Page 3 of 6

Re: SL National Army Day

Posted: Mon Feb 05, 2007 12:24 am
by Samatr
[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"]Mashallah Cool[/quote]

Thats what the former regime had, Isaaqs with rusty AK's took care of the job. We cut the head of and Hawiye are still running with the legs. Laughing

Re: SL National Army Day

Posted: Mon Feb 05, 2007 12:24 am
by Ceelgabo
[quote="RIIGHAYE"]Mogadishu is going to be a peacefuul city again. Everything is working right now. Traffic police are on the streets for the first time in 17 yrs giving traffic signals to cars. I don't deny that there are clan-based insurgents who view TFG as Darod occupation. They oftentimes reinforce the attitude that the TFG alianates them and seeks to disarm them in hope of marganlizing their power. This is the type of fear clannist insurgents manifest their discontent at dark night by firing mortars and shells indiscriminately while they magically disappear during the day time.[/quote]


Saxiib the likely hood of Mogadishu becoming peaceful is one to million...but anyway I hope I'm wrong and your dream comes to true.

Re: SL National Army Day

Posted: Mon Feb 05, 2007 12:28 am
by RIIGHAYE
Pray for Somalia walaal.

Re: SL National Army Day

Posted: Mon Feb 05, 2007 12:30 am
by GeneraleQ
With that kind of army, maad xaaqdaan qashinka isku magacabay P/land?

Very Happy

Re: SL National Army Day

Posted: Mon Feb 05, 2007 6:18 am
by KUN-DILE
"^^If you were able to, You wouldn't be sreaming in Hargeisa: "Nooo Puntland are selling exploitation rights in Sanaag""

Kiddo, be grateful. Its the SL politics which is giving you a breathing space. There is absolutely no army or force opposing SL from Lascaanood. SL can crash any opposition in days, but what SL is concerned about is the Cabaad you folks will break-out in the aftermath. That Cabaad is not good for SL's reputation at the world stage. It is no wonder you folks are so ripe is getting Karbaashed so you could cry rivers to Amnesty international and the sort.

The so called Oil companies will not set foot in SL. Trust me. They will mainly remain on the Puntland side of the border.

Re: SL National Army Day

Posted: Mon Feb 05, 2007 6:34 am
by LiQaaye_TDH
[quote="Samatr"]Seems some peopole are intimidated, thats why they replied. Surprised[/quote]

Exactly thats what im saying... Laughing

Re: SL National Army Day

Posted: Mon Feb 05, 2007 8:44 am
by LiQaaye_TDH
Laughing Laughing @ Old vehicles and weapon, You guys Wish.............

Check what Deynille.com website said about this......

Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u dabaalgegay sanadguuradii 13-aad & madaxweyne Riyaale oo khudbad u jeediyey ciidamada




Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay soo bandhigay dhoolatus milateri oo gaada-ka ciyaar ah, oo ay ku muujinayaan awooda ciidamada Somaliland, waxaana dhoolatuskani ka soo qeybgalay marti sharaf kala duwan, waxaana dadkii ka soo qeybgalay ay aad u soo dhoweeyeen cududa dhinaca milateriga ah ee ay ku talaabsatay Jamhuuriyada Somaliland.



Ciidamadda Qaranka Somaliland oo u dabaaldegayay sanad-guuradii 13-aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ayaa soo bandhigay boqolaal gaadiid ah oo jiidayay madaafiicda waaweyn ee goobta, laguna duqeeyo goobaha fog fog sida BM-yadda, waxaa kale oo ay ciidamadda soo bandhigeen beebeeyo cusub iyo tikniko dagaal oo aad u fara badan, kuwaasoo dhamaantood ahaa tikniko cusub oo aan ka mid ahayn kuwa Jiidaha Dagaalka iyo Soohdima dalka uga jira difaaca.


Kumanaan ka tirsan Ciidamadda milateriga Somaliland ee sanadkaan tababarka soo dhamaystay ayaa dhoolatusyo ka hor sameeyay Xaflad loogu dabaal degayay oo ay goob joog ka ahaayeen Madaxda Sare ee Somaliland iyo kumanaan shacab ah.

Ciidamadda ayaa shacabka Somaliland u bandhigay nuucyadda kala duwan ee hubka ay u haystaan iska caabinta dhulka,Cirka iyo Badda ,hadii lagu xadgudbo xaduudaha Soomaaliland la wadaagto Maamuladda kale sida Puntland.


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dahir Reyale Kahin oo ka hadlay Xafladda loogu dabaal degayay 13 guuradda Ciidanka Qaranka Soomaaliland ayaa qaab farxad lagu laray ugu jeediyay khudbad xamaasad huwaneed ,isagoo siiyay balanqaadyo dheeriya oo lagu dhisayo dhinacyada adeegoodda Ciidamnimo.




“Ciidamadda Somaliland waa kuwa dhisan maskax ahaan, niyad ahaan iyo tababarba, waxaana muhiim ah inaan sheego in ciidamadda mushaaraadkooda la kordhin doono, sidoo kalena sare loo qaadi doono awoodooda gaashandhig, iyadoo lagu soo biirinayo wax allaale iyo wixii ay u baahan yahiin” ayuu yiri madaxweyne Reyaale oo khudbad dheer ka jeediyay xafladda 13 guuradda ciidanka Qaranka Somaliland.



Dhoolatuska ay sameeynayeen ciidamadda Qaranka Somaliland ayaa dad badan shaki geliyay waxaana aad la isu waydiiyay durba halka Somaliland ka heshay hubka cusub ee leh nuucyadda kala duwan, waxaa kale oo ka qaybgalayaasha xafladda ay aad uga maqsuudeen riwaayado goos goosa iyo heeso ay soo bandhigeen ciidamadda Somaliland kuwaas oo lagu cabirayay xaaladaha guud ee ka jira Geeska Afrika.

Xafladda loogu dabaaldegayay 13 guuradii ka soo wareegtay aas aaska ciidanka Qaranka Somaliland waxaa ka soo qaybgalay Madaxda sare ee dalka Somaliland kuwaas oo laga tilmaami karo Madaxweyne Reyaale, Wasiirka Gaashandhigga Aadan Waqaf, Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani, Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, Ku simaha Gudoomiyaha Xisbigga Mucaaradka ah ee Kulmiye Saalax Nuur Fagadhe iyo xubno ka socday qaybaha kala duwan ee bulshadda Somaliland.

Marka la isku soo duubo sheekadda dhoolatuska ay Sameeyeen Ciidamadda Qaranka Somaliland waa mid beesha Caalamka tusinayo muuqaal baaxad wayn oo horseed u noqon kara qiimeeyn gaara oo lagu sameeyo saamaynta gaashandhig ee Somaliland ku leedahay Geeska Afrika.


News Update in English www.dayniileone

http://www.dayniile.com/Febraayo/4Febraayo5.htm

Re: SL National Army Day

Posted: Mon Feb 05, 2007 11:50 am
by GeneraleQ
Seriously if I was S/Land I would wipe out the ugly Kombo in Bari & Mudug, no questions about it!
Very Happy

Re: SL National Army Day

Posted: Mon Feb 05, 2007 12:12 pm
by Dhaga Bacayl
Viva Somaliland.

The strength of the Somaliland Military isn't in Hargeisa. Imagine how thing are in the front line.

Re: SL National Army Day

Posted: Tue Feb 06, 2007 10:03 am
by LiQaaye_TDH
Not only in the Frontline bro, You should see Burco Military Camp, and Oodweyne Camp.... Cool

Re: SL National Army Day

Posted: Tue Feb 06, 2007 10:18 am
by Dhaga Bacayl
I've seen with my own eyes over the summer.

I would rather spend all that cash on other things but the political nature of the region changes everything.

Re: SL National Army Day

Posted: Tue Feb 06, 2007 12:43 pm
by maria from west side
[quote="Young Royal"]Puntland will teach you a lesson or two if you try anything stupid with them 60's weaponry cause it is a suicide since they'll break on you before you know it Laughing[/quote]




Ya right!

U better go and help your adeer, couz he seem to be needing u in Xamar. Puntland ayuu ku faanaya. Weger! Laughing

Re: SL National Army Day

Posted: Tue Feb 06, 2007 1:04 pm
by Dhaga Bacayl
Maria

Dareenkiyo dhiiguu hablahayaga ILAAHAY ku abuuraan ku jecelahay. Maasha ALLAH.

Qaar inaga dhashaa ka xun Houmerka Somaliland ee Inaanbti maxaad ka odhan lahayd kuwaa

Re: SL National Army Day

Posted: Tue Feb 06, 2007 1:23 pm
by AbdiWahab252
Dhaga Ibnu Jajuus:

How many of your people did your family hand to the NSS & Afweyne back in the day ? Are u related to Omar Arteh ?

Re: SL National Army Day

Posted: Tue Feb 06, 2007 1:23 pm
by maria from west side
Xaasid weligii ma aflaxo! Somaliland iska ilooba. SL wey socotey. Very Happy