I have long given up arguing with dawlad. He thinks when he loses a debate a) your a guy named shaykh b) You are BS and don't deserve his response (BECAUSE HE CAN'T RESPOND)

Jubbaland is alot more complicated then it looks. Gedo is the only region you will find a Mareexan majority. You sure as hell won't find that in Jubaada hoose or Jubbada dheexe. The facts on the groud are different.
But dawlad will make up some great fairytales that Abdullahi yusuf signed away Kismaayo to Marehan so majerteen could have Xamar


his response roughly " I WILL GET TO READING JSTOR ( REPUTABLE ONLINE RESOURCE JOURNAL) REAL SOON (INSERT SMILEY TO PLAY IT OFF"



Wareegto uu soo saarey wasiirka gaashaan dhiga Dowlada fadaraalka KMG ah ee Soomaaliya Barre Aadan Shirre Barre Hiiraale.
January 07- 2007 HornAfrik, Mogadishu
Wasiirka gaashaan dhiga ee dowlada KMG ah ee Soomaaliya Barre shirre Barre Hiiraale ayaa maantey soo saarey wareegto oo u ku magacaabayo gudi uu ugu magac daray gudiga Kormeerka iyo xaqiijinta howlaha Amaanka ee Gobolada Jubooyinka
Sida wareegto ka soo baxdey xaafiska wasaarada gaashaan dhiga ee dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabey gudi lagu macaabey gudiga kormeerka xaqiijinta Amaanka iyo waliba hor marinta baahida Bulshada ee gobolkaan J/hoose .
Gudigaani oo ka kooban 18 Xubnood ayaa waxaa Gudoomiye u ah xilibaan C/rashid Maxamed Xidig oo kamid ah xubnaha baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo kusgan Magaalada Kismaayo.
Waxaana wareegtaani ku cad in la magacaabey dadkaani kadib markaan aragney sida uu yiri wasiirka gaashaan dhiga Barre shire Barre Hiiraale baahida ay bulshadu u qabto in si deg deg ah loogu soo cel.iyo adeeg yadii Muhiim ka ahaa iyo waliba kadib markii aan lala tashaday ayuu yiri Mas'uuliyiinta Dowlada fadaraalka KMG ah ee Soomaaliya
Gudigaani ka kooban 18 Xubnood ayaa howla hooda waajibaadka shaqa ah waxay ay yihiin ama noqon doontaa xaqiijinta nabad galyada guud ee Gobolada J/hoose soo celinta adeeg yadii bulshada ee muhiim ka ahaa ka howl galida ilihii wax soo saarka ee gobolka u fududeynta bulshada Gobolka waxyaabaha ay dowlada Oga baahan yihiin kormeerka iyo waliba sida gaarka ah ee gobolku baahida u qabo iyo waliba dhamaanba waxyaabaha kale ee laga ma maar maanka ah sida ku cad wareegta daasi
Wareegta daani oo uu ku saxiixan yahay xilibaan barre aadan shire barre Hiiraale wasiirka gaashaan dhiga ayaa sidoo kale waxa ay soo baxeysaa xili maamul KMG ah aysan lahayn Magaalada Kismaayo tan iyo markii ay gacanta u gashay Ciidamada Dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyadoo haatana ay kusugan yihiin mas'uuliyiin ka tirsan mudanayaasha Barlamaanka iyo wasiirada ee dowlada KMG ah ee soomaaliya
Dadka wareegtaan ku cad ayaa waxaa kamid ah dad iyagu intooda badani ah dadka deegaanka waxaana kamid ah Xaaji Daahir Maxamed Cilmi / xaaji C/yare /Maxamed C/llaahi Omaar /Ibraahim Timajilac / iyo kuwa kale oo aad u badan dhamaana wareegta daani waxay ku soo beeg meysaa xili Gobolkaan J/hoose iyo guud ahaanba Jubooyinka aan wali wax maamul ah laga samaynin
Sahro Cabdi Axmed Hornafrik Kismaayo