I Guess you havent heard of your sultaans embarrassment yet
Mudane Waqaf is just a another Minister nothing else, there will be another HJ Defence Minister soon anyway, taasi wax weyn maaha....
erigabo residents will be saved

, what a nonsense, I should not discuss this with you because the war was between warsangeli somalilanders and the bugland militia.ell
But anyway you should warn you fellow xartis, because if you think this war is over

your dreaming, The Vice president is on his way to Sanaag...:
Daahir Riyaale Oo Gudi u magacaabay xilka fulinta howl-galada Dagaalka ee Gobolada Sanaag Iyo Sool kuwaas oo iyaga iyo 60 tikniko ah haatan kusoo fooleh Burco...............................
Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku xigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin iyo Sadex wasiir oo kale u magacaabay xilka fulinta howl-galada dagaalka Goboladda Sanaag Iyo Sool. .
Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay Guriga Daahir Riyaale , Axmed Yuusuf yaasiin mooyaane xubnaha gudidaa howlgalka Dagaalka loo magacaabay waxa ka mid ah, Wasiirka Duulista Hawada iyo gaadiidka Cirka ninka lagu magacaabo Cali Waran Cadde, Wasiirka xidhiidhka Golayaaha Cabdi Xasan Buuni iyo Wasiiru dawlaha Macdanta iyo Biyaha M Axmed Xasan Ducaale ‘’Macalin’’
Dhamaan xubnahaas ayaa haatan kusoo fooleh magaalada burco iyagoo waliba ku gaashaaman 60 meeyo tikniko