Aayaamahan waxa aad laga cabanaya, falalka argagixisada, dilka iyo boobka lagu hayo dadka aan waxba galabsan e shacabka ku nool magaalo madaxda dalka.
Anigu ah Wasiirka arrimaha gudaha dalka iyo wasiiro badan oo kale iya shirar badan oo is daba jooga ka yeelanay fekerka, in Caasimada dalka laga soo wareejio intay amaanka dib loogu soo celinayo caasimada.
Madaxweynaha dhowr jeer iyaan kala hadalnay arrintan, laakin waxan isku mari weyna halka loo bedeli laha caasimada.
Madaxweynaha waxu codsaday haddi lagama maarman noqotay in la bedelo caasimada Dalka, in loo keeno dowlada Magaalada Hobyo, dhowr wasiir iya ku raacay arrintan laakin anigu qodob dheer iyaan ka soo jediyay, in laga fogaado argaxisadan dalka ku soo badaneysa, intay dowlada lugaha isku taagi lahayd, ay xooga iyo amaanka soo celin leyd.
Madaxweynaha waxan uu jeedin laha, in caasimad laga dhigo meel ku gaadhka ah, magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, madaama ay aad uu xasiloontahay, kana fogtahay Hogaamiye kooxedkan ugaadhsanaya ragga dowlada .
Wasiirka arrimha Gudaha Somalinet LiQaaYe_TDH


