Page 3 of 3
Posted: Tue Jan 23, 2007 11:49 am
by XidigtaJSL
You need to discard that bloody flag your people hoisted on the 26th of June 1960 and burned on 16th of Jan 2007

Posted: Tue Jan 23, 2007 11:57 am
by LiQaaye_TDH
XJSL Inankeeni Samatar wuu yara Lunsanyahay beryahan inader....
Posted: Tue Jan 23, 2007 12:19 pm
by XidigtaJSL
Dhiigii Daaroodkaa ka tan badiyey abti ee ha la yaabin
Posted: Tue Jan 23, 2007 1:15 pm
by Mystic_Angel
who cares whether you're or not....
I personally don't give a f about it...

Posted: Tue Jan 23, 2007 4:39 pm
by Samatr
[quote="XidigtaJSL"]Dhiigii Daaroodkaa ka tan badiyey abti ee ha la yaabin[/quote]
Sidaa abaaha oo kale eey madax kaluunka dhaleen. Weli ma kuu faraxsantahay sida loo galay Suldaan Cismaan.

Posted: Tue Jan 23, 2007 9:07 pm
by XidigtaJSL
[quote="Samatr"][quote="XidigtaJSL"]Dhiigii Daaroodkaa ka tan badiyey abti ee ha la yaabin[/quote]
Sidaa abaaha oo kale eey madax kaluunka dhaleen. Weli ma kuu faraxsantahay sida loo galay Suldaan Cismaan.

[/quote]
Reer bah ayeydeey waa reer magaal ah taana waxaa u sabab ah kaluunkay aad u badsadaan, waa nimanka Daaroodka uugu ilbaxsan ee ha moodin kuwan ku dhalay ee dhawaan dharkaba xidhay waxaan maqli jiray Dhulska qaar ka mid ah qofka surwaal xidha waxay u yaqaanaan gaal
Suldaan Cismaan baad sheegtaye waa la xidhayaa anyone who tries to create unrest in Somaliland, he learned his lesson well oo waakan aamusay, rag badan oo HY ayaa ka cadhooday hadaladiisa oo la hadlay jooji waxanaad wado adeer hadii kale shaqaa lagaa qaban HY dhexdeeda
Posted: Tue Jan 23, 2007 9:18 pm
by Samatr
Daarood waa ii Daarood, ha kala qaybin. Dhulbahante iyo Warsangeli waa isla Harti. Mar dambe sheekadaa ha ila imaan. Warsangeli wax kasta oo ilaahay abuuray wey cunaan baan maqlay, taas maxaa ka jira?
Suldaan Cismaan adiga iyo Kundille baa tol uu ah, sababtaasna waa lagu xidhay, markay tolkaas sidaas oo kale yihiin waxba umay hadhin Suldaan Cismaan.
Posted: Tue Jan 23, 2007 9:19 pm
by Nabeela
Samatar walaal you're not a qabiilist. You just love your qabiil a bit too much like any other typical Somali, waxas waa caadi.
Posted: Tue Jan 23, 2007 9:38 pm
by Samatr
Gacmacadeey, xaalku waa sidee?
Posted: Tue Jan 23, 2007 9:49 pm
by Nabeela
Waa iska caadi, you know the usual.

Posted: Tue Jan 23, 2007 9:50 pm
by Samatr
Hows juju.

Posted: Tue Jan 23, 2007 9:52 pm
by Nabeela
Posted: Tue Jan 23, 2007 10:27 pm
by Samatr
When can I play with juju?
