Check Riyaales little cheap probaganda LOL
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3226
- Joined: Fri Apr 27, 2007 9:25 pm
- Location: Greater Majeerteeniya
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
can bari, nugaal and north mudug join somaliland? 

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
Liqaaye , anigu inaar gurtida iyoo Saleebaan Gaal ka ma hadlin.
Waxaan ka hadlaya Silanyo oo ah hoogamiyaha xusbiga No1 ee Somaliland , sidee buu ula soo shira dhulbahantaha isagoona HY-ta aan la fadhiisan?
Waa khatar weeye arrintaas niman tol ah baad meel kaga dhacdeen , Kulmiye dambe lagu arkimaayo Gabiley waryee !!!

- Ugaas Diini
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4452
- Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
- Location: Dar Al-Islam
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
I don't think Riyale is really worried about the outcome of the coming elections. He will simply rig the elections like the last time. 

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
[quote="Ina Baxar"]Liqaaye , anigu inaar gurtida iyoo Saleebaan Gaal ka ma hadlin.
Waxaan ka hadlaya Silanyo oo ah hoogamiyaha xusbiga No1 ee Somaliland , sidee buu ula soo shira dhulbahantaha isagoona HY-ta aan la fadhiisan?
Waa khatar weeye arrintaas niman tol ah baad meel kaga dhacdeen , Kulmiye dambe lagu arkimaayo Gabiley waryee !!![/quote]
Xisbiga Udub ee Dowlada Haysa waa caadi Inay Tagto Buuhoodle, Laakin Xisbiga mucaaradka iyo Silaanyo lama ogola miya?

Waxaan ka hadlaya Silanyo oo ah hoogamiyaha xusbiga No1 ee Somaliland , sidee buu ula soo shira dhulbahantaha isagoona HY-ta aan la fadhiisan?
Waa khatar weeye arrintaas niman tol ah baad meel kaga dhacdeen , Kulmiye dambe lagu arkimaayo Gabiley waryee !!![/quote]
Xisbiga Udub ee Dowlada Haysa waa caadi Inay Tagto Buuhoodle, Laakin Xisbiga mucaaradka iyo Silaanyo lama ogola miya?

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL

Waxa weeye inaar haddaad afhayeen u tihin xisbiga Kulmiye horta waxa "PR" lagu yidhah english-ka waad inaad iska hagaajisaan.
When and if a mistake happens you've got to own it !!!
"Silanyo wuu la balansanaa beelaha reer Burco iney wadahadal yeeshaan ee arrintii si deg-deg iyoo laga ma filaan ah uga dhacday Buuhoodle ba ku qasabtay inu halkaa ku hareeyo" <-- woow , very good Liqaaye , viva Kulmiye baan iska odhan laha

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
Horta i wanna make it Clear, Aniga waxan ahay Afhayeenka Mujaahid Silaanyo, iyo Xisbiga Kulmiye in Somalinet
Ta Kale You still didnt answer my Question: Xisbiga Udub Waa loo ogolyahay Ino tago, Buuhoodle Laakin Looma Ogola Kulmiye miya?
Dadku La shirayay Waaki La shiraye, maXa Cido la shiro iyo Xiligo la Shiro, maxa kaga Kow ah?
Ina Baxar: Just admit it, Cid alaala Cid aad saupport Garejsantahay ma jirto.............

Ta Kale You still didnt answer my Question: Xisbiga Udub Waa loo ogolyahay Ino tago, Buuhoodle Laakin Looma Ogola Kulmiye miya?
Dadku La shirayay Waaki La shiraye, maXa Cido la shiro iyo Xiligo la Shiro, maxa kaga Kow ah?
Ina Baxar: Just admit it, Cid alaala Cid aad saupport Garejsantahay ma jirto.............
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
I don't really give a fu.ck you're right liqaaye
Xisbiga UDUB liqaaye waa kuwa maanta dowladda haysta , markaa SL beynu ka soconay bay odhanayaan , Kulmiye laakiin haddu Silanyo Buuhoodle qabto " aar miyaanu xishonayn odaygu , dhulbahantihi buu u dawarsi tagay " baa lagu dayaacadeynaya .

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
sxb secure the border iyo waxa haa ku meeraysan nimankan dhuulbahante iyo warsangaly told u we dont want somaliland maad qasbaysa dagaal meel ku ghaadhay meysiid becous dagaal ciidna maanta wax na waxba ka ma qaadii karteyd
becous wa uu ceeb somaliland uu isku duuubaan uu reer la dagalaamanta hartii koombe they can and they can kill them all but thats not how u can bring people together
when ina cigaal was in power harti isxaaq tribes samaroon ciise every one was happy
and one day we will find a strong leader
laakin anigu walli ma arko

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
cabdallah252 had a good suggestion, can Bari, Nugaal, and Mudug join Somaliland? 

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
Dhullo iyo uu Dawarsi tegay
Ma dad Dahuushin iya loo Dawarsi tegaya
wallahi You must be on Crack
Miyaanad Ogeyn Ino Fagadhe, ino Silaanyo Lugaha uu masaxo
oo Hambada Mujaahid Silaanyo Uruursado?

Miyaanad Ogeyn Ino Fagadhe, ino Silaanyo Lugaha uu masaxo

- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super
- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
as a ciise muse voter
i gonna support ucid becoz a very close relative of mine is a memebr of that party
and support warabe's statements on the border issues
and we should respect riyaale's authority
i gonna support ucid becoz a very close relative of mine is a memebr of that party
and support warabe's statements on the border issues
and we should respect riyaale's authority
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
horta habarjecladu siiraanyo wey cabuuda maxaad ka cabuudiin horta
habarjeclo ma ninkaas uun ba ka soo hadhay
seleban yahuud na udub buu uu dhaxay
yeah faysal cali waraabe is a gangster we shoudl super that man faysal cali xuusein
waliiba kaa waanuu dhalnay ninka reer guleed

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
his a nice protege to my Adeer
a fine student of the school of Siyaadism
VIVA Riyaale

a fine student of the school of Siyaadism

VIVA Riyaale

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
The Emperi... You either dont know how to read or your just a Retarded kid from Holland....
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Check Riyaales little cheap probaganda LOL
Siiraanyo issent a somaliland patriot
he was snm soldier that he was umma diiidanii
laakin somaliland dacaad ka aha isagu

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 695 Views
-
Last post by sheldibow
-
- 5 Replies
- 479 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 52 Replies
- 5573 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 312 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 322 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 498 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 14 Replies
- 1880 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 3 Replies
- 505 Views
-
Last post by bashe19