[quote="kkk47"]Ninkaas illaah ayaa 4 naagood u baneeyay
wax khalad ahna ma galin, balanta uu xaaskiisa ka qaaday
ee ah inuusan naag kale la guursaneyn, ma soconayso
waayo wax illaah baneeyay, naagta balanteedu ma xarimayso.[/quote]
Salam alaikum
how ironic

subhanalah..
- sax ilahay 4 naag ayuu kuu baneeyay
-laakin ilahay kuma uusan oran nagtada qayan
-ilah nah musan banayn in aad broke ku samayso your promise (
http://www.islamonline.com/cgi-bin/news ... ice_id=423) you must read this walal
-haday nagtiisa maharkayda uu aha "naag kale ma gursan katid", ninka naag kale ma gursankaro asaga oo allah u banyeyay 4
wa salam