Page 3 of 3
Posted: Thu Dec 14, 2006 2:07 pm
by Samatr
Weli waxaan la yaabsanahay sidaad wax isku tihiin reerkaa.
laakin see taasi waa sheeko maalin kale noo taala.

Posted: Thu Dec 14, 2006 3:03 pm
by Gogarad
Oo maxa yaab ka dhigaay? manaan wax oo ahan kariin?
Sheeko...

Posted: Thu Dec 14, 2006 3:26 pm
by sexy-kitten
Gogarad, af carabi adaaba yaqaan.
Aniga, I remembered the most wierd ones.
Anta magnuuna
Yaa kalba
Yaa shaarica
Nacalatula caleyk
Kus Umak

Posted: Thu Dec 14, 2006 3:35 pm
by Faisah
Habar dalbo leh ee qabto kabo red cross charity shopka laga soo iibsade maxaa ka foolxun.

BTW. lugaha madmadoobeeyska lahoo aad u maleeydo muufo dabka lagu iloobe diana iska mari
