’i (3585), Abu Dawood (2575) and Ibn Maajah (2878); classed as saheeh by al-Albaani in Saheeh Abi Dawood.
The players also uncover their ‘awrah, which is forbidden. The man’s ‘awrah is the area from the navel to the knee. But you will find that their clothes end at mid-thigh, and some of them are shorter than that. It is well known that the thigh is part of the ‘awrah because of the hadeeth: “Cover your thigh for the thigh is part of the ‘awrah.”
THIS IS ONE OF THE REASON WHY ITS HARAM! FROM THE HADITH:
Narrated by al-Tirmidhi (2797) and classed as saheeh by al-Albaani. And the Prophet (peace and blessings of Allaah be upon him) said to ‘Ali: “Do not uncover your thigh and do not look at the thigh of anyone, living or dead.” Narrated by Abu Dawood (4015). And Allaah knows best
http://63.175.194.25/index.php?ln=eng&d ... 4291&dgn=4 In addtion to that, why are women banned from the football stadiums in Saudi Arabia?
More links
http://littlegreenfootballs.com/weblog/ ... d_Cup&onlyHERE IS EVIDENCE FROM ONE OF THE MOST KNOWLEDGEABLE SOMALI SCHOLARS WHO GRADUATED FROM MEDINA UNIVERSITY.
_________________________________________
KHUDBAD XASAASI AH OO UU JEEDIYEY FADIILATU SHEIK. M. UMAL
Al-ustaath Sh Max'ed Cabdi Umal Imaamka Masaajidka Wayn ee Six Sreet ee Magaalada Nairobi ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta ku falanqeeyey Amuurta ugu wayn ee Dhallinyarada Soomaaliyeed ku mashquulsanyihiin Wakhtul Xaadirka.
Caalimku wuxuu ka hadlay Kubadda Cagta Guud ahaan iyo Waxa Hadda loogu yeero Koobka Adduunka gaar ahaan, Isagoo Wadaadku Hadalkiisa ku furtay Kubadda Cagta, Cidda Aasaastay iyo Waliba Ujeedada looga Dan lahaa.
Fadiilatul Ostaath Umal Wuxuu sheegay inay Kubadda Sameeyeen Hay'adu Faafiya Dulliga, Bini'aadamkana ka tirtiran Caqliga iyo Cilmiga labadaba iyagoo dhinac marinaya ama Illow siinaya Ujeedadii Alle wayne u Abuurtay Bini'aadamka oo ahayd inuu Qofku u abuuran yahay Ujeeddo iyo Macno dhisan Islamarkaasna Barri Xisaab iyo Kitaab qorani ka danbeeyo.
"Banoonigu Waa Aalad lumisa Caqliga Banii'aadamka Waana Qaab kamida Gumaysiga ay Gaaladu ugu Talo galeen inay Dadka ka lamid dhigaan Duunyada iyo Xayawanka oo kale.
Kubaddu waxay keentaa Dhowr Arrimood oo Sababtay Inay Diinta Islaamku Xaaraamayso Danbi iyo Dullinimana Asxaabteeda u horseeddo
1- Kubaddu Waxay Salfataa Wakhtigaaga, Waxayna Noloshaada ka dhigtaa Midaan Micno ku dhisnayn, Waxay ku Illow siisaa Diintaadii iyo Wixii Alle wayne kugula Ballamay.
2- Kubaddu waxay kaloo ku Bartaa Dhaqanka iyo Dabeecadaha Gaalada waxayna ku jeclaysiisaa Gaalada iyo Raga alle ka fog oo laakiin Asxaabtaada Dhinaca kubadda kamid ah, Nabi Muxamedna NNK, Wuxuu yiri Labadii Isjecel ama isla jirta Maalinta Aakhiro Meel bay wada galayaan Janno Ama ama Jahannamo, Sidaas darteed, Dhallinyarada Soomaaliyeedeey Ma jeceshihiin in Adinka iyo Kooxaha Prazil, Jarmal iyo England Isku meel laydin wada galiyo Maalinta Aakhiro Ilaahay Hortaas? ayuu yiri Al-ustaath Umal.
3- Waxay kubaddu kugu Dabaal siisaa Danbi Alle kaa xarrimay, Waxaad Fiirsanaysaa Ummad Dullaysan oo Rag iyo Dumarba wada qaawan taasoo ka dhigan inaad Alle Waddadiisii ka leexatay.
4- Kubaddu waxay Abuurtaa Xaasidnimo, Cuqdad iyo Calool ku siddo dhexmarta Labada Dhinac ee Is haya, Waxayna Madoobaysaa Qalbiga oo aan aqbalayn Diinta iyo Wax walba oo wanaag
Al-ostaath Max'ed Sh Umal oo Tobanaan kun oo qof Ugu Khudbaynayey Masaajidka wayn ee Six Sreet wuxuu intaas ku daray In Ayaan dhawayd loo keenay Wiil dhallinyaro ah oo Tooray lagu dhuftay, Haddii uu arrintii u xuuraamayna ay Sababtii noqotay Baniini!, Banooni buu sababsaday in lagu Dilo.
Boqolaal iyo Boqolaal qof oo Xataa Soomaali kujirto ayaa isku laaya Qaarina Naftoodaba ku waayaan Taageerada Kooxaha Banooniga, Waxaa dhacda In Qof dhallinyarada kamid ahi Niyad jab iyo Nooc waaliya ku dhacdo markii laga adkaado koox uu taageerayey, Halka kan kale laga Yaabo inuu Alle bari,. Damaashaad iyo Xaflad dhigo, Taas waxay ka dhigantahay ayuu yiri Sh Umal In Banoonigu gaar siisan yahay Heer ilaah!.
Waxa Nafta loo huraa, Loo xanaaqaa ama loo farxaa waa ilaahay Dartiis, Guusha iyo Guul darrada kugu imaan karta ama Niyadaada jabin kartaana waa Diinta Wax kusaabsan, Haddaba Ilaah baad ka dhigatay Wixii Diinta ka baxsan oo aad Haybad, Ixtiraam iyo Sharaf aad siiso.
Waxay dhallinyarada qaar ku oranayaan Waan iska daawannaa Ee dan kama lihin Kooxaha Ciyaaraya, Taasi Waa been, Sababtoo ah Dadka daawanaya Qalabkaan Sixirka ah ee Kubadda waxaa khasab ku ah inuu Qolo lajiro, Haddii aad Qolo lajirto Micnaheedu waxay tahay Waad jeceshahay Qoladii Aad jeclaato iyo Adiguna Isku Jiif baatihiin Maalint Aakhiro?.
Waxay u Abtirinayaan Ciyaartow-da Gaalada ah, Ab ilaa iyo Farac, Haddii Lawaydiiyo Magaca iyo Ina ayaha Nabi Muxamedna Shakhsi garanayaa kuma jiro! Dullinimo, Damiir xumo iyo Diin La'aan!.
Isku soo duuduuboo Caalimka Wayn ee Soomaaliyeed Sh Max'ed Cabdi Umal wuxuu Waanadiisa Gaarsiiyey Dhammaan Dhallinyarada Soomaaliyeed Isagoo ay ka muuqatayu Inuu ka gubanayo una diirnaxayo Dhallaanka Soomaaliyeed ee Caqligoodii la hantiyey